Akhri War-murtiyeed Aan Shishlayn Oo Laga Soo Saaray Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somalia Uga Socday Dalka Djibouti Oo Lasoo Gunaanaday
Djibouti:Dec,21,2014(SDN/QJ)-Wada-hadalladii shalay Somaliland iyo Somalia uga furmay Dalka Djibouti ayaa lasoo gunaanaday, waxana laga soo saaray Qoddobo dhawr ah oo labada dhinac si wada jir ah qalinka ugu wada Duugeen. Labada dhinac, ayaa maanta Magaalada Djibouti iskula meel dhigay Qoddobo aan waxba ka buurnayn kuwii hore loogu saxeexan jirey Shirarkii ay hore u yeelan jireen,…
