“Gudoomiye waxaa la Yidhi Nimaan kuu rari doonin yaanu kuu Furin” Xildhibaan Cali Bare DAAWO

    Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Afartii Caano maal ee la soo dhaafay Saaxada Siyaasada Somaliland dib ugu soo noqday Khilaaf Soo kala dhex gala Mudanayaasha Muxaafidka ah ee lagu xanto inay ka shiidaal qaataan aqalka Madaxtooyada Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.raxmaan Cirro. Xildhibaan Cali Bare oo ka…

    Read More

      Dawlada Rwanda oo Baadhitaan Caafimaad ku Samaynaysa Qof kasta oo Ka Yimaada Maraykan iyo Spain Waa Maxay Sababtu?

      Kigali 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dabayaaqadii Bishii hore markii Maraykanka gudihii qofkii ugu horeeyey ee laga helo cudurka Ebola , waxa uu walaac xooggan ka dhashay in cudurkan khatarta ahi ka degay Xeebaha waddankaas, taas oo sababtay in la soo saaro amarro lagu mabnuucayo socdaallada muwaadiniinta dalkaasi ku tagaan Waddamada Galbeeedka Qaaradda Afrika oo cudurkani ka…

      Read More

        Yididiilo Fiican oo Laga Muujiyey Dedaallada Nabadda Loogu Raadinayo Koonfurta Sudan

        Addis Ababa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)-Madaxda urur-goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, ayaa sheegay inay horumar laga sameeyey dedaallada lagu raadinayo nabad ka dhalata Koonfurta suudaan oo qalalaase ka taagan yahay. Madaxwaynaha dalkan Kenya ,ra’isal wasaaraha dalka Uganda iyo raisal wasaaraha dalka Itobiya oo kulan kula yeeshay magalada Juba madaxwaynaha Koonfurat sudan ayaa waxa ay muujiyeen sida…

        Read More

          DAAWO: Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo Finland lagu soo dhaweeyay kana hadlay xaalada Hiiraan

          Helsinki Oct 24,2014(SDN/QJ)-Suldaanka beesha Direed ee Woqooyiga Yurub Suldaan Maxamed Bashiir Geelle oo booqanaya dalka Finland ayaa ka waramay xaaladaha beesha ee gobolka Hiiraan. Suldaan Maxamed Bashiir Geelle ayaa jawaab uu siiyay odeyo reer Hiiraan ah oo besha Sureed ku nisbeeyay Al Shabaab ayaa sheegay in degaanada Hiraan ee la isku hayo ay boqolaa sano degenaayeen…

          Read More

            Halkan Ka Akhri 2-Qoddob Oo Maanta Madaxweyne Siilaanyo Kaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiislaha ahaa

            Hargeysa:Oct,23,2014(SDN/QJ)-shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Siilaanyo, ayaa lagaga Hadlay Qoddobo xaasaasi ah oo aan hore loo arag, kuwaas oo salka ku Haya arrimaha Doorashooyinka dalka kusoo  socda. Sida ay Qurbejoog.com u xaqiijiyeen ilo xogogaal ah oo katirsan qasriga Madaxtooyada somaliland, waxa shirkaas maanta lagaga Hadlay laba qoddob oo xaasaasi ah,…

            Read More

              Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Somaliland oo Ka Hadlay Natiijada Kulamo ay Qaadhaan-bixiyeyaasha la qaateen DAAWO

              Nairobi 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” iyo Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Kulan afar Cisho qaatay oo ay Magaalada Nairobi kula yeesheen Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka taageera Hannaanka Geedi socodka Dimuquraadiyada. Sadexda Gudoomiye ayaa Sheegay inay Cod Midaysan ugu gudbiyeen qaadhaan bixiyeyaasha Arrimaha…

              Read More

                DAAWO Siciid Sulub Oo Eedayn Kulul usoo Jeediyey Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Sidoo kalena Xukumada Ku Eedeyey Abaabulka Xildhibaanada Khilaafka Abuuraya

                Hargeisa23/oc/2014(SDN/Qj)Siciid Sulub Ayaa Eeday Kulaul Dusha Uga Tuuray Gudoomiayaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Isaga Oo Ku Eedeyey Hakinta Uu Galiyey Xeerkii Diwaan Galinta Madiga Ahayd Kaasi Oo Ay Hore Usoo Ansixiyeen Golaha Wakiilasda Somaliland Sidoo Kale \waxa UU Wasiirkii |Hore Ee Guryeynta Somalilans Siciid Sulub Fariin Baldhaan U Diray Saxaafada MAdaxa Banaan HArgeisa/Office…

                Read More

                  Xisbiga Waddani oo Xilkiisii Xoghayaha Arrimaha Dibada Ku Soo Celiyay Prof Fadal

                  Hargaysa 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Shir ay xarunta Xisbiga WADDANI ay ku yeesheen hogaanka Xisbiga maanta oo ay taariikhdu tahay 18-ka October  2014-ka,waxay dib u eegis iyo qiimayn ay ku sameeyeen,asbaabaha uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u cuskaday diidmada in uu xubin ka noqdo Komishanka Doorashooyinka Dr:Maxamed Cismaan Fadal . Hogaanku waxaa uu ku qancay in Dr:Fadals…

                  Read More

                    Xisbiga Mucaaridka Wadani Ayaa Maanta Ka Hadlay Soo Celinta Xeerka Diiwan Galinta Codbixiyasha Dorashoyinka Lagu Wado Inay Dhacaan Sanadka Soo Socda

                    Hargeisa 23/oc/2014(SDN/QJ)xisbiga mucaaridka eee wadani  ayaa maanta ka hadlay  doorashada oo ay  uga digeen  in  dib  loo dhigo  taasi  ay ku sabayen  xeerkan ay golaha guurtidu  dib  u soo celiyen  iyagoo iyagoo masuliyiinta xisbiga wadani ay  xusen  inay xukuumadu  dabada ka riixayso joojinta xeerkasi  oo ay  u soo dhexmarayso  golaha guurtida  sidoo kaena waxay  gudoomiyaha…

                    Read More

                      Muqdisho:Kulan Xalay ay Yeesheen Saraakiisha Xukuumaddu Oo Laga Soo Saaray Go’aamo Dawladdu Kula Wareegi Karto Hantida Umadda

                      Muqdisho:Oct,23,2014(SDN/QJ)-Saraakiisha xukuumadda somalia ugu sarreeya, ayaa shir albaabadu u xidhnaayeen oo ay habeenkii xalay yeesheen, waxa ay kasoo saareen Go’aano amaanka la xidhiidha oo ay sheegeen inay wax ka tarayaan amnidarrada ay dareemayaan shacabka reer Muqdisho. Kulanka xalay ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa shir guddoominaayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna…

                      Read More

                        Dhiigga Dadka Eboluhu Ku Dhacay Oo Daawo Laga Samaynayo

                        Washington:Oct,23,2014(SDN/QJ)-Khubarada caafimaadka dadka iyo daaweynta Cudurrada ku xeesha dheer, ayaa soo bandhigay Hindise cusub oo  lagaga faa’iidaysanayo Bukaanada ka Bogsaday cudurka la Hollin la yahay ee Ebolahha. Soo Jeedinta, ayaa waxa ku qanacday Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO, waxana ay muujisay sida ay warkaas usoo dhaweeynayso. Hay’addu, waxay sheegtay in todobaadyadda soo socda la gaadhsiin…

                        Read More

                          WAR DEG DEGA:Ethiopia oo dalkeeda ka mustaafurisay Cali Khaliif, iyo sababaha keenay arintaas

                          Adis Ababa Oct 23,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Ethiopia ayaa dalkeeda ka mustaafurisay siyaasiga Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan loo caleemo saaray madaxweynaha maamul loogu magacdaray Khaatumo. Cali Khaliif ayaa Adis Ababa u tegay in uu uga qeybgalo shir halkaa loogu qabtay qaar ka mida maamulada dalka Soomaaliya oo ay soo abaabushay hayeda la yiraahdo   Horn Economic and Social…

                          Read More

                            Cudurka Ebolaha Oo Lagu Sheegay Somali Turkiga Wax Ka Barata

                            Ankara:Oct,23,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo dalka Turkiga, ayaa sheegaya in qaar kamid ah ardayda somalida ee Halkaasi waxbarashada u joogta laga helay cudurka Ebolaha. Warkan, ayaa waxa Daabacday wakaalada wararka ee Turkiga Anadol, waxana ay tirada Ardayda somalida ee Xanuunkan lagu arkay lagu sheegay 3-qof, kuwaas la kala dhigay Cisbitaallo ku Kala yaalla gobolada kala ah Izmir…

                            Read More

                              CALI GUREY:DOORASHO-DOON IYO DOORASHO-DIID

                              Hargeysa Oct 23,2014(SDN/QJ)-Guuddoomiyaha 3aad ee xisbiga mucaardka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa is barbar dhigay dhinacyada siyaaseed ee isku maan dhaafsan in dalka uu galo doorashooyin xor ah iyo in madaxweynaha mudada loo kordhiyo. Gudoomiye Cali Gurey ayaa qoraal uu arinkaa ku eegayay waxa uu ku yiri” CAJAB! Anigu xeerka loo gudbiyay Guurtida ee…

                              Read More