Wasiir Cukuse Oo Jarmalka u Aaday Daaweynta Dhaawac Hore u Gaadhhay Oo Loo Caal-waayey

    Frunkfort:Dec,05,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa Maalintii shalay gaadhay Dalka Jarmalka, si looga qabto dhibaato caafimaad oo kusoo korodhay maalmahan. Wasiir Cukuse ayaa si weyn uga cabanaya Gacantiisa Midi goo horraantii sanadka  dhibaato ka gaadhay, kadib shil gaadho oo uu ku galay Deegaanka Sheekh ee Gobolka Saaxil, waxana uu muddo…

    Read More

      Filashada cod u qaadista Cabdiweli iyo Xubnaha ugu cadcad Curashadda loolanka Jagada Ra’iisulwasaaraha & Hiilka Bahwadaagta Al-Islaax Ee Muqdisho Iyo Hargeysa.

      Muqdisho 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo baarlamaanka Soomaaliya ay Guda Galeen Maalintii Shalay  ka doodista mooshinka maamuus ka xayuubinta ra’iisulwasaare Cabdiweli Sheekh Maxamed oo Sabtida beri Codka Kalsoonida loo qaadi doono, islamarkaana ay haatan u muuqato in la daweeyay kala jabkii baarlamaanka, lana adorosayo in ra’iisulwasaare Cabdiweli xukuumadiisa laga qaadi doono kalsoonida, ayaa durba wax soo…

      Read More

        Hirdan adag oo ka Jira Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Komiishanka Cusub ee Doorashada Somaliland iyo Xubnaha ugu Fadala Cad

        Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhaarintii xubnaha Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa la filayaa inay dhacdo toddobaadka soo socda, kadib markii ay Golaha wakiiladdu toddobaadkii hore Ansixiyeen. Xubnaha Komishanka cusub ayaa la filayaa isla marka la dhaariyo inay la wareegaan shaqada Komishanka iyadoo ay xubnihii hore ee Komishanka Doorashooyinkuna u diyaariyeen xil wareejintii Hay’addaasi. Ilo wareedyo u…

        Read More

          “Xukuumad keliya ama waddan keliyi ma xallin karo arrinkaas, waa in loo waajaho qaab midaysan iyo iskaashi gobolku yeesho…” Mawqifka Somaliland ee Budhcad badeeda

          Hargeysa, 05 Dec, 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa qeylo-dhaan ugu jeedisay beesha caalamka inay wax kala qabtaan halis beddeshay khatartii Budhcad-badeedda, taasoo ay ku tilmaanay Kalluumaysiga Sharci-darrada ah, Tahriibka iyo Hubka sharci-darrada ah ee saameeyey waddamadda Geeska Afrika, loona baahan yahay in fiiro gaara loo yeesho. Waxay Xukuumaddu sheegay haddii uu jiro dalab ay u…

          Read More

            Taliska Sare ee Ciidanka Asluubta Somaliland oo Beeniyay in Maxbuus reer Jabuuti ah oo Jeelka Hargaysa ku Xidhan Jidh dil lagu sameeyay Soona Bandhigay DAAWO

            Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar uu baahiyey wargays ka mid ah kuwa ka soo baxa caasimadda Somaliland, warkaas oo Wargaysku kaga hadlay xaaladda Maxbuus reer Jabuuti ah oo ku xidhan Xabsiga dhexe ee Magaalada hargaysa, maxbuuskaas oo wargaysku ka sheegay…

            Read More

              Sheekh Somaliland ka Caan ah oo Buug ka Qoray ‘Xoreynta Haweenka iyo Xuquuqda Islaamka’ DAAWO

              Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Buug ka hadlaya Xuquuqda Islaamku siiyey haweenka iyo ololeyaasha reer Galbeedku hormoodka ka yihiin ee haweenka loogu doodo, ayaa daah-furkiisa  lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Buuggan oo uu qoray Sheekh Ismaaciil Dheeg oo ka mid culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, isla markaana ciwaankiisu yahay ‘Xoreynta Haweenka iyo Xuquuqda Islaamka’, ayaa lagu…

              Read More

                “Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye Waxaan Leeyahay Ha igu Kalifina inaan Siyaasada dib ugu Soo noqdo Waayo looma adkaysan karo amni daradan idinku aad abuuraysaan” Mulkiilaha Hutel Crown

                Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Mulkiilaha Hotel-ka Crown ee magaaladda Hargeysa Cismaan Cabdlaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey weerarkii iyo rabshaddii Shalay ka dhacday hotelkiisa, kaas oo ay ku soo qaadeen koox dhalinyaro ah si qorshaysan isku soo abaabushay isla markaana baabuur badan jajabisay, waxyeelaysay dhismaha hotelka. Cismaan Hindi Waxa uu Ku Dooday…

                Read More

                  “Xornimada ku dhex-jirta Shebega” Warbixin Xiiso Badan oo Dhaleecaysay 65 Dawladood oo Faafreeb ku Sameeya Internetka

                  London 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa muujinaysa in xoriyadda dhinaca Internetku inay hoos u dhacday dunida oo dhan sannadkii afraad ee daraasaddan la sameeyo, waxaana taas keenaya inay soo badanayaan dalalka xannibaadaha ku soo rogaya baraha internetka ama faafreebka ku samaynaya. Koox u dhaqdhaqaaqda Xoriyadda oo lagu magcaabo Freedom House ayaa…

                  Read More

                    Kastamka Magaalada Berbera oo soo Bandhigay Hirgelinta Hab-xisaab Cashuureedka Casriga Ah Ee Kastamka

                    Berbera 05.Dec 2014 (SDN/QJ ):-Maamulaha Kastamka Berbera Maxamed Cabdi Gurxan ayaa markii ugu horeysay sharaxaad ka bixiyay hab-xisaab cashuureedka casriga ah ee Kastamka Berbera dhawaan lagu soo kordhiyay, isla markaana waxa uu ku tilmaamay inay wasaaradda Maaliyaddu  Horumar wanaagsan ka gaadhey dhinacyadda Maamulka Shaqada, Shaqaalaha iyo Dakhliga-ba, ayaa haddana  Kastamka Berbera oo ah Laf-dhabarta dakhliga…

                    Read More

                      Daawo:Boobe Yuusuf Maxay wasarad Boosuhu Ka Shaqaynaysa Eey Guriga Cad U Dhisatay Shaqadediba Shirkado Gaara Gacanta u Hayee

                      Hargeisa 4/12/2014(SDN/QJ)Wasiirkii Hore Wasarada Warfaafinta somaliland boobe yuusuf ducaale ayaa maanta  wasaarada boosaha iyo is gaadsiinta uga makhrati kacay  inay dhisme wacan leedahay  balse  ay  shaqadedii hayaan shirkado gaar lo leyahay  iyo dadwaynha ay  gacanta ugu jirto isagoo u soo jediyey  inay  wax  ka qabtan shaqadasi  dibada uga  maqan https://www.youtube.com/watch?v=awNQwB-JIB0&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Daawo:Xamarji Wax Madaxwayne La Yidhaa Ma Jirtee Waxa Jirta La Yidhaa Madaxtooyo

                        Hargeisa 4/12/2014(SDN/QJ)Badhasaabkii hore burco axmed cumara xamarji aya maanta  mar uu ka hadlaayey  Xaflad  Ka Uu Xisbiga wadani ku soo biirayen fadumo siciid iyo gudoomiye ku xigenki hore komishanka dorashooyinka  sheegay in  madaxtoyada somaliland aan loo kala awood sarayn  oo amarada ka soo baxaa cid walba lug ku leedahay https://www.youtube.com/watch?v=Wcg3gpYcoWU&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Xukuumada ku eedeeyay inay Hor istaagtay Dhaarintii Xubnaha Komiishanka Doorashooyinka DAAWO

                          Hargaysa 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa xukuumada Siilaanyo ku eedeeyey in gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ay ka hor istaagtay in la dhaariyo,sida oo kalena ay u diiday in u baxaan tobabarkii khuseeyey dhinaca hawlahooda shaqo in ay dalka dibadiisa ugu baxaan.waxaana uu xukuumada iyo maxkamada sareba ugu…

                          Read More

                            Xukuumadda oo Weerar kale Maanta ku qaaday Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Khasaare ka dhashay

                            Hargaysa 04.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay Masuuliyiin ku Biirayey Xisbigaasi oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cali Kubad. Munaasibadaasi oo Gabogabo ku dhaweyd ayaa…

                            Read More

                              Mudane Baarlamaanka Somalia Ka Tirsan Oo Saaka La Dhaawacay Iyo Ilaaladiisii Oo La Laayey

                              Muqdisho:Dec.04,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helayo Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysani ay dhaawac gaadhsiiyeen Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia, xilli uu kusii jeeday Fadhiga Baarlamaanka oo maanta loo ballansanaa. Dhacdadan lagu dhaawacay Mudanahan ayaa waxa ay ka dhacday Goobta loo yaqaano Via Rome ee Xamarweyne, gaar ahaan aagga Xawaaladda Dahabshiil, waxana Halkaas ku dhintay Laba…

                              Read More

                                Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia Oo Maanta Sii Amba-qaadi Doona Mooshinka Ka Dhanka ah Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli

                                Muqdisho:Dec,04,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Khamiis ah waxa uu Baarlamaanka somalia Gudogeli doonaa Doodda Mooshinkii dhan ka ahaa Xukuumadda Ra’isal wasaare oo Tododbaadkan Badhtamihiisii loo qaybiyey. Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka buux dhaafiyey Xaruntooda, waxana dhinacyada Mooshinkan ku kala aragtida duwani doonayaan inay halkaas ku muujiyaan ra’yigooda ku aaddan Mooshinkan xaasaasiga ah oo aan la ogoyn halka uu…

                                Read More