Xukuumada Federaalka oo Shaacisay inay Wada hadal u furayso Kooxda Argagixisada ah ee Al shabaab

    Nairobi 21.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Soomaaliya,ayaa markii ugu horraysay shaacisay in ay wada hadal la furanayso xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab o ay ku sheegtay qunyar socod doonaya in ay nabad qaataan kana soo baxaan kooxda Al-Shabaab. Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe cusub oo xubno ka tirsan Al-shabaab ay uga soo baxayaan kooxda oo dagaal…

    Read More

      Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Ingiriiska oo Hargaysa Timid,Kulan ay La Yeelatay Madaxweyne ku Xigeenka iyo Natiijooyin ka dhashay Wada hadalkooda SAWIRO

      Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socday dawlada Ingiriiska oo ay Hogaaminaysay wasiirka Horumarinta caalamiga ah Ms. Lynna Featherstone iyo Xubno Mas’uuliyiin ah oo Booqashadan ku Wehelinayay. Warsaxaafadeedkan oo ku Qornaa Luqada English-ka oo aanu Nuxur ahaan…

      Read More

        Dowlada Somalia oo shaacisay tirada muwaadiiniintii Soomaaliyeed ee sanadkaan ku dhintay Cimrada xajka

        Muqdisho20/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumada Somalia,Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa shaacisay tirada dadkii Soomaalida ahaa ee sanadkaan ku geeriyootay gudashada waajibkaada xajka Isagoo saxafiyiinta kula hadlayay caasimada Mr Ridwaan waxaa uu sheegay in 4 qof oo Soomaali ah ay sanadkaan ku dhinteen xajka. Waxaa uu sheegay in Somali badan oo ay ku jireen madaxda dowlada…

        Read More

          Daawo: Maayarada Magaaloyinka Borama Gabilay Berbera Burco Iyo Ceerigabo Oo Ka Warbixiyey Safar Ay Ku Tagi Doonan Dalka Filand Xili

          Hargeisa 20/oc/2014(SDN/QJ)Maayarada magalooyinka  boorama,gabilay .berbera.burco.ceerigabo  ayaa ku  sugan  magala nirobi  ee xarunta  dalka kenya  iyagoo ku sii jeda  dalka  feland  ayaa  ka warbixiyey   u jeedada socdaalkoda   https://www.youtube.com/watch?v=RUvyCXpRk18#t=43 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Dacwadda Dhinaca Badda ee Somalia Kenya Dhextaalla Oo La Muddeeyey Xilliga La Qaadayo

            Hague:Oct,20,2014(SDN/QJ)-Waxa Markii ugu horraysay Wakhti loo qabtay Qaadista Dacwadda ku saabsan Muranka dhul-badeedka ee dhextaalla Dalalka Kenya iyo Somalia. Warsaxaafadeed kasoo baxay Maxkamada caalamiga ah ee Hague, ayaa lagu shaaciyey in Badhtamaha sanadka dambe ee soo socda maxkamadu Gudogeli doonto qaadista Dacwaddaas. Warsaxaafadeedka ayaa sheegay in Madaxweynaha Maxkamadda Hague (ICJ) uu 16kii October 2014 go’aamiyey…

            Read More

              Muuse Biixi oo Duray Wadani :Mucaaradka Xisbi Kaliya Ayaan u Aqaan Oo Waa UCID ….

              Hargeysa Oct 20,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyeyaasha sadexda xisbi Qaran ee Somaliland oo shir jaraaid Madaarka Hargeysa ku qabtay ayaa ka warbixiyay ujjeedada sarakooda Nairobi ay kula kulmayaan deeq bixiyeyaasha taageera Dimuqraadiyada Somaliland. Labada Guddoomiye ee Wadani iyo UCID Cadiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa iyagu hadalkooda ku soo koobay ka hadalka nidaamka diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo saamenyta ay…

              Read More

                Spain:Kalkaaliso Caafimaad Oo Ka Bogsatay Cudurka Ebola Oo ay Muddo u Jiiftay

                Madrid:Oct,20,2014(SDN/QJ)-Waxa Markii ugu horraysay Virus-ka Cudursidaha ah  ee Ebola oo ay hore u qabtay laga waayey Haweenay Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay Dalka Spain, taas oo Noqotay wax ay soo dhaweeyaan shacabka dalkaasi. Baadhitaano lagu sameeyay maanta Teresa Romero ayaa laga waayay cudurkan kadib markii ay ku jirtay isbitaal muddo laba toddobaad ah. “Saddex ruux…

                Read More

                  Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaalka Boqorka Guud ee Beelaha Daarood Ku Imanayo Deegaanka Badhan

                  Hargeysa:Oct,20,2014(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa Kadigtay Socdaal uu Boqorka Guud ee Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Xuseen uu ku damacsan yahay inuu ku Yimaaddo deegaanka Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo isagu arrintan ka Hadlay, ayaa soo jeediyey inaanu socdaalka Boqorku Noqonin mid siyaasad shaqo ku leh, isagoo xusay inay…

                  Read More

                    Reer Ottawa oo Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir soo dhaweyn u sameeyay iyo ergeyga USN oo kulanka ka hadlay

                    Ottawa Oct 20,2014(SDN/QJ)-Bulsho weynta reer Jabuuti ee dalka Canada ayaa xaflad soo dhaweyn ah magaalada Ottawa uGu sameeyay Shekkh Cabdiraxmaan Bashiir oo muda xabsiga uGu jiray xukuumada Jabuuti, Bushada reer Jabuuti ayaa sheikh uga mahadceliyay dedaalka uu uGu jiro sidii dalka Jabuuti isbedel siyaasadeed oo dhab ah looga hirgelin lahaa. Bulsho weynt soo dhaweysay Sheekha ayaa…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada oo Fadhi aan Caadi ahayn loo Iclaamiyay Si loo Ansixiyo Komiishanka Cusub+Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Qoraaladii lagu ansixin lahaa In Madaxtooyadu Hayso Iyo Xubno la Ansixinayo.DAAWO

                      Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo Ku Jira Fasaxoodii Caadiga ahaa ayaa loogu baaqay inay ka soo qayb galaan Fadhi aan Caadi ahayn oo u furmi doona Sabtida Soo Socota Kaas oo lagaga hadli doono laba qodob oo Muhiimad balaadhan u leh dalka. Sida lagu Cadeeyay Qoraal Yeedhmo ah oo uu Soo Saaray…

                      Read More

                        Sida uu Telefishanka Qaranku dhacdo Wareed uga dhigay Diiwaangelinta Ma Waafaqsan tahay Shuruucda Saxaafada {DAAWO}

                        Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Sida ay Mihnad kastaaba u leedahay Shuruuc ay ku dhaqanto ayay Saxaafaduna u leedahay Xeerar iyo Qawaaniin ay ku Sar goyso Wax kasta oo ay ummada akhrisata,Dhagaysata iyo kuwa daawadaba u tebinayso. Waa laba kala duwan War iyo Xayaysiis, Warku wuxuu leeyahay Qodobo la rabo inuu ka Jawaabo Sida Maxaa dhacay,Goormay…

                        Read More

                          Hay’ada Islaami ah oo ku Wareejisay Wasiirka Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Kun Kartoon oo Timir ay ugu Talo Gashay Maxaabiista Jeelka Hargaysa DAAWO

                          Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa  kala wareegay Hay’ada Huda Deeq Timir ah oo ay ugu Talo gashay Maxaabiista ku Jirta Jeelka Caasimada . Wasiirka Wasaaradda Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane ayaa uga Mahadceliyay Hay’ada Huda Deeqdan Timirta ah…

                          Read More

                            Kormeerkii Madaxweyne Ku Xigeenku ku Maray Wasaaradaha Dawlada iyo Fariin uu Bulshada u diray DAAWO

                            Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa Kormeer Ujeedadiisu ahayd Sidii uu Shacabka ugu dhiirigelin lahaa qaadashada Kaadhka Jinsiyada waxa uu ku soo maray qaar ka Mid ah  Goobaha ay ka socoto Diiwaangelinta Madaniga ah ee Caasimada Hargaysa. Madaxweyne Ku Xigeenka J.S.Land ahna Ku simaha Madaxweynuhu Waxa uu Kormeer…

                            Read More

                              Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Sii dardaar weriyay Natiijada Socdaalka Sadexda Gudoomiye Xisbi ku tageen Kenya DAAWO

                              Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCDI  Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa walaac weyn ka muujiyay waxa ay kala soo kulmi doonaan scdaal ay sadexda Guddoomiye Xisbi Qaran ugu kicitimeen xarunta dalka Kenya ee Nairobi oo ay ku soo wada  hadli doonaan qaadhaan bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ka taageera . Guddoomiye Faysal Cali Waraabe…

                              Read More

                                Qayb Cusub oo lagu Soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee Balli Mataan ee Deegaanka Sallaxley DAAWO

                                Balli Mataan 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa dhagax dhigay Qaybo lagu soo Kordhinayo Dugsiga Boodhinka ah ee Balli Mataan. Hirgalinta Dayrkan Waxaa si wada jir ah isaga kaashaday Wasaaradda Waxbarashada iyo Bulshada Deegaanka Balli Mataan ee Degmada Sallaxley. Balli Mataan SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                                Read More

                                  Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ka Hadlay Khilaafka Golaha Deegaanka Si Cadna ula Saftay Maayar Solteco DAAWO

                                  Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex aloosmay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa,Isagoo si Toos ah ula Saftay Maayarka Caasimada C.raxmaan Solteco. Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir waxa uu Xusay in Golaha Deegaanku uu Mudo Kooban Shaqaynayay isagoo sheegay inaanay Wax dhici kara ahayn…

                                  Read More

                                    Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Madal loo dhamaa Gudoomiye Muuse Biixi ugu Bandhigay Gefafka Xukuumada DAAWO

                                    Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Wax lala yaabo ay tahay in Xeerkii Diiwaangelinta oo Weli ku Jira Gacanta Golayaasha Xeer dejinta hadana loo fasiro mid dhaqan gal ah . Murashax Jamaal oo ka hadlayay Xili ay dalka ka dhoofayeen Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi ee Kulmiye,Ucid…

                                    Read More

                                      Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo Xaaran ku Tilmaamay Diiwaangelinta Socota oo Shuruucdeedii Weli Qabyo Yihiin

                                      Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa isku raacay inay sharci-darro tahay in diiwaangelinta Madaniga ah si rasmi ah ay u bilawday Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyadoo aanu illaa hadda ansax noqon Xeerka diiwaangelinta Muwaaddiniinta iyo Ta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinku oo uu weli Golayaasha Sharci-dejinta la yaallo….

                                      Read More

                                        Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay in Ciwaan ku Leeyahay Shabakada Xidhiidhka Dadweynaha ee Facebook

                                        Hargaysa 20.Oct 2014 (SDN/QJ)-Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaciyay inaanu lahayn FACEBOOK uu isticmaalo, isla markaana ay jiraan dad magaciisa ku isticmaala Facebook-ga. Taliye Fadal Wuxuu la socodsiiyay shacabka reer Somaliland iyo cidd-kasta oo isticmaasha Facebook-ga inay sidaa ula socdaan oo ay uga war-hayaan: “Facebook aan leeyahay oo aan isticmaala…

                                        Read More