Ururka Saxafiyiinta Qaranka oo cambeereeyay qaraxii Beydhabo oo lagu dilay wariyeyaal

    Muqdisho Dec 06,2014(SDN/QJ)-Ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Beydhabo ee ay ku dhinteen laba wariye qaar kalena ay ku dhaawacmeen xilli ay ku sugnaayen goob internet-ka laga isticmaalo oo ku taalla magaalada oo la isku qarxiyay. Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha iyo wariyeyaasha, waxaa geeriyooday Abdulkadir Ahmed Mayow, oo ka…

    Read More

      Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

      Mogadishu Dec 06 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Horumarka Waxbarashada, Horumarka Federaalka, Horumarka Xiriirka Carabta iyo Soomaaliya, Horumarka Warbaahinta Dalka, Wadatashiga Joojinta Gudniinka Fircooniga ah, Arrimaha Gar-gaarka Bani’aadanimo, Horyaalka Cayaaraha fudud oo la…

      Read More

        Jamaal Cali Xuseen:Dooroshooyinka Madaxtooyada waxaan la tartamayaa Madaxweyne iyo Gudoomiye Baarlamaan mana aha tartan loo siman yahay

        Minneapolis Dec 06 2014(SDN/QJ) Musharaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay Qurbejoog.com waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland. Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID ayaa ka jawaabaya suaalo la xiriira shuruucda Somaliland ee aan dhameystireyn, tartanka uu la geli doono Musharixiinta kale…

        Read More

          Akhri Istaraatiijiyadda Madaxtooydu U Dejisay Haddii Baarlamaanku Maanta Eryi Waayo Ra’isal Wasaare Cabdiweli

          Muqsisho:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Bisha December tahay 6-, waxa loo ballansan yahay in Golaha shacabka la horgeeyo mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli oo muddo dagaal kaga socday Dhinaca Madaxtooyada Somalia. Ilaa shalay iyo xalay waxa Madaxtooyada iyo Hutellada waaweyn ee Magaalada Muqdisho laga dareemayey xod-xodasho iyo  isu guur ka dhexsocday Xulafada Madaxweynaha oo ay…

          Read More

            Akhri Magacyada Saddex Wariye Oo Ku Geeriyooday Qaraxyadii Baydhabo iyo Goobihii ay Ka Hawlgeli jireen

            Baydhabo:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Qaraxyadii shalay Maqribkii ka dhacay Gudaha Baydhabo, ayaa dadkii ku geeriyooday waxa kamid  ahaa Wariyayaal Saddex ahaa oo Magaaladaas ka Hawgeli jirey. Saddexdan Wariye oo dhammaantood caan ahaa ayaa waxay ka shaqayn jireen Warbaahinta kala duwan ee Ka Hawlgasha Magaalada Baydhabo, waxana ay ku naf waayeen Qaraxaas shalay dhacay. Magacyada wariyayaashan Geeriyooadya,  ayaa kala ahaayeen,…

            Read More

              Faahfaahinta Qaraxyadii Shalay Baydhabo Ka Dhacay iyo Tirada Dhimashada Oo Kor usii kacaysa

              Baydhabo:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Maamulka K/Galbeed Somalia ayaa faahfaahin ka Bixiyey Khasaaraha Qaraxii shalay ka Dhacay gudaha magaalada Baydhabo oo dhimasho iyo dhaawac badani ka Dhasheen. Afhayeenka Maamulkaas Siyaad sheikh Cumar, ayaa sheegay in dhimashadu kor u kacday, isla-markaana dadka qaarkii ay qabaan dhaawacyo daran oo aan waxba laga qaban Karin, “Dhimashadu waxay maraysaa ilaa 14-qof waxana dhaawacu marayaa…

              Read More

                Madaxweyne Uhuru Oo Beri Ka Noqday Dacwad Culays Badan Ku Haysay Oo Kaga Socotay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC

                Hague:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa wax aka Fuqay mid kamid ah Culaysyadii ka Haystay Xagga Maamulka, kadib markii uu war fiican ka Helay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da oo ay kaga socotay Dacwad Xasaasi ahi. Maalintii shalay ayey Maxkamddu si cad ugu dhawaaqday in dacwaddii maxkamadda kaga socotay Madaxweynaha Loo waayey caddaymo ku filan, sidaas darteedan…

                Read More

                  Xasan Sheekh Oo Wareegto Ku Mamnuucay Eryidda Shaqaalaha Dawladda iyo Qoristoodaba Xilligtan Xaasaasiga ah

                  Muqdisho:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamud, ayaa soo saaray Wareegto uu soo saaray waxa uu ku Mamnuucay inay Madaxda Dawladdiisu sameeyaan qorista shaqaale Cusub, eryidda kuwo shaqayn jirey iyo waliba Dallacsiinta saraakiisha haatan shaqeeya. Nuqul ka mid ah Wareegtadan  oo  soo gaadhay warbaahinta, ayaa waxaa ku qornaa inay  soo baxday 2/12/2014 waxayna wareegtadan soo…

                  Read More

                    Mid ka Mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal oo Sheegay in Shacabka Gobolka ay Ka Baxeen Gooni isu taaga Somaliland DAAWO

                    Boorama 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo ka mid ah Salaadiinta cusub ee gobolka Awdal, oo sida la sheegay muddooyinkii u dambeeyay ka shaqaynayay falal lidi ku ah qaranimadda Somaliland, ayaa markii u horaysay muuqaal Fiidyow ah oo uu iska soo duubay ku sheegay in shacbiga gobolka Awdal ka baxeen Somaliland oo ay…

                    Read More

                      Gudoomiye ku Xigeenka Gudidii Hore ee Doorashooyinka Somaliland oo Si la yaab leh u soo Bandhigay Maamul Xumo ay Xukuumadu samaysay DAAWO

                      Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xubin ka tirsan guddigii hore ee doorashooyinka qaranka ayaa soo Bandhigay Dhacdooyin Maamul Xumo oo ay Samaysay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo . Guddoomiye xigeenkii guddiga doorashada ee hore Md. Cali-Khadar Xasan Cismaan oo ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Dariiqii Aqoonsi raadinta Somaliland…

                      Read More

                        Koob loogu Magac daray Abwaan Timcade oo Magaalada Gebilay lagu soo Gabo gabeeyay DAAWO

                        Gebilay 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Gabiley waxaa lagu soo gebagebeeyey Tartankii koobka Kubadda Cagta ee Timacadde oo ay ku tartamayeen Lix Kooxood oo ka mid ah Kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Magaaladaasi. munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada, maamulka Gobolka iyo…

                        Read More

                          Laba Haween oo Maraykan ah oo Ciidamada Kenya Xabsiga u Taxaabeen iyo Hawlo Xasaasi ah oo ay Faraha kula Jireen

                          Nairobi 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Laba Haweeen ah oo kasoo jeeda Waddanka Maraykanka, ayaa waxa xasbiga dhigay Ciidamada Ammaanka ee Magaalada Gilgil ee Dalka Kenya, kadib markii ay farogeliyeen Goobo xaasaasi ah. Labadan haween oo haatan xabsiga ku jira, ayaa la sheegayaa inay sawirro qarsoodi ah ka qaateen Xeryo ciidan oo magaaladaas ku yaalla ka hor…

                          Read More

                            Qaybo ka Mid ah Haweenka Degmada Maxamud Haybe ee Hargaysa oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Taageero u Muujiyay DAAWO

                            Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaybo ka tirsan Haween weynaha Caasimadda Somaliland ayaa taageero u muujiyey Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Haweenka Degmada  Maxamuud Haybe ee caasimada somaliland ayaa kukan balaadhan oo ay ku yeesheen Hotel Scandinavian waxay ku caddeeyeen inay sidoodii u taageersan yihiin Xisbiga Kulmiye oo ay doorashooyinkii hore u codeeyeen,…

                            Read More

                              Saxaafada Iyo Kulmiye Wakhtigiisii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Muxaafidnimo. Faallo

                              Hargaysa 06.Dec 2014   (SDN./QJ)- Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa Ilaalinta Xuquuqadka aasaasiga ee Muwaadinka iyo dhawrista Xoriyatul qawlka,Iyo iyagoo ka soo horjeeday Faragelin kasta oo lagula Kaco Saxaafada Madaxa Bannaan.   Way ku saxsanaayeen inay…

                              Read More

                                Hargeysa:Hutellada Waaweyn Oo Xalay Ciidamo Galalafeen iyo Dad Ajaanib ah Xabsiyada Loo Taxaabay

                                Hargeysa:Dec,05,2014(SDN/QJ)-Inta Badan Hutellada Waaweyn ee Magaalada Hargeysa Habeenkii xalay waxa Gudaha u galay, isla-markaana Baadhitaano badan ka sameeyey Ciidanka Waaxda Socdaalka Somaliland, kuwaas oo dadkii Hurday Weydiinayey Su’aalo tiro badan. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daraya in ciidamadaas oo labisani ayaa Mid mid u galeen Qolalka Hutelada Caasimadda, waxana ay su’aalo kala duwan oo…

                                Read More

                                  Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Iska Diiday Inuu Baarlamaanka Hortago, Kalsoonina u Muujiye Mudanayaasha

                                  Muqisho:Dec,05,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dalka Somalia oo Mooshinka isaga ka dhan ahi yaalla Mudanayaasha Hortooda, ayaa jawaab ka Bixiyey Qoraal Guddoomiye Jawaari ugu baaqay inuu iska difaaco eedaha loo haysto. Guddoomiye Jawaari ayaa dooddii shalay ee mudanayaasha dhexdooda ka socotay kaga dhawaaqay inay soo gaadhay jawaabta Ra’isal wasaaraha oo noqotay inaanu diyaar u ahayn inuu Mudanayaasha Hortooda…

                                  Read More

                                    Shabaabka Oo Dhulka Soo Dhigtay Diyaarad Dagaal Oo Kenya Lahayd Iyo Wadihii Oo Ku Geeriyooday

                                    Kismayo:Dec,05,2014(SDN/QJ)-Deegaanka Buulo-gaduud ee Duleedka Magaalada Kismayo, ayaa waxa lagu soo riday Diyaarad Dagaal oo ay lahayd Xukuumadda Kenya, sida ay xaqiijiyeen Dad Halkaas Goob-joog ka ahaa. Dadka halkaas deggen ayaa sheegaya in diyaaraddaasi ay duqaymo kala duwan ka Geysatay Deegaankaas, isla-markaana ay Shabaabku ku ganeen Gantaallo markii dambe sababay inay soo dhacdo. War qoraal ah…

                                    Read More