Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-Hidaaya Burtinle(SAWIRO)

    Burtinle Oct 19,2014(SDN/QJ)-Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Soomaaliya , Sanad Dugsiyeedkii la soo dhaafayna ee 2013-2014 waxaa uu soo saaray loodkii ugu horeeyay ee dhameeya Waxbarashada Machadka. Xaflad si wayn loo soo agaasimay kuna dheehnayd Muuqaal…

    Read More

      Jaaliyada Somaliland ee Sheffield oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga Somaliland iyo Afhayeenka Madaxtooyada halkan ka daawo sawirada

      London 19Oct14(SDN/QJ) Jaaliyada Somaliland ee Shaffield ayaa soo dhawayn balaran u sameyey wasiirka ganacsiga Dr Muuse Qaasim  iyo Afhayeenka  Madaxwaynaha  Axmed Saleeban Dhuxul kulankan oo ay ka soo qayb galeen Councillor Maxamed  Marouf  Adam Sawahili oo ah gudoomiyaha Jaliyada Isra Xussen ALisxaqi kulanka waxa wasiirku uga mahad celiyiey Jaaliyada somaliland ee sheffield aqoonsiga somaliland ee…

      Read More

        UN Monitoring Group oo warbixintoodii sannadlaha ah ku dartay xogo ka hadlaya ciidamada Somaliland samaynayso ee OPU, xidhiidhka Khaatumo iyo AlShabaab

        Hargeysa 18, Oct 2014 (SDN)- Kooxda Qaramada midoobey u qaabilsan la socoshada dhaqangalka xayiraadda hubka ee saaaran Eriteriya iyo Soomaaliya oo ay Somaliland ku jirto ayaa warbixintoodii sannadlaha ay ugu diyaariyaan guddida golaha qaramada midoobey u xilsaaray Soomaaliya iyo Ereteriya waxa ay sannadkan 2014ka si weyn ugu soo qaadeen Somaliland oo sannadihii hore ku yaraan…

        Read More

          Khilaaf adag oo ka dhex Curtay Golaha Deegaanka Caasimada oo laba garab u kala jabay DAAWO

          Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha deegaanka Caasimada hargaysa oo khilaaf soo kala dhexgalay iyo fadhi ay maanta u balansanaayeen oo buuq ka dhashay ,maayirka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco oo faahfaahiyay ujeedada mooshinka lala damacsanyahay iyo xildhibaanada oo ka hadlay sababta ay mooshinka ula damacsanyihiin. Buuqan Hadheeyay Golaha Deegaanka ee Caasimada ayaa Sababay inuu Fadhigoodii maanta uu…

          Read More

            Xus lagu Midaysan yahay oo loo sameeyay Shuhadadii ku Geeriyootay Halgankii Dib u Xoraynta dalka DAAWO

            Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaflad lagu xusaayay  sodan guuradii ka soo wareegat maalinta loo asteeyay maalinta shuhadadii SNM oo ku began 17 octtober  ayaa lagu qabtay  fagaaraha beerta  xorriyadda magaaladda  hargaysa. Maalintan oo ku astaysan Dagaalkii Burco duuray ku dhex maray Xoogagii Xaq u dirirka SNM iyo Taliskii Siyaad bare ayaa looga dhigay inay Koobsato…

            Read More

              Dab ka Kacay Mid ka Mid ah Studiyeyaasha Idaacada Radio Hargaysa iyo Mas’uuliyiinta Wasaaradda oo ka hadlay

              Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdiwaaxid C/Qaadir C/raxmaan oo ka warbixiyey  ayaa sheegay in haba yaraatee aanu wax khasaare ah gaysanin dabkii yaraa ee saaka qabsaday roog goglonaa mid ka mid ah Studio-yaasha Radio Hargaysa. Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka oo saxaafadda la hadlay…

              Read More

                “Waxa Somaliland jooga oo shiidaal baadhis ka wada afar shirkadood oo caalami ah, kuwaas oo aanu siinay liisan” Wasiirka Macdanta

                London 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka faaqida horumarka Ganacsiga iyo Tijaaradda ee la yidhaahdo   the Arise Global Business Report, ayaa warbixin dheer oo uu baahiyay 15-kii Bishan, waxa uu kaga hadlay shirkadaha shiidaal baadhista ka wada dalka iyo shirkii Maal-gashiga iyo Ganacsiga Somaliland ee toddobaadkii hore lagu qabtay dalka Ingiriiska. “Shirkaddaha shidaalka adduunka ayaa markasta raadiya…

                Read More

                  Xukuumada Rwanda oo Si Weyn uga Cadhootay Telefishanka BBC oo Dib u Soo Fadhay Xasuuqii 1994kii

                  Kigali 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Rwanda ayaa aad uga cadhootay, isla markaana sheegay inaanay ka hadhi doonin Barnaamij markii labaad muddo todbodaad ah ay jawaab ka bixisay Barnaamij oo uu baahiyey Telefishinka BBC, kaasoo lagu magacaabay “Sheekada aan laga warramin ee Rwanda”. Barnaamijka ayaa waxaa ku jiray baadhitaan ay sameeyeen laba Cilmi-baadhe oo u dhashay…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma Jiro Ruux La-taliyeyaashayda ka mid ah oo Xidhiidh la leh Al-Shabaab, Ninka Muuse”

                    Muqdisho 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa ka jawaabay eedayn loogu jeediyey in mid ka mid ah La-taliyeyaashiisa gaarka ahi uu xidhiidh dhaw la leeyahay Xarakada Al-Shabaab ee dawladda dagaalka kula jira, hase-yeeshee, waxa uu Madaxweynuhu ku dooday inaanu jirin Shaqsi isaga la-taliye u ah oo xidhiidh…

                    Read More

                      Madaxa Sharkada Mercedes UK Mr Nigel Smith oo soo dhawayn balaran u sameyey Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland

                      London18Oct14(SDN?QJ)Madaxa sharkada Marcdes ee wadanka uk Director Mr Nigel Smith ayaa soo dhawayn u samayey wasiirka Ganacsiga Somaliland Dr Mussa Qasim iyo Afhayeenka Madaxtooyada Ahmed salebaan Dhuxul kulankan oo ay wahaliyeen xubno ka tirsan Jaaliyada somaliland ee uk ioyo madaxa hayada Afrika Xuseen alisxaaqi kulanka oo xoojinaya xiiriirka somaliland iyo Wadankan uk xaga ganacsiga iyo maalgashiga sharkadan ayaa…

                      Read More

                        Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                        Mogadishu, 18 October 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii uu Madaxweynahu ku tagey Baraawa, Horumarka Waxbarashada Dalka, Xaalada Degmada Ceelbuur, Kulankii Madaxweynaha iyo hay’adaha MEDEF, Horumarka Howlgalada Badweynta Hindiya, Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed…

                        Read More

                          CALI GUREY:MUUSOW MULKIGA ALLAHA OO KELIYA AYAA BIXIYA OO CIDUU DOONO SIIYA. HADANA MARKUU DOONO KA SIIBA EH XAGIISA U NOQO

                          HargeysaOct 18,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka hadlay marxaladihii ku gedaanaa ishortaagi xukuumada ee xafladii SNM iyo kutumashada sharciga dalka. Cali Gurey waxa kale uu talooyin wax ku oola u jeediyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Kulmiye Md Muuse Biixi, qoraal uu arikaa Guddoomiyuhu uga hadlayo ayaa sidan u dhignaa: “Dhibaatada…

                          Read More

                            DAAWO:Raage Omaar oo khudbad taariikh ah ka jeediyay shirkii maagalshiga Somaliland ee London

                            London Oct 18,2014(SDN/QJ)-Wariyaha caanka ah ee Raage Omaar ayaa khudbad taarikhi ah ka jeediyay shirkii maalgashiga ee Britain u qabatay Somaliland. Weriyaha ayaa si mug leh uga waramay taariikhda iyo marxaladahii kala duwanaa ee ay Somaliland soo martay iyo halka ay higsaneyso. Waxa uu Raage uGu baaqay maalqabeenada caalamka in ay ka faaiideystaan fursadaha dhaqaale…

                            Read More

                              Akhri Sababta Shabaabku u Gawraceen Odayga 60-Jirka ah ee Ku Noolaaa Magaalada Barawe

                              Barawe:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar daaha ka Faydaya sababta rasmiga ah ee Kooxda Al-shabaab ay qoorta uga jareen Oday da’ ahaa oo ay habeen hore gurigiisa kala baxeen kadibna qoorta ka jareen. Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay inay shabaabku wali awood ku leeyihiin magaalada, isla-markaanna ay shacabka ku hayaan cuno qabatayn iyo haddidaad joogto ah,…

                              Read More

                                Boko Xaram iyo Nigeria Oo Heshiiyey iyo Xaalka Hablihi Aduubnaa Oo War Fiicani Kasoo Baxayo

                                Lagos:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Dawladda Ka Arrimisa Dalka Nigeria, ayaa sheegtay inay Heshiis xabad joojin ah la gaadhay Kooxda Mayalka adage Ee ka dagaallanta Waqooyiga Nigeria  ee magaceedu yahay Boko Haram. Caawiyaha madaxtooyada Hassan Tukur ayaa sheegay in heshiiska ay ku jiraan siideynta in kabadan 200 oo gabdho iskuuley ah oo Boko Xaraam ay qafaasheen lix bilood ka  hor….

                                Read More

                                  Xarun Lagu Karantiimo Dadka Ebolaha Qaba Oo Muqdisho Laga Furayo

                                  Muqdisho:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Midowga Afrika ayaa sheegaya in  Muqdisho laga furi doono Goob lagu karantiimeeyo dadka qaba xanuunka Ebola, iyadoo xaruntaasina noqon doonto Gudaha Taliska Ciidamada AMISOM. Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maman Sadiiq ayaa sheegey in xaruntani la geyn doono haddii ciidamada nabad illaalinta midkood laga helo cudurka Ebola si markiiba loo xakameeyo…

                                  Read More

                                    Nin Kamid ahaa Rag Gawracay Oday Waayeel ahaa Oo Lagu Qabtay Barawe

                                    Barawe:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Nin kamid ahaa rag Hubaysan oo oday waayeel ah ku gawracay Deegaanka deegaanka Barawe ayaa waxa shalay gacanta kusoo dhigay ciidamada Huwanta ah eeku sugan deegaankaas. Xoogaga Shabaabka, ayaa hoygiisa saqdii dhexe ee habeen hore kala baxay Oday Dhaqameedkaasi, waxayna ku gowraceen meel aan sidaasi uga fogayn hoygiisa, waxayna u muuqatay mid lagu baqdin gelinaayay…

                                    Read More

                                      “Odeyga(siilanyo) sidii Xabiib burqiibana magaciisa nalagu maali maayo, Aniguna xagga madbakha taataaban maayo oo Madbakhu wuu awood badan yahaye…..,” Xildh. Xoog

                                      Hargeysa:Oct,18,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(xoog)oo kamid ah Mudanayaasha Xisbiga waddani ku leeyahay Golaha Wakiillada somaliland, ayaa dhaliilo kulul u jeediyey xukuumaddda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, isagoo sheegay mid cabudhin iyo cadaadin ku caan baxday. Mudane Cabdiraxmaan Xoog oo u warramay qaar kamid ah warbaahinta, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo maanta bulshada kula dhaqmayo dhaqamo…

                                      Read More

                                        Daawo:Somaliland waa Dal Dihin oo Daboolan isla Markaana Buuxiyey Shuruudaha Maalgashiga oo ay ugu Muhiimsan yihiin Nabada, Tartanka iyo Dimuqraadiyadu.

                                        Hargeisa 17/oc/2014(SDN/QJ)Waa La Gaadhay Wakhtigii Lala Iman Lahaa Geesinimo Ku Filan In Lagu Dhiirado Maalgashiga Somaliland “’Now is the time to be bold, brave and invest in Somaliland” Ambassador Neil Wigan’ Siday aynu ognahay xidhiidhka Caalamiga ah ee Dawladaha dhex mara oo Maalgashigu uugu muhiimsan yahay waa muftaaxa kor-u-qaadida dhaqaalaha, la dagaalanka shaqo la’aanta iyo…

                                        Read More