Siday Bulshada Magaalada Burco uga Hadleen Jidad Cusub oo Laami ah oo Laga Hirgaliyay Magaaladaas DAAWO

    Burco 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dadwaynaha magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer,ayaa ka dareen celiyay isla markaana si weyn u soo dhaweeyeen dhismayaasha jidadka cusub ee laamiga ah ee laga hir galiyay gudaha magaalada Burco. Hadaba halkan ka daawo sida ay uga hadleen dadweynaha magaalada Burco waddooyinka cusub ee dawladda hoose ee Burco ay ku soo…

    Read More

      DAAWO : Dagaalkii Suugaanta oo Dib u bilaabmay Iyo Abwaan Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro Dawasho Wacan

      London 7Oct14(SDN) Waxa wadankan Uk ka bilaabmay  Dagaalkii Suugaanta oo Dib u ga bilaabmay Abwaaniinta la kala safan Xisbiyada Qaranka iyo   Abwaanka qarniga ee Siciid Abukar  Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro  ee u tiriyey Abwaan Dhaglas  iyo abwaan Dhaglas oo sheegay inuu soo tiin doono heeso kale oo lagu tageerayo…

      Read More

        Madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Maxamed Cusman Cumar

        Maka, Boqortooyada Sucuudiga, 07 Oktoobar 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha u naxariistee Danjire marxuum Maxamed Cusman Cumar, oo ku geeriyooday London xanuun hayey awgiis. “Innaa Lillaahi wa innaa Illayhi raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen samir iyo iimaan naga siiyo Danjire…

        Read More

          Magacyada 6 xubnood oo Guddiga Doorashooyinka loo xulay oo Madaxweyne Siilaanyo caawa u gudbiyay Golaha Wakiilada

          Hargeysa October, 6 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa golaha Wakiilada u gudbiyay 6 ka mid ah xubnaha loo xulay Guddiga Doorashooyinka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed caawa kasoo baxay xarunta Madaxtooyada, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu golaha Wakiilada u gudbiyay lix xubnood ka mida Komishanka cusub ee doorashooyinka, kuwaasoo buuxiyay shuruudaha xeerku tilmaamay,…

          Read More

            Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay Xaalado Cusub oo ka soo Kordhay Baraawe DAAWO

            Muqdisho 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Raysal-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka arrimaha gudaha, Taliyaha Ciidammada iyo Raysal-wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Soomaailya, ayaa maanta si wada-jir ah uga hadlay la wareegidda xaruntii guud ee Al-Shabaab ee Baraawe. Raysal-wasaaraha Federaalka Soomaaliya waxa uu ku sheegay hadalka uu jeediyey…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Mar labaad Xisbiga Waddani Ku Celiyay Xubintii ay u soo Xuleen Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Asbaabaha uu u Cuskaday

              Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne dib ugu soo celiyey Xisbiga Waddani inay Dib-u-soo Xulaan Xubinta Guddida Doorashooyinka Qaranka. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul Waxa uu Madaxweynuhu Tixraacay qoraal ay u soo Gudbiyeen Xisbiga Waddani isla markaana…

              Read More

                Madaxweynaha Kenya oo Sheegay inuu Arbacada Hortagayo Maxkamada Caalamiga ah ee Denbiyada Dagaalka iyo Xilkii oo uu kaga tagayo Ku Xigeenkiisa

                Nairobi 06.Oct 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Markii kowaad Daboolka ka qaaday inuu Qaabili doono oo Hor tagi doono maxkamadda dambiyada adduunka, kaddib markii ay Sidaas ka Codsadeen garsoorayaasha Maxkamadu.   Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Wajihi doona Maxkamada Dhagaraha Adduunka 8 Bishan October, oo Ku Beegan Maalinta Arbacada ee Soo Socota.   Uhru…

                Read More

                  Ingiriiska oo Mar kale Madaxweyne Siilaanyo Ku Casuumaya Markab Ciidan iyo arrimaha laga wada xaajoonayo

                  Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Safiirka dawladda Britain u fadhiya Somaliland/Somalia Neil Wigan, ayaa sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo kala hadlay inay wada hadallo ku yeeshaan masuuliyiin ka tirsan Ingiriiska Markab ciidan oo lagu wado inuu caawa soo istaago magaalo xeebeedda Berbera. safiirka dawladda Britain u fadhiya Somaliland/Somalia Neil Wigan ayaa maanta kulan xarunta madaxtooyadda Somaliland Kula…

                  Read More

                    Halkan Ka Daawo:Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr. Neil Wigan.

                    Hargeisa 6/oc/2014(SDN/QJ)Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi  Mr. Neil Wigan. Waxaana kulankaasi ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane, Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka. Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      War Degdeg ah: Al-shabaab Oo Saaka Soo Weerartay Magaalada Barawe, Gudahana u Soo Gashay

                      Barawe:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Xoogag Ka Tirsan Ururka Al-shabaab, ayaa Saaka Weerar culus kusoo qaaday Magaalada Barawe oo ay dhawaan iskaga Baxeen. Dadka deegaanka Baraawe ayaa soo warinaya inay maqlayeen dhawaqa rasaas aad u xoogan iyo madaafiic dagaalka la isku weydaarsanaayay, waxaana ay sheegeen in dagaalka uu ka dhacayay Koontaroolka Magaalada laga soo galo iyo wado ku aadan dhanka…

                      Read More

                        Imaaraadka Carabta Oo Dhismayaal ay Somalia Ka Fulin Lahaayeen Ku Xidhay Shuruudo Dadka Somalida ahi Liqi Kari Waayeen

                        Muqdisho:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Xukuumadda Xasan sheikh usoo bandhigtay Qorshe ay ugu dhisayso Dhismayaal qurux baddan oo ay Baarlamaanka Somalia uga dhisaan Xarunta ay Haatan ku shiraan. Bandhiggan ka yimi dhinaca Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa waxa ku xidhan sida la sheegayo shuruudo lagaga soo horjeedo Horumarka Turkigu ka wado Magaalada Muqdisho iyo Gebi ahaanba dhulka…

                        Read More

                          Akhri Taariikh Nololeedka Marxuum Danjire Maxamed Cisman Cumar Oo Geeriyooday

                          Muqdisho:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Magaalada London ee Carriga Ingiriiska waxa maalintii dorraad ee Ciidda ahayd ku Geeriyooday Allah ha u naxariistee Marxuum Ambassador Maxamed Cusmaan Cumar oo Muddo Halkaas ku Xanuunsanayey. Halkan waxa aynu kusoo bandhigi doonaa Qoraal kooban oo ka warramaya shaqooyinkii uu marxuumku u soo qabtay qaranka somaliyeed muddadii uu diblomaasiyadda kusoo jirey. Marxuum Ambassador Maxmed Cismaan…

                          Read More

                            “Laascaanood Waxay kamid tahay dhulka Puntland, cidda joogtaana hada koley waxay ku joogtaa Afduub xoog ayaa lagu haystaa laakiin…..”Madaxweyne Gaas.

                            Garowe:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Somaliyeed Ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (gaas), ayaa waraysi uu siiyey kaga Hadlay Arrimaha Muranka ka taagaan Deeganada Bariga Sanaag iyo Koongurta Gobolka Sool oo maamulkiisu sheegto. Mudane Gaas waxa uu ku adkaystay in Deegaanadaasi ay katirsan yihiin Dhulka Maamulkiisa ku Abtrisada, isla-markaana ay Somaliland si xoog ah kaga Haysato. Isagoo ka…

                            Read More

                              Ka Bixitaanka Magaalada Baraawe Oo Lagu Tilmaamay Gabalkii Al-shabaab Oo Sii Dhacaya

                              Baraawe:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Xoogagga AMISOM iyo Dawladda Federalka ah ee Gacanta ku dhigay Magaalo xeebeedda Barawe, ayaa Guul iyo horumar ku tilmaamay tallaabadaas, waxana ay ku adkaysanayaan inay si fudud Goobaha Hadhsan u qabsan doonaan. Silas Ntigurirwa, Taliyaha Ciidanka AMISOM ayaa sheegay in La wareegista Baraawe ay ka dhigan tahay Gabalkii Al shabaab oo dhacay mar haddii Xaruntoodii…

                              Read More

                                “Inta ay Somaliland dadkeenu sii kala jeedo, inta ay Somaliland dhexdeeda wax kala tabanayso, oo ay iyadu is eegayso, cid walba wey ku soo dhacaysa” Fu’aad Aadan Cade

                                Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)-La taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Barri Fu’aad Aadan Cadde, kana mid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland, ayaa waxa uu sheegay in inta wax la kala tabanayo oo ay Somaliland iyadu is eegayso inay cid walba faraha la soo galayso, oo arimaheeda la soo fara gashanayo, cadawna uu ka faa’iidaysanayo, waxaanu ku baaqay in…

                                Read More

                                  “Markii Madax bannaanida Somaliland lagu dhawaaqay Wax Qorshe ah looma samayn,Ilaa maantana Qorshe la’aantii ayaa lagu Jiraa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

                                  Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimadii dhex martay Somaliland iyo Somalia ay ahayd Jibo waxa uu intaas ku ladhay in Markii lala Soo Noqonayay Madax bannaanida Somaliland aan la samayn wax qorshe ah, Isla markaana aanu Jirin Wax Siyaasad ah oo loo dejiyay . Gudoomiyaha Xisbiga…

                                  Read More

                                    “Xisbigii dadku u Hiiliyay ee Kulmiye inuu dadkii la ambaday oo la Lulamay Ummadii waxay…”Murashaxa Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga Ucid DAAWO

                                    Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid C/rashiid Xasan Mataan ayaa Sheegay in Xukuumada Maanta Jirtaa ay ku Sifowday Hab dhaqan kasta oo Dawlad laga rajo dhigay ay Leedahay Sida Eex,Musuq Maasuq,Ku Tumashada Sharciga iyo Waxyaabaha kale ee Xumeeya Haykalka Dawladnimada . Murashaxa Madaxweyne Xigeenka xisbiga Ucid oo hadal ka Jeediyay Munaasibad…

                                    Read More

                                      Gudoomiyaha Wargaysyada Haatuf iyo Somaliland Times oo Isbarbar dhigay Madaxweyne Siilaanyo iyo Daahir Rayaale DAAWO

                                      Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Haatuf iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in labadaas wargeys ay wali u xidhan yihiin Madaxwayne Siilaanyo iyo qoyskiisa. Waraysi uu siiyey HCTV oo la baahiyey ayaa Yuusuf waxa uu xayiraadii ay xukuumadu ku soo rogtay labadda wargeyska ku tilmaamay sharci daro iyo dhaqan-xumo aan hore u dhicin….

                                      Read More

                                        “Alloow Awdal iyo Udub Soo Celi” Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen DAAWO

                                        Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid uu Si Diiran u Soo dhaweeyay Taageerayaal ku soo Biiray Xisbiga Ucid Kuwaas oo Markii hore ka mid ahaa Ururadii Siyaasada ee ku Guuldaraystay inay u soo baxaan Sadexda Xisbi qaran kuna kala Jiray Ururadii Rays, Dalsan iyo Xaqsoor. Madal Siyaasadeed oo Xisbigu ugu Qabtay…

                                        Read More

                                          Denmark oo Muwaadiniinteeda uga Digtay u Safrida Somalia oo ay Joogaan ayay Yidhaahdeen Kooxda Xidhiidhka la leh Daacish

                                          Denmark 06.Oct 2014 (SDN/QJ)-Dawladda Denmark,ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay booqasho ku tagaan dalka Soomaaliya iyo waddammo kale oo  ka mid ah waddamada Islaamka gaar ahaan dalalka ay ka socdaan duqaymaha isbahaysiga Maraykanku hoggaaminayo ee lagag soo hor jeedo kooxda ISIS. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimha Dibadda Dowladda Denmark  sheegay in ay muwaadiniintooduaanay u safri…

                                          Read More