Qaar Ka mid ah Wariyaayaashii iyo Hawl wadeenadii StarTV oo Si Rasmi ah uga mid noqday Shaqaalaha TV-ga Qaranka Somalia.
London 05Oc14(SDN/QJ) Qaar Ka mid ah Wariyaayaashii iyo Hawl wadeenadii StarTV oo Si Rasmi ah uga mid noqday Shaqaalaha TV-ga Qaranka Somalia.ka dib markii tvgas hawada ka baxay Xubnahan oo ka mid ah Wariyayaashii ka hawl gali Jiray StarTV ayaa waxa ay si Rasmi ah uga mid noqdeen Shaqaalaha TV-ga Dawlada Somaliya Xarunta uu ku…
