Madaxweyne Ku Xigeenka Maraykanka oo Xaal Siiyay Madaxweynaha Turkiga Kana Raali Geliyay Hadal uu Warbaahinta u Sheegay
Washington 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Dalka Maraykanka Mr John Bidden ayaa raalligelin buuxda siiyey Madaxweynaha Dalka Turkiga taasoo ku soo beegmaysa Saacado ka dib markii uu Madaxweynaha Turkigu ka dalbaday Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka inuu raalligelin ka bixiyo hadaladii uu ka sheegay ee ku saabsanaa in Rajab Dayib ordogan hore u sheegay in…
