Guddoomiye Saleebaan Oo Goor dambe isa Soo Canaantay, Fadhigii Mu’aamaradaysnaa Ee Saakana Joojiyey
Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa saaka Baajiyey Kal-fadhigii Golaha Wakiillada oo la doonayey in xilka Lagaga qaado Guddoomiye Cirro oo Xukuumaddu u malcuunsan tahay. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay wehelinayaan Tiro ka tirsan Golihiisa Wakiillada, ayaa saaka soo galay Madashii Fadhiga Wakiillada, waxana ay codsadeen ina dhegaysto, isla-markaana la baajiyo Kulanka…
