Daawo:Wasiirka Beeraha Somailand farax Cilmi Gedole Ayaa Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyey Hawlaha Shaqo Ee Wasaradiisa

    Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)wasirka beeraha somaliland faarax cilmi geedole ayaa saaka hortagay  gudida jogtada ah ee golaha guurtida  isagoo  uga warbixiyey  gudidasi  hawlaha wasrada beeraha somaliland isagoo  uga shekyey  waxqaabadkii  wasaradiisa  ee mudadii uu xilaka hayey  iyo waliba qorshayasha wasaradiisa https://www.youtube.com/watch?v=r9DTxFQ4N2Y&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isagoo Walaac Balaadhan Ka Muujiyey Tabaabusho La,aanta Doorashada 2015

      Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)gudoomiyha  xisbiga kulmiye eng faysal cali waraabe ayaa maanta dalka ku soo noqday ka dib markii uu safar in mudo ah  ku maqnaa dalka dibadisa  faysal cali warabe aya ka hadlay xadhiga wriyaysha iyo waliba hanti  boobka xukuumada somaliland ku kacayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Hoggaamiyihii Kooxda ISIS Oo La Sheegayo In Gantaal Lagu Dhaawacay

        Mousil:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Wararka Laga Helayo Saraakiisha Xukuumadda Taagta Daran ee Ciraaq, ayaa sheegaya in jimcihii Magaalada Musil lagu dhaawacay Hoggaamiyihii Ururka ISI Abu bakar Baghdadi. Inkastoo warkaasi kasoo Baxay Xukuumadda Dalka Ciraaq, haddana Saraakiisha Aqalka Militeriga dalka Maraykanka ee Duqaymahan Fuliyey, ayaan wali xaqiijin warkaas la faafiyey. Wasiirka Difaaca ee Ciraaq, Khalid al-Ubaydi ayaa soo fariin uu…

        Read More

          Mu’assasada Al-Minhaaj Galdogob oo Safar Dacwo ku tagtay Xero-jaale iyo Isqanbuus (Sawiro)

          Galdogob Nov 10,2014(SDN/QJ)- Culumada Mu,assasada Alminhaaj Galdogob oo ay wehliyeen Odoyaal , Waxgarad iyo waliba Masuul kamid ah Gudida joogtada ah ee Golaha Deegaanka degmada ayaa waxay ugu bexeen Jowlo dacawi ah qaybo kamid ah tuulooyinka hoostaga Degmada Galdogob. Jawladaani oo ah tii labaad ee Mu’asasadu ay ugu baxdo Deegaanada Hoostaga Galdogob ayaa waxaa looga…

          Read More

            Haweenay Soomaaliyeed Oo Ku Guulaystay Billad Urur Yuhuuddu Leedahay Bixiyaan

            London:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Haweenay  soomaaliyeed oo Da’yar isla-markaana wax ka qortay arrimaha Cunsuriyadda iyo Kala Faquuqa Bulshada, ayaa ku Guulaystay Billad ay si weyn uga soo horjeedaan Dad muslimiinta ahi, taas oo ay Bixiyaan urur  ku shaqeeya Afkaarta Yuhuuddu. Haweenaydan oo lagu magacaabo Bilan Osman, ayaa Heshay  billada lagu magacaabo Elsa-priset iyadoo la siin doono 20.000 Koron, taasoo…

            Read More

              Masaarida Oo Ku Baaqday Shir Degdeg ah Oo Lagu Suulinayo Khilaafka Madaxda Soomaalida

              Qahira:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Iyadoo uu jiro khilaaf Dunidu aanay jeclaysan oo u dhexeeya Madaxda Dawladda Somalia ugu sarraysa, ayaa waxa sidoo kale soo kordhaya baaqyada  laga soo saarayo dhibaatada soomaalida Haysata. Dowlada Masar  oo haatan horboodda Jaamacadda Carabta, ayaa ku baaqday in la qabto shir deg deg ah oo isugu imaanayaan xubnaha joogtada ka ah Ururka Jaamacada Carabta…

              Read More

                Dhaawac Culus Oo Loo Geystay Wariye Ka Hawlgeli Jirey Idaacado Muqdisho ku Yaalla

                Muqdisho:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Qarax Loogu xidhay Gaadhigiisa, ayaa waxa uu dhaawac culus gaadhsiiyey Wariye Nuure Maxamed Cali oo ka Hawlgeli jirey Idaacado ku yaalla Magaalada Muqdisho. Gaadhiga wariyuhu watay oo ahaa Nooca ZUSUKI-ga loo yaqaanno ayaa ku qarxay Isgoyska KM4, waxana la sheegay in xaaladdiisa caafimaad tahay mid liidata. Wariyaal ka tirsan Radio Kulmiye oo Isbitaalka Madiina ku…

                Read More

                  “Inankaan Abtiga u ahay ee Warancadde wuxuun buu yidhaahdaa Xabad uun Baan hayaa waa Run oo Markii uu xamar Joogayba Xabad uun Baa jirtey.”Muj. Xasan Guure

                  Hargeysa:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa ka Hadlay tallaabooyinka cabadhinta ah ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Xorriyatul qawlka iyo Xuquuqda Saxaafadda. Mujaahid Xasan Guure oo la Hadlay Saxaafadda, ayaa tilmaamay in tallabaooyinka xukuumadda shacabka ku cabudhinaysaa ay kamid tahay wixii shacabkani kasoo dagaalameen ee ay kala kulmeen Xukuumaddii Maxamed Siyaad…

                  Read More

                    Prof Cali Khaliif Galaydh oo Qirtay In Itoobiya laga Masaafuriyay,Wada hadal uu Somaliland la Galayo iyo Jawaabta Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

                    Washington 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo dhawr bilood ka hor ay Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo oo dhawaan Ciidammada Somaliland ka caydhiyeen deegaanno ay gobollada Bariga, gaar ahaan Sool ka joogeen Kooxdaasi, ayaa sheegay inuu wadahadal la furayo Somaliland, hase-yeeshee, aanay haba-yaraatee wadahadli karinba Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Prof Galaydh oo Su’aalo…

                    Read More

                      “Waxaad Mooddaa In Madaxweyne Siilaanyo Weli U Shaqaynayo Dawladdii Siyaad Bare Ee……” Muj Xasan Guure DAAWO

                      Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha wadda-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay hogaamiye weli aaminsan inuu ka tirsan-yahay Nidaamkii Maxamed Siyaadda Bare, waxaanu sheegay in aanu isku aaminsanayn inuu Hoggaamiyo Somaliland. Mujaahid Xasan Guure Jaamac waxa uu Sheegay in Xukuumada haatan talisaa ay Cabudhinayso Xoriyaadkii Saxaafada

                      Read More

                        Sababihii uu Ku Yimid Gabay la yaableh oo loo tiriyay Marxuun Maxamed X.Ibraahin Cigaal DHAGAYSO

                        Hargaysa 10,Nov 2014 (SDN/QJ)- Gabey uu tiriyey  madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigal, wakhtigii uu ka ahaa ra’iisal-wasaaraha dalkii Soomaaliya ee Siyaad Barre Af-gembigga ku sameeyey oo uu isagana jeelka u taxaabay. Gabaygan oo uu Jeelka ka soo tiriyay Egal waxa u soo dhiibay Abusite oo la xidhnaa oo la soo daayey…

                        Read More

                          “Waxaan la Yaabay Nin Wasiir ah oo Yidhi Xamar Weriyeyaasha Waa lagu laayaa,Caqligaas kamaan filayn laakiinse waxaan leeyahay Xamar Wasiiradana waa lagu dilaa” Gudoomiyaha Wargayska Ogaal {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugantahay warbaahinta Somaliland iyo Cabashada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ah xukuumadii ugu badnayd ee xidhxidha suxufiyeen. Sidaa wuxuu gudoomiyuhu ka sheegay kulan lagu xusayay maalinta Saxaafada Somaliland oo Lagu Qabtay Hotel Xaraf ee Magaalada Hargeysa. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA…

                          Read More

                            Ku dhawaad 20 Sanno oo uu Silsilad ku Xidhnaa isagoo Waalan ayay Rajada Noloshiisii Maalmo Kooban Sidan iskugu bedeshay DAAWO.

                            Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kani waa Mid ka Mid ah Dhallinyarada uu ku dhacay Xannuunka Dhimirka ee asiiba Maskaxda aadamaha,dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay ayuu wehel la ahaa Xannuunkan. Waxa Silsilad adagi loogu sameeyay Jiingad yar oo ku dhex taala halka reerkoodu degan yahay oo ah Xaafada Siinay ee Magaalada Hargaysa .  …

                            Read More

                              “Xukumaddaha Afrikaanka marka arimuhu ka qasmaan laba arimood baa si caddaan ah loogu gartaa oo aan khaldamayn” Muj Xasan Ciise Jaamac DAAWO

                              Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne xigeenkii ugu horeeyay ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ayaa Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay mid ay ka muuqdaan Astaamaha lagu garto Xukumad wax ku si yihiin.waxa uu sheegay in Xukumaddaha Africa intooda badan markay sii dhacayaan Saxaafadda cabudhiyaan islamarkaana Hantida umadda leexsadaan Xasan Ciise oo  ka hadlay Xidhiidhka Wanaagsan ee…

                              Read More

                                “Xukuumadani Waa Faqash Oo Waa Faqash, Laakiin Waa Faqash Aynu Ku Ridi Karno Sanduuq Iyo Warqad” Mujaahid Cali Guray DAAWO

                                Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahnaGuddoomiye ku-xgeenka Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID  Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray),ayaa Xukuumadda Talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay in ay taha Faqash taasoo uu tilmaamay in lagu ridi karo farta oo uu uga jeedo codka doorashada kal dambe. Mujaahid Cali-Gurey oo maanta…

                                Read More

                                  DAAWO:Yusuf Gaboobe”Siiraanyo Si Shakhsiyaan Ula Hadalayaa, Waa La Garnayaa Cida Cararta Marka Xabadu Dhacdo

                                  Hargeysa Nov 09,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha jariirada Haatuf Md Yusuf Gaboobe oo khudbad dheer ka jeediyay munaasibadii xuska maalinta saxaafada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Siilaanyo marka xabadu dhacdo noqonayo ka u horeeya ee carara. Yusuf Gaboobe ayaa hadaladan ka dhan madaxweynaha waxa ay muujineysa halka cillku gaarsiiyay iyo sida uu uga niyad jabay xal laga gaaro…

                                  Read More

                                    Wasaaradda Waxbarashada oo tababartay Macalimiinta Iskuulada Sare ee Aada Dugsiyada

                                    Muqdisho Nov 09, 2014(SDN/QJ)-Wasaaradda waxbarashada iyo Barbaarinta Dowlada Federaalka Soomaaliya  ayaa u soo xirtay Tababar Macalimiinta dhawaan ay wasaraadu u qaadatay Dugsiyada sare ee Dowladda kuwaas oo lagu wado in dhawaan ay si toos  ah u bilaabaan waxaan lagu qabtay Tababarka Hoteel Golobal ee  Magaalada Muqdishu ee Dalkan Soomaaliya. Xiritaanka Tababarka Macalimiinta waxaa ka hadlay ku…

                                    Read More

                                      R.W Cabdiweli ayaa ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood

                                      R.W Cabdiweli ayaa ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood. Mogadishu, 09 November 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh uga diraya qaraabadii, ehelkii iyo dhammaan Salaadiinta Soomaaliyeed, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee…

                                      Read More

                                        Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Ugaas Axmed Ugaas

                                        Muqdisho: Nov 09, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaha ha u naxariistee Marxuum Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali (Geesood) oo maanta ku geeriyooday degmada Galdogob ee gobolka Mudug. “Innaa Lillaahi wa innaa Illayhi raajicuun, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen samir iyo iimaan naga siiyo Marxuum Ugaas Axmed…

                                        Read More

                                          Wasiirka Warfaafinta oo Isku Shaandhayn Kooban Ku Sameeyay Madaxda Qaybaha Warfaafinta iyo Wejiyada Soo Kordhay.

                                          Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa isku shaandhayn Kooban ku sameeyay qaar ka mid ah Madax qaybeedyada Wasaaradiisa .   Wasiirku Wuxuu Maamulaha Idaacada Radio Hargaysa u Magacaabay Maxamed Siciid Muxumed oo dhawr jeer soo qabtay Jagadan halka uu Siciid Aadan Cige oo ahaa Agaasimihii…

                                          Read More