Xoghayihii Gobalka Daadmadheedh C/salaan Maxamed Jaamac Oo Iscasilay Xili Xoghayihii Hore Gobalkasi Xabsiga Ku jiro

    Burco 21/oc/2014(SDN/QJ)Xoghayihii Gobalka Daad-Madheedh Oodweyne C/Salaan Maxamed Jaamac ayaa shaaciyay inuu Guud ahaanba iska Casilay Xilkii Xoghayaha Gobalka Daad-Madheedh. iscasilada Xoghayaha Gobalka Daad-Madheedh ayaa ku Shaciyay iscasiladiisasi ka Dib Markii Sida Uu Shegay inuu Cadalad Darro Kala Kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha S/land Cali Maxamed Warancade Oo Uu ku Eedeyay inuu Yahay Masuul Xilkii Loo igmaday…

    Read More

      Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Digniin u diray Qaar ka mid ah Xlidhibaannada Baarlamanka somaliya

      Muqdisho 21/oc/2014(SDN/QJ)Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa digniin u diray xildhibaannada ugu jira baarlamaanka Somalia baarlamaanka calaamka inay warbixinnada shirarka ay ka qaybgalayaan u soo gudbiyaan golaha, haddii kale uu bedeli doono. Xildhibaannada uu digniinta u diray ayuu ku dhaliilay inay inaysan wax war ah siin baarlamaanka, socdaalladoodana ay iska noqdeen kuwo u…

      Read More

        Daawo:Madaxwayne Siiranyo Dacaayad iyo Borobogando Ay Mucaaridku Samaysten Ku Tilmamay Tanaasulka Musharaxnimadisa Balse Aan Sharaxayahay Rajana Ka Qabo In Shacabku Mar labaad Doortan

        Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland ayaa  soo gaadhay  magalada hargeise  caasimada somaliland aka dib  markii safar  mudo  todobaada uu ku  tagay dala ingiriska oo uu kaga qayb  galay  shir  caalimiya oo laga hadlayey  arimaha ganacsiga iyo maalgashiga somaliland   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo: Wasiirka Warfaafinta Oo xafiiskisa Ku Qaabilay Muwaadin U Dhashay Swedan Oo U Dhaqdhaqa Ictiraf Raadinta Somaliland

          Hargeisa21/oc/2014(SDN/QJ)Muwaadin Udhasahay  Dlak swedan ayaa wasiirka warfaainta Somaliland c/laahi maxamed daahir  cukuse  ku qaabailay  xafiiskisa iasgoo wasiirku  muwaadinkaasi  ku amaanay  sida wacan  ee uu Somaliland uu dadalo  isctiraf  raadinteda isago  muwadinku  jariirado  waayan  oo laga leyahay  swedan  uu ku daabaco qaadiyada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=GyDmWMeZpAc#t=22 Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com   buy viagara from canadian pharmacy

          Read More

            Halkan Ka Akhri Magacyada Qurbojooga Rer Biniin Oo Bayaan Ka Soosaray Gaashanbuurta (Axmed Faarax )Iyo Go,aanadii Baliga Diiriye Guuleed

            London21/oc/2014(SDN/QJ) Cuqaasha ,Waxgaradka, siyaasiyiinta ,Aqoonyahanada ,iyo dhilinyarabaEe ku Dhaqan Qaarada yurub . Shirkanoo ay kaga arinsadeen xaaladaha ka taagan dhuldaaqsimeedka baliga diiriye guuleed ee woqooyiga magaalada burco ee gobolka togdheer iyo go,aanadaiska hor imanaayaee ayka soo sareen Xukuumada iyo guurtida somaliland. Kulankan ka Dhacay Magaalada London ee cariga Ingriiskaoo ay ka soo baxeen Go aamo…

            Read More

              Madaxwaynaha Somaliland Oo Lagu Inoo Goordhaw soo Gaadho Garoonka Diyaradaha Ee Cigal Inernaoinal Eripot Ee Magalada Hargeisa Isaga Iyo wafti Balaadhan Oo Isugu Jira Wasiiro Iyo Ganacsato

              Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ) Madaxwaynah  Somaliland  axamed  maxamed  maxamuud ( siiranyo )ayaa saaka  goor dhaw  ka soo degi  doona  garoonka  diyaarada cigaal inetnaoil  eripot  ee magaalada  hargeisa isaga iyo wafti  balaadhan  oo hogaaminayo  oo  isagu  jira  wasiiro ganacsato  oo  kala  qayb  galay  shirkii caalamiga ahaa  ee  ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Lagu  falanqaynaaye  dawlada ingiriiskii  wiigi  hore  ugu …

              Read More

                DAAWO:Xafladii Soo dhaweynta Shekh Cabdiraxmaan Bashiir ee dalka Canada iyo khudbadihii ay jeediyeen Cawaale Aadan, Nimco Jaamac iyo Xuseen Cadhoole

                Ottawa Oct 21,2014(SDN/QJ)-Bulsho weynta reer Jabuuti ee dalka Canada ayaa dhawaan Ottawa ugu qabtay magaalada Ottawa munaasibad soo dhawey aheyd oo ay u sameeyeen Sheekh Cabdiraxmaan Bashir oo mudo sanad iyo bar ka badan xabsiga ugu jiray xukuumada Jabuuti. Halkan Hoose ka daawo Khudbadihii taarikhiga ahaa ee halkaa ay ka jeediyeen Sheekh Cabdiraxmaan, siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan,…

                Read More

                  Mucaaridka Jabuuti ee Canada ku nool oo ka miro dhaliyay in indhaha caalamka lagu jeediyo Xukuumada Jabuuti

                  Jabuuti Oct 21,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Jabuuti ee Canada oo taageero mug leh siisa dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa ku guuleystay in ay indhaha caalamka ku duwaan dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Safiirka Dalkan Canada ee Jabuuti oo fadhigiisu yahay Adis Ababa Mr. David Usher iyo Xildhibaanada Andreychuk Raynel , Cheryl Gallant iyo M.Mauril Bélanger ayaa kulan la…

                  Read More

                    Maraykanka Oo Hub iyo Raashin Hawada Uga Daadiyey Dagaalyahannada Kurdiyiinta ah ee Ku Sugan Kabone

                    Kabone:Oct,21,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Cirka Maraykanka, ayaa Hawada Hub iyo raashin uga daadiyey Dagaal yahanada Kurdiyiinta ah ee dagaalka kaga jira Magaalada Kabone ee xuduudda Turkiga iyo Syria. Pentagonka ayaa sheegtay in diyaarad Kargo ay dhowr jeer hawada uga soo riday sahay oo ay dowladda Kurdishka ay bixisay, waxana sahaydaas iyo Hubkaas loogu talo galay inay kaga hortagaan…

                    Read More

                      Saado Cali iyo Cali Khaliif Oo Lasoo Buuxiyey Boosaskii ay Baarlamaanka Ku Lahaayeen

                      Muqdisho:Oct,21,2014(SDN/QJ)-Maalintii shalay ayaa waxa Baarlamaanka Somalia lagu hor dhaariyey Saddex Xubnood oo cusub, kuwaas oo soo Beddelay Mudanayaal ka horreeyey oo siyaabo kala duwan meesha uga Baxay. Maxamuud Ducaale Muuse, Yuusuf Maxamed Cali iyo Saciid Maxamed Maxamuud, ayaa waxay  si rasmi ah kaga mid noqdeen Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, iyagoona kuraas ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka…

                      Read More

                        Somaliland Oo Si Qarsoodi ah Uga Qayb-gelaysa Shir Denmark Ka Dhacaya Oo Arrimaha Federalka Lagaga Hadlayo

                        Copenhagen:Oct,21,2014(SDN/QJ)-Xogo Lagu Kalsoon yahay oo ay heshay Qurbejoog.com, ayaa sheegaya in Somaliland, ayaa jeclaysatay inay si qarsoodi ah uga qaybgasho shir arrimaha federalka lagaga Hadalyo oo  lagu qabanayo Dalka Denmark. Xogta aanu Hayno ayaa sheegaysa in Wasiirka Qorshaynta qaranka somaliland Dr Sacad Cali Shire oo mar horeba iska xaadiriyey dalka Denmark, iyadoo uu wehelinayo Sarkaal…

                        Read More

                          Shabaabka Oo Sheegtay Inay Qudha Ka Jareen 60-Kamid ah Ciidanka Reer Kenya Ee Jubooyinka ku Sugan

                          Jilib:Oct,21,2014(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab eek u sugan Gobollada Jubooyinka, ayaa ku dhawaaqay inay qudha ka jareen 60-kamid ahaa ciidanka Kenya oo weerar kusoo qaaday Goobo Shabaabku ku sugnaayeen. Madaxa Gobolada Jubbooyinka ee Ururka Al Shabaab Sheekh C/raxmaan Xudeyfa, oo caawa ka hadlay dagaalada ka soconaayo inta u dhaxeyso Kismaayo iyo Jilib, ayuu sheegay inay khasaare ba’an ugu…

                          Read More

                            Cali Khaliif Oo Addis Ababa Ugu Duulay Ka-qaybgalka Shir Halkaas Lagu Qaban Doono ‘

                            Buuhoodle:Oct,21,2014(SDN/QJ)-Prof. Cali  Khaliif Galaydh, ayaa Maalintii shalay Garoon Macmal ah oo ku Yaalla Magaalada Buuhoodle ka Duulay, isagoo ku sii jeeda Magaalada Addis Ababa oo uu ka qabsoomayo shir Maamullo kamid ah kuwa somalida loogu qaban doono. Shirka uu Cali Khaliif ka qaybgeliyo, ayaa lagu lafa-gurayaa arrimaha Federal-ka, waxana ka qaybgelayo maamulo badan oo ka…

                            Read More

                              Maxay ka Wada Hadleen Wasiirka Waxbarashada Somaliland iyo Wefti ka Socda Masar? DAAWO

                              Hargaysa 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Waxbarshada Somaliland Marwo SamSam Cabdi Aadan ayaa Waxay Kulan Layeelatay Masuuliyiin Kasocotay Safaarada Masar,Iyagoo ka wadda hadlayay Arimaha Tacliiinta Ee Labada Dalka. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa Markii Kulanku dhamaaday ka hadashay arrimaha ay ka wada xaajoonayeen Weftigan Masar ka socday https://www.youtube.com/watch?v=IssLsCoXTwE

                              Read More

                                Dardaarankii ugu Saamaynta Fiicnaa ee uu Shalay Bixiyay Marxuun Qisaas lagaga Fuliyay Deegaamada Puntland

                                Boosaaso 21,Oct 2014 (SDN/QJ)-Maxamed Warsame Saxar oo algu fulinayay dil toogasho ah kadib markii ay maxkamadi ku xukuntay   isagoo hore u dilay  taliyihii booliska degamda Rako ee gobolka Karkaar ,ayaa intaan lagu fulin dilka qisaasta ah wuxuu sii tukaday laba ragcadood oo sunne  ah waxaanu la hadlay warbaahinta oo uu ka hor caddeeyay in uu…

                                Read More

                                  Wasiir eedo dul hoganayaan oo dhaliishiisa ku Sar jaray Xiligii Udub

                                  Hargaysa 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo si adag uga difaacay eedo Musuqmaasuq oo uu jeediyey Wasiir hore uga tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Rayaale Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa isbarbar dhig ku samaayey dhismayaasha dawlada ay iibiyeen Xukuumadii Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadda haatan ee Madaxweyne Siilaanyo,…

                                  Read More

                                    Murankii Golayaasha Deegaanka oo ka Qarxay Magaalada Laascaanood iyo Xildhibaano Xabsiga lagu Guray

                                    Laascaanod 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murankii ka dhex jiray Golayaasha Deegaanka Gobolada Dalka, ayaa u muuqda mid sii kordhaya, waxana saaka uu buuq balaadhani ka dhacay xarunta Golaha deegaanka Magaalada Lascanod, kaas oo keenay in tiro kamid ah xildhibaanada Xabsiga la dhigo. Sida ay wararku sheegayaan laba kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Laascaanood, ayaa xabsiga…

                                    Read More

                                      Gudoomiye Saleebaan Gaal oo ka Hadlay Sababta ay u Hakiyeen Ansixinta Xeerka Diiwaangelinta DAAWO

                                      Hargaysa 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xeerka diiwaan gallinta Madaniga ah ee ay dib ugu celiyeen golaha Wakiiladda oo uu sheegay in ay wax ka dhiman yihiin. Waxaa kale oo uu ka hadlay wada hadal dhex maray Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo uu sheegay in uu…

                                      Read More