Turkiga Oo Xayiraaddii Ka Qaaday Lacago Malaayin dollar ah Oo Uu Bilkasta Siin Jirey Dawladda Somalia

    Ankara:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Turkiga, ayaa fasaxday oo soo daysay lacagihiii caddaanka ahaa ee Sida Billaha ah u siin jirtey dhiggeeda somalia, taas oo lagu kabi jirey Miisaaniyadda Dawladda. Turkiga, ayaa bil kasta dowladda Soomaaliya siin jiray adduun lacageed oo gaadhaya $4.5 milyan oo dollarka Mareykanka, waxaana lacagahaan la hakiyay bishii December ee sanadkii 2013, markii la…

    Read More

      Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Kasooo Horjeestay Qaranimada Somaliland iyo Jiritaankeedaba

      Garowe:Oct,12,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Warfaafinta iyo Hawlaha Guud ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Axmed Cabdi Xaabsade oo Haatan ku sugan Xarunta Maamulka Puntland ee Garowe, ayaa ku dhawaaqay erayo kadhan ah Somaliland oo uu muddo badan lasoo caano maalay. Mudane Xaabsade oo Quudd-darraynaya Xil wasiirnimo oo laga siiyo dhinaca Maamulka Puntland, ayaa ballan ku qaaday inuu…

      Read More

        Aragtida Madaxweye Siilaanyo ee Shirka Denmark ay dabada ka riixayso DAAWO

        Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu sheegay inaanay Xukuumaddiisu ka qayb-galayn Shir lagaga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo bisha fooda innagu soo haysa lagu qabanayo Magaalada  Copenhagen ee dalka Denmark. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed-Siilaanyo waxa uu sheegay inay Somaliland shirkaas ka qayb-galayso,waase haddii-buu yidhi si gaara oo Soomaaliya ka…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo la Wariyay inuu ka Tanaasulay Hankiisii Murashax ee Doorashada soo Socota Iyo Madaxtooyada oo ka hadashay

          Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inuu go’aansaday inuu ka tanaasulo tartanka Madaxweynenimo ee doorashada soo socota ee 2015-ka. Wararka laga helayo qasriga Madaxtpooyada Somaliland,ayaa intaa ku daraya in Madaxweynuhu laba kulan oo uu ku qabtay Madaxtooyada ku soo bandhigay mawqifkiisan ah inuu ka tanaasulay tartanka Doorashada sanadka dambe haddii…

          Read More

            Wasaaradda Macdanta oo Faahfaahin ka Bixisay Hawl gal Macdan Baadhis ah oo Shirkad Chine ahi ka Bilaabayso Deegaano Gobolka Awdal ah DAAWO

            Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland Siciid Axmed Jibriil ayaa jawaab ka bixiyey hadalo dhawaanahan ka soo yeedhayey dadka deegaanka Baki ee gobolka Awdal oo laga bilaabay hawlo dhinaca macdan baadhis ah. Agaasmaha guud ee wasaarada macdanta oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa waxa uu sheegay inaanay jirin wax…

            Read More

              Dacwadii Mulkiyada iyo La Haanshiyaha Telefishanka Universal oo Weji kale Yeelatay loona Gudbiyay Ingiriiska DAAWO.

              Muqdisho 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Waxaa in Mudo ah Maxkamada Somalia ay ka Garnaqaysay Dacwad ku Saabsan Lahaanshiyaha Telefishanka Universal oo u dhexeeyay Axmed Abukar Mubaarik iyo Cabdiqaadir Axmed Maxamed . Maxkamadu waxay burisay Xukun Maxkamadeed oo hore loo soo saaray in dhinac ka mid ah labada dhinac ee dacwadu u dhaxaysay Waxay Maxkamadu isaga Wareejisay…

              Read More

                Wada Xaajood si rasmi ah ugu Furmay Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedka Punt land

                Garowe 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,ayaa waxaa u furmay wada xaajoodkii ugu horreeyay ee ay isku soo hor fadhiistaan Puntland iyo Soomaaliya ka dib muran siyaasadeed oo soo kala dhex galay labada dhinac. Raysal-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta furay shirka wada-hadalka dowladda Soomaaliya iyo Puntland, kaasoo…

                Read More

                  Afar Kun oo Ruux oo u Geeriyootay Cudurka Ebola iyo Baqo Cararka ka taagan Qaarada Yurub Iyo Tiro Koob la sameeyay

                  Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Tirada dadka u dhintay Cudurka Ebola oo saamayn ballaaadhan ku yeeshay adduunka, ayaa kor u dhaafaysa 4,000 oo qof tan iyo markii uu cudurkani ka dillaacay Galbeedka qaaradda Afrika bishii saddexaad ee sannadkan. Sida lagu baahiyey warbixin hor leh oo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Caafimaadku ka soo saartay cudurkan, ayaa…

                  Read More

                    Siciid Cali Muuse oo ka Hadlay inuu Gudoomiye ka Noqdo Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka DAAWO

                    Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Suxufiga caanka ah ee Siciid Cali Muuse oo muddo sannadood ah ka shaqaynayey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, isla markaana caan ku ahaa Barnaamijyo uu ka mid yahay Bandhigga Ciyaaraha, ayaa ka sheekeeyey markii ay ugu darnayd intii uu Saxaadda Saxaafadda ku jiray iyo dhacdadii ugu yaabka badnayn uguna naxdinta…

                    Read More

                      Mushkiladda Hor-taagan fulinta Xukunnada Dilka ah ee Somaliland iyo Baaqa ay Midowga Yurub Soomaaliya ugu jeediyeen joojinta Dil-ciqaabeedka

                      Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dalalka ku bahoobay Midawga Yurub iyo Qaramada Midoobay, ayaa Mushkilad iyo Caqabad hortaagan ku ah fulinta Xukunnada dilka ah ee ay Maxkamadaha waddamada Islaamka ahi ku ridaan dadka Ciqaabtooda dilka ah ay Diinta Islaamku bannaystay ee Qisaasta ah sida in loo dilo qof, qof dilay iyo wixii la mid ah, dalalkaas…

                      Read More

                        Warbixinta Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                        Mogadishu Oct 12, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Horumarka Boostada Dalka, isku Xirka Qurbojoogta iyo Dowladda, bilowga goobo lacagaha lagala baxo oo ay yeeshaan Bankiyada, Xoreyntii degmada Baraawa, Horumarka Dhaqangelinta Federaalka, booqashada Wasiir Ku…

                        Read More

                          Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo furay shirka wada xaajoodka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland

                          Garoowe, 11, October, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay shirka wada hadalka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo saddex maalmood ka soconaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.Mudane Cabdiweli oo furtitaanka shirka uu ku weheliyey Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku boorriyey labada ergo ee wada…

                          Read More

                            Madaxweynaha oo maanta booqday Baraawe

                            Muqdisho October 11, 2014Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta booqasho ku tegey magaalada Baraawe, oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, oo xarun u ahaan jirtay Kooxda al Shabaab. Fagaaraha weyn ee Baraawe kulan uu dadweynaha kula yeeshay ayaa halkaas waxaa ka hadlay salaaddiinta Gobolka qaar ka mid ah, gaar ahaan…

                            Read More

                              Qaramada Midoobay oo Mas’uuliyiinta Dawlada Federaalka ku eedeeyay inay Hub ka Iibiyeen Alshabaab

                              Muqdisho 11.Oct 2014 (SDN/QJ)–Kooxda Qaramada MIdoobay u qaabilsan Dabagalka Hubka Somalia, ayaa Warbixin ay maanta soo saartay, waxa ay shaaca kaga qaaday tirada Hubka ee Somalia soo gashay iyo wixii deeq ahaan loo siiyey. Hay,adani ayaa shaacisay in dawlada Somaliya hubkii loo gacangaliyay ee lasiiyay isla markiiba lagu arkay suuqa xorta ah ee Muqdisho hubka…

                              Read More

                                Weftigii Madaxweynaha oo Gaadhay Magaalada London iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Hadlay DAAWO

                                London 11.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa Gelinkii Hore ee Maanta Magaalada London. Weftiga Madaxweynuhu Hogaaminayo waxaa Si diiran ugu soo dhaweeyay Madaarka Magaalada London Safiirka Somaliland iyo Xubno door ah oo ka Tirsan Jaaliyada Somaliland Waxaana Halkaasi ka Hadlay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee…

                                Read More

                                  Daawo:Oday Durba Beeen Abuur Ku Tilmaamay Buugii Taariikhda Sheekh Isaxaaq Ee Dhawaan La Soo Bandhigay

                                  Hargeisa 11/oc/2014 (SDN/QJ)Buugii Taarkiihada Sheekh isaxaaq ee dhawaan soo baxay “Waa Taariikh laga been sheegay” waxa uu sheegay in Arooska sheekh Isaxaaq lagu qabtay Gobolka Sanaag.inkasta oo aanan buugan akhriyin iyadoo todobaadkii hore lagu soo bandhigay Hargeyasa,Durba Ninkan Odayga ahi wuu deedefeeyay buuga waxa aanu ku sheegay wax la qorey waxba kama jiraan . Hargeisa…

                                  Read More

                                    Weftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Ka Qayb-galayay shirka Ganacsiga Caalamiga ah oo soo gaadhay London

                                    London 11Oct14(SDN/QJ)Weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud ayaa saaka kasoo degay gegida dayuuradaha caalamiga ee Heathrow Airport.  Weftigan oo kasoo kicitimay dalkii si ay ugu qayb galaan shirka ganacsiga caalamiga ee bisha 14keeda ka dhacaya magaalda London ayaa waxaa ka mid ahaa;   Marwada 1aad ee qaranka Somaliland –…

                                    Read More