“Dawladu ku tagi Mayso suldaan meel u baxa,hadii dagaal dhaco kordhin aan guurti la marinayn ayaa imanaysa”Boqor buurmadaw
Hargaysa 16.Dec 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw ayaa ka hadlay Xaalada gobolka Awdal iyo Suldaan Dhawaan sheegay inaanu Taageersanayay Qadiyada Somaliland,waxanu sheegay inanay maanta ka filay isaga iyo Siilaanyo oo uu Boqor u yahayba inuu Suldaan Wabar oo Daahir Riyaale oo 8Sano Dalka hayay Suldaan u ahaa. “xaalada hada jira Somaliland uma baahna…
