Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa Shaaciyey In Afarta Koone Ee Magaalada Hargeisa Laga Dhisi Doono Afar Xarumood Oo Dabdamis Ah

    Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa C/raxman maxamuud caydiid ayaa maanta Sheegay in  afarta koone ee amagalada hargeisa laga samayn doono afar xarumood oo dabdamis  taasi  oo uu sheegay  inay u gurman doonan guryaha fogfog  ee baalaha magaalada hargeisa  sidoo kale awaxa uu maayarka maanta uga   mahad celieyey dhalinyarada ka shaqaysa waaxda dabdamiska dawlada hoose oo…

    Read More

      Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta Dood Adag Ka Yeeshay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland

      Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood  adag  ka yeshay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo ictiraaf  raadinta somaliland iyagoo wasarada arimaha dibada somaliland ku bogadiyey  horumar ay  ka smayasay  dhinaca xidhiidhka caliga iyagoo sidoo kale   wasiirka ugu  baaqay  inay  wada hadalada somaliland iyo somaliya  dhaqdhaqaajiso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo: Maanta Waxaan Ugu Bushaaraynayaa Qolada leh Doorashadii Dib Ayay u Dhacaysaa Qaynuunkii Meeshii Buu Yaalaa Doorkan Diidi Maayee Maanta Waan Ku Dhaqaaqayaa Insha Allahu Tacaalaa Dawlad ku Meel Gaadh ah “Eng Faysal Cali Warabe

        Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryelka Somaliland eng faysal cali warabe ayaa saaka xaflad soo dhawayna u qabatay  musharaxiinta xisbiga ucid uga tartamidoona gobalada gabilay  awdal iyo salal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Masuuliyiinta Ammaanka Xukuumadda Siilaanyo Oo Gees Iskaga Duway Eedaha Xafladdii Xisbiga Waddani Ee La Nashuushadeeyey

          Hargeysa:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Masuulliyiinta Ammaanka xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa gees iskaga duwan eedo ugu yimi dhibaato dhawaan ka dhacay munaasibad xisbiga waddani ku lahaa Magaalada Hargeysa. Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu weheliyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gudaha ee Dhinaca Amniga Cali Maxamed Cilmi (Cali-Gadheer), ayaa si wada jir ah u beeniyey inay wax lug…

          Read More

            Halkan Ka Akhri 50-Waxyaabood Oo Ka Mid ahaa Waxqabadkii Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh

            Muqdisho:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo markii uu Madaxweyne Xasan sheikh Xilka u magacaabay Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh waxa laga joogaa muddo sanad ah, waxana ay dharaartaasi ku beegnayd 12-kii bishii Diseembar, 2013-ka,  oo ahayd Maalintii ugu horraysay ee Dhegaha shacabka soomaaliyeed maqleen magaca Cabdiweli sheikh. Shalay ayey baarlamaanku codka kalsoonida kala noqdeen Ra’isal wasaarahaas oo lagu tilmaami karo…

            Read More

              Hanjabaado Shaqo Joojin ah Oo Kasoo Baxay Ururrada Macallimiinta Dalka Kenya

              Nairobi:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba Dalka Kenya, wax aka jira warwar ah inaanay Iskuulada dalkaasi furmin bisha January ee soo socota, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Ururrada Macalliintu qaban qaabinayaan shaqo joojin dhawaan Bilaabmi doonto. Macallimiinta ayaa arrintan u samaynaya cabasho dhinaca Mushaharka ah oo ay ka cabanayaan, waxana ay sheegayaan Haddii aan taas waxba…

              Read More

                Xayiraad Xagga Socdaalka ah Oo La Saaray Dhamaan Wasiirradii Xukuumaddii Baarlamaanku Caydhiyeen

                Muqdisho:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka iyo Xeer ilaalinta ayaa si wada jir ah u soo saaray Awaamiir ay  dhammaan xubnihii wasiirrada ka ahaa Xukuumaddii Ra’isal Cabdiweli sheikh oo shalay Baarlamaanku caydhiyeen. Awaamiirtan ayaa lagu sheegay  inaan dhammaan wasiirradani waddanka ka Bixi Karin ka hor inta aanay xilka wareejin. Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Axmed Cali Daahir iyo…

                Read More

                  Fadeexaddii Crown Hotel, Ficilka Madaxtooyadda, Falkinta Sharka Iyo Fooldhabashada Waqtiga

                  Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Mar keliya ayaa sanqadha iyo dayaanka maqalka dadku ku war helay. Cirku muu daruurayn roobna ma di,in. wuu qaawanaa hadana qacda jiingada hoolka iyo muraayaddaha baabuurta ka baxaysay waxa la moodayay barafyaale curtay. Shirku wuu dhamaaday oo markaas ayay dadku bixid maaganaayeen, balse taasi uma suuragelin. Dib baa loo diday. Madax…

                  Read More

                    “Go’aankaasi sidii loogu talo-galay buu u dhaqan-galay, mana jiro wakhtigan wax Kalluun ah oo Somaliland looga soo dhoofiyo ” Wasiirka Kalluumaysiga

                    Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay go’aan bishii aynu ka soo gudubnay ee November sannadkan 2014-ka si rasmi ah u shaacisay inay  ku joojisay Kalluunka Ganacsi ahaanta looga soo dhoofiyo dalka Soomaaliya, loona iib-keeno Somaliland oo Kalluun ahaan wakhtigan isku filan, waxaanay ka hadashay waxa ka hirgelay go’aankaas illaa hadda. Haddaba, iyadoo…

                    Read More

                      Gudoomiye Cirro iyo Ku Xigeenkiisa Baashe Maxamed oo Itoobiya looga Yeedhay

                      Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa Shalay Galab wadanka Itoobiya u u Kicitimay. Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenkiisa ayaan Warbaahinta u sheegin Sababta dhabta ah ee Tagitaankooda Dalka Itoobiya Hasa Yeeshee Xogo ay Shabakada Qurbejoog ka heshay ayaa Tilmaamaya in Ujeedada Socdaalkoodu…

                      Read More

                        “ Waxay Xukuumaddani ku guulaysatay in Waaxda dabdamiska ee Madaarka Cigaal Ay noqoto darjada Sagaalaad, Anagoo ka soo qaadnay Darajada Labaad.”

                        Hargeysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ )-Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shahaadooyin gu’doonsiiyey Afar iyo Toban ka mida hawl wadeena la tacaalida dabka ee Madaarka Cigaal oo Dhamaystay tababr mudo sadex bilood ah u socday. Munaasibad kooban oo loo qabtay xidhitaanka Tababarkaasi ayaa waxa goobjoog ahaa Wasiirka Duulista, Agaasimaha…

                        Read More

                          50% ka mid ah 20-ka wasiir ee uu dhisay Madaxweyne Siilaanyo markii la doortay ayaa Maanta dibada ka Jooga dhismaha Xukuumadiisa

                          Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Bishii Julaay 28-keedii 2010, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo dhisay golihiisii xukuumadda ee u horeeyay oo ka koobnaa 20 wasiir iyo lix wasiir xigeen, taas oo tiro ahaan noqonaysa gole xukuumadeed oo ka kooban 26 xubnood. Waxaana golihiisii wasiirada ee u horeeyay ay ahaayeen xukuumad kooban, laakiin iyadoo uu waqti ka yar sannad…

                          Read More

                            Mudane C.raxmaan Xoog oo Rabshadihii Xisbigooda lagula Kacay Dusha u Saaray Madaxtooyada kana hadlay in Xisbiga Waddani Qabyaalad ku dhisan yahay

                            Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog) oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa xukuumada talada dalka haysa ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey in ay ka dambaysay rabshadihii ka dhacay xafladii uu xisbiga Waddani qabsaday khamiistii, waxaanu…

                            Read More

                              QM oo ka hadashay xil ka qaadistii Raiisul Wasaare C/weli

                              Nairobi Dec 07, 2014(SDN/QJ)-Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee  Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu garwaaqsaday codkii  uu baarlamaanku kalsoonida kala noqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda  Federaalka Soomaaliya, wuxuu amaanay shaqada uu ka qabtay nabadaynta Soomaaliya, wuxuuna ku baaqayaa in si degdeg ah Xukuumad cusub loo soo dhiso. Ergeyga Gaarka ah Nicholas Kay wuxuu yiri, “Soomaaliya waxay hadda u…

                              Read More

                                Soo dhaweyntii London ee Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID aqoonyahan Jamal Ali Xuseen iyo sawiro

                                London Dec 07,2014(SDN/QJ)-Maata oo ay taariikhdu aheyd 6/12/14 abaaraa Sagaalkii Subaxnimo ayuu Airporka Caalamiga ah ee London Heathrow airport uu ka soo degay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Daryeelka iyo Cadaalada ee UCID, Mudane Aqoon yahan Jamaal Ali Xuseen, Waxaa Musharaxa saf balaadhan ku soo dhaweeyey oo is wada taxay Terminaalkii uu ka soo degay dhamaan Madaxdii Xisbiga…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Yidhi Kalsooni kala Noqoshada Xukuumadii C.weli?

                                  Muqdisho 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xildhibaannada ugu hambalyeeyay go’aankii ay kalsoonida ugala noqdeen ra’iisal wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Xasan Sheekh ayaa war saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ku sheegay in xildhibaannada baarlammaanku ay guteen waajib dastuuri ah, wuxuuna bogaadiyey xukuumadda la riday oo uu xusay…

                                  Read More

                                    “Waxaan xukuumada u soo jeedinaya inay baadhis ku samayso cidii soo abaabushay rabshada iyo marin habaabinta lagu sameeyay dhalinyaradaas” Aadan Dhoolayare

                                    Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Cadaaladda Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare) ayaa  ku baaqay in xukuumaddu ay baadhis ku samayso cidii soo abaabushay dhalinyaradii rabashadaha ka sameeyay xaflad xisbiga WADDANI ku qabsaday Huteelka Crown ee caasimadda Hargeysa. Aadan Dhoolayare waxa kale oo uu ka dayriyay adeegsiga qabyaaladda oo xadhkaha goostay, waxaanu ugu baaqay xukuumadda…

                                    Read More

                                      Daawo:Maareyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Kalmaha Shidalka Ugu Baaqay Inay Qiimihi Hore Ku Soo Celiyan Shidaalkii Qiimihisu Kacay

                                      Hargeisa 6/12/2014(SDN/QJ)Maareeyaha haamaha shidaalka  Berbera aya maanta kaalmaha shidaalka ugu baaqay  kaalmaha shidaalka inay  shidaalka qiimihiisi  hore ku soo celiyan kadib  markaa shirkadihii shidaalka keeni jiray ay  jabiyen sidoo kale awaxa uu mareyuhu shaaca ka qaaday  in dabayaaqada  sanadkan dekada berbera la soo gaadhsiin doono mishiino lagu baadhi doono  tayada shidalka dalka yimada https://www.youtube.com/watch?v=2gCma0H4hBg&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa…

                                      Read More

                                        Baarlamaanka Somalia Oo Kalsoonidii Kala Noqday Xukuumaddii Ra’isal Wasaare Cabdiweli

                                        Muqdisho:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, ayaa goor dhaweyd si buuxda cod aqlabiyad ah kalsoonidii kagala noqday Xukuumaddii Ra’isal wasaare Cabdi weli sheikh oo Beryahanba uu Mooshin ka dhan ahi Halkaas ka yaallay. Fadhigii Maanta ee Golaha Baarlamaanka, ayaa dood kadib waxa codka kalsoonida loo qaaday Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli, waxana si buuxda u guulaystay Kooxdii dabada ka…

                                        Read More