Madaxweyne Siilaanyo iyo Fal Celintiisa Dareenada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Muuqaal Dhamaystiran DAAWO
Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ee kaga qayb galay dalka Jabuuti wada hada hadallada dhex dalalka Somaliland iyo Soomaaliya,ayaa maanta dalka ku soo noqday. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayay ayaa Lagu soo dhaweeyay Madaarkaa Haargeysa “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay aniga iyo weftigaygu inaanu dalka…
