Wasaaradda waxbarashada oo imtixaantay 200 macallin
Muqdishu Oct 01,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta imtixaan ka qaadday 200 macallin oo la doonayo inay qeyb ka noqdaan mashruuca ‘Aada Dugsiyada’ ee ay dowladdu ku dhawaaqday sanadkii hore. Imtixaanka waxaa lagu qabtay Dugsiga Macallin Jaamac ee degmada Xamarweyne. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Xaamud Cali Xasan ayaa…
