“Muddaa ka hadhsan xilliga la ogol yahay in Kaambayn bilaabmana waa la garanayaa, Labada Xisbi Mucaarid waxanu leenahay Hanagu soo noqnoqonina inta Kaambaynku bilaabmayo” Badhasaabka Togdheer

    Burco:Nov,13,2014(SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa Ka Hadlay Tallaabooyin is xigxigay oo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Cududoodda ugu soo Bandhigeen Caasimadda Gobolkaas ee Burco iyo Aragtidiisa. Guddomiye maxamed muuseGuddoomiye Maxame Muuuse oo u warramay Tv-ga qaranka, ayaa sheegay in  Hannaanka mucaaridku uga ololaynayaan Deegaanada dalka ka hor xilligii rasmiga ahaa ee Ololaha loo asteeyey ay…

    Read More

      Dad u dhintay cudurka Ebola oo 5000 kor u dhaafay iyo dalalka Woqooyiga Africa oo weli la tacaalaya

      Freetown Nov 13,2014(SDN/QJ)-Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan caafimadka ee WHO ayaa sheegtay in tirada dadka u dhintay cudurka Ebola ayaa kor u dhaafay 5000 oo ruux. Hay’adu waxa kale oo ay sheegtay in inkasta oo cudurku weli ku fidayo dalalka Woqooyiga Africa hadan ay hoos u yara dhacday faafida cudurka. Maalinimadii shalay ayaa la sheegay…

      Read More

        Cawil Cali Ducaale Wasiirkii hore ee Maaliyada oo Muranka dalka ka Taagan Si Waayeelnimo leh uga hadlay

        Hargaysa 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Danjire Xuseen Cali Ducaale(Cawil),ayaa ka hadlay muranada siyaasadeed ee ka taagan xilligan,waxaanu tilmaamay Danjire Xuseen Cali Ducaale in muranka siyaasadeed ee xiligan dalka ka taagani in uu wax wayn u dhimi karo qadiyadda iyo geedisocodka qaranimada Somaliland. Danjire cawil oo ugu horayn…

        Read More

          Dhaliisha Mucaaridka “Xukuumadu Mudo Kordhin bay doonaysaa + Dooda Xukuumada “Maalin inay Doorashadu dib u dhacdo ma rabno iyo Dabaysha Siyaasadeed ee Wadcigu Sito

          Hargaysa 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shacabka iyo beesha Caalamka tiro-ba dhawr jeer u ballan-qaadday inay doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Madaxtooyadu ku qabsoomayaan wakhtiga loo muddeeyey oo ku beegan badhtamaha sannadka dambe, balse Axsaabta Mucaaradka ah, ayaa ka aammin-baxsan Xukuumadda kana cabsi qaba dib-u-dhac ku yimaadda doorashooyinka iyo in Xukuumaddu muddo-xileedkeeda wakhti dheeraad ah…

          Read More

            Naqdin Toolmoon “Intee ayay Xukuumaddani sii tamarin kartaa?” Qy: 1-aad ee Taxane uu bilaabay Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

            Hargaysa 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Akhristayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qormooyin Taxane ah oo uu bilaabay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah Siyaasiyiinta caanka ah ee reer Somaliland, isla markaana wakhtigan ka tirsan Siyaasiyiinta ku Bohoobay Golaha la baxay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka. Eng….

            Read More

              Siyaasiga Ismaaciil Buubaa oo Mudeeyay Wakhtiga uu rabo inuu Magaalada Hargaysa iyo Somaliland oo u dhashay uu ku laabto

              Hargaysa 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Maxamuud Hurre   oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan mawqifka midawga Somali weyn, oo hadda ku sugan Wadanka Somaliya, ayaa ka hadlay khilaafyada Siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo Somaliya, gaar ahaan khilaafka ka dhex aloosan Golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu sheegay inuu aad ula socdo xaalada Somaliland, waxaanu…

              Read More

                “Waxaa Nasiib daro ah Gudoomiyaha Waddani C.raxmaan Cirro waxaad moodaa inay Xukumadda wada socdaan” Cali Guray

                Hargaysa 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Guray, ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye ay ka dhex socdaan hanaan qabyaaladeed oo lagu soo xulayo Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye, isla markaana wuxuu ku eeddeeyay Guddoomiyaha xisbiga waddani inuu doonayo in doorashada dib loo dhigo. “Arimaha Madaxweynuhu kaga hadlayay…

                Read More

                  Weftigii ugu Miisaanka Cuslaa oo Afar Wasiir ah kana Socday Itoobiya oo Hargaysa Yimid & Ujeedada Socdaalkooda DAAWO

                  Hargaysa 12.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo ka Kooban Wasiiro,iyo Madax sare  oo ka Socda Dawlada Itoobiya ayaa Galabta Booqasho ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa . Weftigan Waxaa ku soo dhaweeyay Madaarka Cigaal Xubno wasiiro oo ay ka mid yihiin Wasiirka arrimaha dibada, Madaxtooyada, Maaliyada, Duulista iyo Hawada,Ganacsiga,Qunsulka Safaarada Itoobiya ee Caasimada hargaysa. Weftigan…

                  Read More

                    Duruufta Ku Xeeran Gurigii Gooni isu taaga Somaliland lagaga dhawaaqay iyo Gudoomiye Cirro oo booqday Iyo aragtidiisa SAWIRO

                    Hargeysa 12.Nov 2014 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) iyo wafti balaadhan oo uu horkacaayo oo maal mihii ugu danbaysay socdaal ku maraayey gobalada Saaxil iyo Togdheer ayaa maanta booqasho ku tagay gurigii laga’ga dhawaaqay dib ula soo noqoshada madax-banaanida Jamhuuriyada Somaliland ee 18/May/1991-kii oo ku yaala magaalada Burco.waxaana uu sida oo…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyarada Somaliland ee Cadaadley Mr.Deeq C/laahi Cawaale Oo Maanta Ka Warbixiyey Ajandaha Shirka Ay Qabanayaan

                      Hargeysa 12/11/2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabinaysa Shirka Dhalinyarada Somaliland ee Cadaadley Mr.Deeq C/laahi Cawaaleayaa maanta ka warbixiyey ajandaha shirka ay qabanayaan isagoo sidoo kalena Xukuumada iyo Haayadaha amniga ugu baaqay inay Sharciga hor keenaan,Ninka sheegtay Ugaaska Dhalinyarada Somaliland oo eedaymo culus saxaafada u mariyey gudidan  Qoraal kooban oo uu Gudoomiyaha Gudida Qaban-qaabada Shirkaasi Mr.Deeq C/laahi Cawaale Saxaafada…

                      Read More

                        Kulan Niyad Dhis ah oo Madaxweyne Siilaanyo u sameeyay da’ yar ku Guulaystay Tartan Suugaaneed SAWIRO

                        Hargaysa 12.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Dhalinyaro Hal abuuro ah oo dhawaan loogu qabtay Magaalada Hargeysa Tartan Suugaaneed lagaga hadlaayey Tahriibta oo lagu dhiirigelinaayey dhalinta dalku inay ka dheeraadaan tahriibta dalkoodana aaminaan.   Ururka Horumarinta iyo Daraasaadka Somaliland ee loo soo gaabiyo SODRA ayaa dhalinyarada Hal…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland oo Wareegto ku dhaqan geliyay inay is raacaan doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada

                          Hargaysa 12.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa toddobaadkan si rasmi ah u dhaqan geliyay in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada, ka dib markii ay golaha wakiiladu isku raaceen in mar la wada qabto doorashooyinkaas. Digreeto Madaxweyne oo uu Madaxweynuhu toddobaadkan gaadhsiiyay golaha wakiilada, wargelina siiyay xisbiyada qaranka…

                          Read More

                            War Deg Dega :Xukuumada Somaliland Ayaa Xoriyadoodii U Soo Celisay Wariyayashi Ku Xidh Xidhnaa Magalada Gabilay

                            Hargeisa 12/11/2014(SDN/QJ)Warar Hada Naga Soo Gaadhay Magaalada Gabilay Ayaa Waxaa Ay Sheegayaan In Dib Xoriyadoodii Loogu Soo Celiyey Laba Wariye Ee Magalaadaas Lagu Xidhay Laba Todobaad Ka Hor Wariyayaashan Ayaa Kala Ahaa Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Ka Hawl Gali Jiray Tvga HCTV iyo Maxamed Sheekh Xasan Jubba oo u shaqaynayey Telefiishanka Somsat TV Wariyayaashan…

                            Read More

                              DAAWO: BARNAAMIJ KU SAABSAN BUUQII SHALAY BAARLAMAANKA KA DHACAY

                              Muqdisho Nov 12,2014(SDN/QJ)-Kuln shalay ay shalay yeesheen baarlamaanka Soomaaliya oo looga dooday khilaafka madaxda sare ee Soomaaliya ayaa waxa uu ku dhamaaday Buuq dhexmaray dhinacyada kala taageersan Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha Soomaaliya. Dhacdadaa ayaa waxa barnaamij ka diyaariyay TVga Universal, barnaamijkan gaarka ayaa lagu eegayaa khilaafka masuuliyiinta ee haatana hareeyay saameeyay xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.  

                              Read More

                                Horyaalka Horumarka: Aqalka Cad ee Mareykanka oo abaal marin aqoonsi ah guddoon siiyey Gabadh Soomaaliyeed(SAWIRO)

                                Washington Nov 12,2014(SDN/QJ)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa abaalmarin aqoonsi oo lagu magacaabay Horyaalka Horumarka (Champions of Change) gudoonsiiyey Khadra Maxamad oo deggan magaalada Columbus ee gobalka Ohio. Khadra waxay ka mid ahayd sagaal qof oo ka kala yimid bulshaweynta Maraykanka oo lagu marti qaaday Aqalka Cad si loo siiyo abaalmarintaas oo ka mid ah barnaamij…

                                Read More

                                  Maraykanka Oo Khilaafka Jira Dartii Uga Noqday Shirka Dhawaan Soomaalida Loogu Qaban Doono Magaalada Copenhagen

                                  Washington:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaadday inaanay ka qaybgeli doonin shirka dhawaan Deeqbixiyayaasha iyo soomaalida ku dhexmari doona Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Maraykanka, ayaa lagu sheegay in Maraykanku ergo uga qayb gasha usoo dirsan doonin shirkaas. Go’aankaas isaga ah waxaa loo sababeeyey khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Xasan…

                                  Read More

                                    Fadhigii Maanta Ee Baarlamaanka Somalia Oo Loo Baajiyey Anshax-marin Lagu Samaynayo Mudanayaal Shalay Buuqa Sameeyey

                                    Muqdisho:Nov,12,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye Jawaari ayaa Go’aan ku gaadhay inuu Hakiyo Kal fadhigii Baarlamaanku maanta iskugu iman lahayeen xaruntooda Magaalada Muqdisho, maadaama uu shalay buuq badani dhashay. Tallaabada uu Guddoonku ku Hakiyey Kalfadhiga, ayaa waxay ka dambeysay inaanay dhicin mid lamid ah dhacdadii shalay ka dhacday Xarunta Baarlamaanka Somaliya, iyadoo Xildhibaanada la safan Ra’iisal Wasaaraha, ay si weyn…

                                    Read More