Guddida Horumarinta Beesha Sacad Muuse Oo Isku Raacay In Muuse Biixi Looga Hadho Musharraxnimada Madaxtinimo Ee Siilaanyo Dabadii Iyo Ina Biixi Iyo Samaale Oo Geed Lagu Xidhay
Hargeysa:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Guddida Horumarinta Beelweynta Sacad Muuse oo uu hoggaaminayey Suldaankooda Guud Suldaan Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa isku raacay in Beeshu musharax loo midaysan yahay ka dhigato Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ay dhawaan arrimo Noocan oo kale ah isku seegeen Madaxweyne Siilaanyo. Guddidan oo in muddo ah ku Hawllanayd kala reebidda Musharrixiin saddex ah oo…
