Somalia:Shirkii Golaha Wasiirrada Ee Shalay Oo Lagu Ansixiyey Heshiis Wada-shaqayneed Oo ay Yeelan Doonaan Golayaasha Baarlamaanka Iyo Xukuumaddu

    Mogadishu:Oct,10,2014(SDN/QJ)-Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirrada Dawladda Federalka somalia ay shalay yeesheen, ayaa lagu meelmariyey heshiis wada-shaqayneed oo ay yeeshaan Golayaasha Xukuumadda iyo waliba midka Baarlamaanka Somalia oo inta Badan isku dhac dhexdooda ahi iman jirey. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in heshiiskan looga golleeyahay in la isla…

    Read More

      Magaalada Kobane Oo Qarka u Saaran inay Ku Dhacdo Gacanta Kooxda ISIS

      Kabone:Oct,10,2014(SDN/QJ)-Inkastoo ay Maraykanka iyo Isbahaysigiisu wadaan duqaymo ka dhan ah Kooxda Daacish, haddana waxa soo Baxaya warar sheegaya inay Kooxdu kaabiga ku Hayso Magaalada Istaraatiijiga ah ee KABONE. Sarkaal ka tirsan maamulka deegaanka Magaaladu ku taallo, ayaa sheegaya in IS ay xooga soo saareyso, isla markaana ay weeraro rogaal celin ku soo qaadeyso magaalada Kobane…

      Read More

        Madaxtooyada Somaliland Oo Buuhoodle Badhasaab Cusub u Magacowday iyo Ku-xigeenkii Hore Oo La Caydhiyey

        Hargeysa:Oct,10,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Habeenkii xalay Waxa uu Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Buuhoodle, isagoo sidoo kale xilkii ka Qaaday Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Gobolkaas. Madaxweynaha ayaan Magacaabin ciddii Beddeli lahayd Guddoomiye-ku-xigeenka uu Xilka ka qaaday, waxase Sida Muuqatada Hawsha iyo Maamulka Gobolka lagu ogaan Doonaa Guddoomiyaha Cusub ee Xalay Loo Magacaabay Gobolka Buuhoodle. Wareegto kasoo Baxday…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Ogolaaday Xubinta Cusub ee Xisbiga Waddani Komishanka usoo Magacowday, Una Gudbiyey Wakiillada

          Hargeysa:Oct,10,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa Xalay si rasmi ah Qalinka ugu duugay xubinta cusub ee Xisbiga waddani usoo magacaabay inuu uga mid noqdo Guddida Doorashooyinka Qaranka, isagoo u gudbiyey dhinaca Shirguddoonka Wakiillada.  War-saxafadeed kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu sheegay inuu madaxweyne  Siilaanyo xubintaas  u gudbiyey Shirguddoonka, waxana uu ka codsaday inay Waajibaadkooda ka gutaan. Xubinta…

          Read More

            Xisbiga Waddani oo gudbiyay bedelka xubintii lagu celiyay ee ay u xuleen Komishanka cusub ee Doorashooyinka Somaliland

            Hargeysa October, 9 2014 (SDN)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa la sheegay inuu maanta gudbiyay xubinta ay u xuleen Guddiga cusub ee Doorashooyinka Somaliland, kadib markii laba jeer Madaxweynuhu ku celiyay Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo ay hore usoo magacaabeen. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan kasoo baxay xisbiga Waddani iyo Madaxtooyada midkoodna, haddana…

            Read More

              Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Ciidanka Cusub Ee Shidalka Baadhista Ilaalin Doona Iyo Arimaha Doorashooyinka

              Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeen  Ee Xisbiga Ucid  Ayaa  Maanta Ka Hadlay  Wuufuda Faraha Badan Ee Maalmihii Ugu danbeeye Ku Soo qulqulaayey  Somaliland   Arimaha Doorashoyinka Iyo  Waliba Ciidnaka  Cusub  Ee Dhawaan Madaxwaynahu  Dgreto  Ku Dhaqan  Galiyey   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                “Diiwaangelinta Way Fashilantay Waxay ahayd Bahal la Tahriibinayo Oo Dan Gaara Laga Lahaa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe DAAWO

                Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Cadeeyay inuu Fashilmay Mashruucii Diiwaangelinta Madaniga ah ee Xukuumadu dabada ka riixayso. Gudoomiyaha Ucid Waxa uu Xusay in Mudooyinkii u danbeeyay ay Wufuud tiro badani ku soo qulqulayeen Somaliland isagoo Ujeedada Socdaalkooda ku Sifeeyay inay Ka Shaki qabaan in dib u dhac…

                Read More

                  Gudoomiyaha Baanka Dhexe Oo Ka War Bixiyey Kor U kaca Dollarka Iyo Halkuu Ku Danbeeyey Xeerkii Baananka Soamliland

                  Hargaysa 9/oc/2014( SDN/QJ)Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo maanta Qaar ka tirsan Warbaahinta Kula Hadlayay Xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadlay Lacagta Qalaad ee Dollarka oo Kor U Kacay. Waxa uu sheegay in ay Hoos usoo celin Doonaan Maal-Maha Soo Socda,Waxaana Beeniyay Warar Ay warbaahintu Qortay oo sheegaya In Lacagta Cusub ee…

                  Read More

                    Xusuus Dib u Dhugo Qaabkii uu Siilaanyo uga Jawaabay Markii Madaxweynihii Hore ku soo Celiyay Xubintii ay u soo Xuleen Komiishanka Doorashada

                    Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Afartii Caano Maal ee u danbeeyay Saaxada Siyaasada Somaliland laga hadal hayaa Ismaandhaafka ka Dhex Oogmay Xisbiga Waddani iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Salka Ku Haya Sababaha uu u Cuskaday Dib u Soo Celinta Xubintii uu Xisbiga Waddani u soo Xushay Ka Mid Noqoshada Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Tiraba laba Jeer…

                    Read More

                    Baadari Ingiriis ah iyo weftigii Safiirka Kenya ee Markabka kula shiray Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Baroordiiq U Sameeyey Askar Ingiriis Oo Ku Aasan Xabaalaha Gaalada Hargeisa

                    Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Safiirka Ingiriiska u fadhiya Dalka Kiiniya iyo weftigii la socday oo uu kia mid ahaa wadaad Baadari ah ayaa shalay xaflad Baroordiiq ah ugu sameeyey Askartii kaga dhimatay dagaaladdii Adduunka xabaala loo yaqaano kuwa Gaaladda eek u yaala Dooxa Hargeysa. Safiirka Ingiriiska iyo Baadariga ayaa Baroor-diiqdan ku xusay Askartoodaasi, waxanay xabaalaha dhigeen Ubax,…

                    Read More

                      Wasiir Xirsi Oo Aad Uga Cadhooday Maqaal Ay Shabakada Hadhwanaag News Ka Qortay Isago Qaar Ka Mida Saxafadana Ku Tilmamay Budhcad Qalinlay

                      Hargeisa 9/oc/2014(SDN/QJ) Wasiirka madaxtoyada Somaliland Ayaa si aadag  Uga Hadlay Maqaal Ay Dhawaan Shabakada Hadhwanag ka Qortay Oo sheegayey In Wasiirku  Lacag Badan  ugu Gurmaday Ganacsade Makhaaxi Kacday  Kulahaa magalada lendon Ee Cariga Engriska,  Xoriyada Saxaafadu Maaha ku Xad-gudubka Xurmada Qofka iyo Sheegida War aan Sal iyo Raad lahayn! Waxaan Kula Talin Lahaa Shabakada Hadhwanaagnews…

                      Read More

                        Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Shir Laba Maalmod Uga Socaday Dalalka Geeska Africa Dalka Djabuti Oo laga Hadlaayey Arimo Khuseya Geeska Africa

                        Djabuti 9/oc/2014 (SDN/QJ)Shir laba maalmood ka socday magaalada Jabuuti ee Caasimadda waddanka Djibouti oo ay ka qayb-galeen Khoboro ku takhasustay dhinaca Sharciyada iyo Xeerarka oo ka kala yimi dalalka Geeska Afrika oo ay Somaliland-na Xubno metalayaa ka qaybgaleen. Ujeeddada Shirkan ayaa ahaa mid Amniga marinka Maraakiibta ee Badaha ku saabsanaa iyo sidii loo samayn lahaa…

                        Read More

                          Uhuru Kenyata Oo Kusoo Laabtay Dalkiisa Hooyo iyo Kumanaan Shacabkiisa ah Oo Soo Dhaweeyey

                          Nairobi:Oct,09,2014(SDN/QJ)-Madaweyne Uhuru Kenyata oo kasoo degay Gegida diyaaradaha ee Jomo Kenyata, waxyar kadib markii uu hortegay Maxkamadda Dembiyada dagaalka ee The Hague. Boqolaal taageerayaashiisa ah ayaa ku soo dhaweeyay garoonka, kumanaan kalena waxay ku sugan yihiin qaar ka mid ah wadooyiinka waaweyn ee Nairobi si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan madaxweynahooda. Maxkamadda ayaa…

                          Read More

                            Ciidamo Nabadsugid ah Oo Markii u Horaysay la Geeyey Magaalada Baraawe

                            Barawe:Oct,09,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somalia, ayaa Go’aan ku gaadhay inay Ciidamo Bolis iyo Nabadsugid iskugu jira Geysay Gudaha Magaalada Barawe oo dhawaan soo gashay gacanta dawladda. Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in ciidamadan la geynayo ay yihiin kuwo ka qeyb qaadanaya sugida amniga, waxaana uu cadeeyay inuu socdo qorshe ku aadan sidii ciidamada…

                            Read More

                              Suxufiyiinta Ku Xidhan Muqdisho Oo Booqashadooda Laga Soo Saaray Awaamiir Culus

                              Muqdisho:Oct,09,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Garsoorka Somalia, ayaa awaamiir cusub kasoo saartay Booqashooyinka loogu tegayo saxafiyiinta ku xidhan Magaalada Muqdisho oo aan wali wax xukun ahi ku dhicin. Wasaarada Garsoorka, ayaa waxay Taliska Ciidanka Asluubta oo Maamula Xabsiga Dhexe u gudbisay qoraal, ay ku cadeyneyso inaanay Suxufiyiintu Xabsiga Dhexe ku soo booqan karin wax ka baxsan eheladooda. Wasaaradu, ayaa…

                              Read More

                                Xajkii oo guul ugu soo dhamaday Muslimiinta(SAWIRO)

                                Maka Oct 09,20149SDN/QJ)- Dowlada Sucuudiga yaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan. Dowlada Sucuudiga ayaa xil weyn iska saartay sidii loo yareyn lahaa khasaarooyinka ka dhasha ciriiriga xad dhaafka  ah ee ka jira Dawaafka Kacbada iyo Dhagax tuurka, waxaana dowaldu diyaarisay…

                                Read More

                                  Ciidanka Ammaanka Finland Oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro Looga Shakisan yahay Inay Al-shabaab Xidhiidh la lahaayeen Al-shabaab

                                  Helsinki:Oct,09,2014(SDN/QJ)-War Kasoo Baxay Laamaha Ammaanka ee Dalka Finland, ayaa sheegaya in saddex N        in oo dhalashada wadankaas haystaa maalintii salaasadii loo xidhay shaki dhinaca argagixisada ah. Xaafiiska Baadhista Dalka Norway ee Loo yaqaano NBI,  ayaa sheegay ragas la xidhay markii la helay xogo rasmi ah oo loo soo gudbiyay hay’adaha Wardoonka. Waxaaney ka gaabsadeen inay…

                                  Read More

                                    “Dadkii markii ay qarannimadii waayeen ee waxa wax lagu cabbiraa qabiil noqday ayay qabyaaladdii iskaga noqdeen.” Boobe Yuusuf Ducaale.

                                    Hargeysa:Oct,09,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si adag uga Hadlay sida magacii iyo Muunadii qaranimada somaliland uliin baxay ee uu u yeeshay waji qabiil iyo reernimo xilli la doonayey in dadka qarinamada laga dhaadhicyo. Mujaahidka oo qoraal uu kaga hadlayo sida loo qiimo riday saraakiishii dhawaan lagu…

                                    Read More