Tafatirihii Guud ee HCTV oo is-casilay iyo sabaha ku kalifay Goaankaa
Hargeysa Nov 01, 2014(SDN/QJ)-Tafatirihii Guud ee HCTV Cabdilaahi Aadan Cumar oo Wayab lagu naaneyso ayaa manta shaaciyay in uu iska casilay masuuliyadii uu TVga u hayay. Wayab ayaa qoraal uu saxaafada u qeybiyay ku sharaxay sababta uu goaankaa u qaatay, qoraalkiisuna sidan ayuu u dhignaa: “Anigoo ah Cabdillaahi Aadan Cumar [Wayab] waxan iskay u go’aansaday…
