Khilaafada Islaamiga ah Ee Daacish Oo Caasimadda Baqdaad Kaabiga U Saaran
Baqdad:Sep,30,2014.2014(SDN/QJ)-Khilaafada Islaamiga ah ee Daacish, ayaa dedaalkoodii ugu dambeeyey ugu jira sidii ay ugu dhawaan lahaayeen Magaalada Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad. Kooxdan ayaa horumar ballaadhan ka samaysay Dagaal cusub oo ay Halkaas ka waddo inkastoo ay xulufo caalami ah ku Hayaan weerarro joogto ah,balse waxa la aaminsan yahay inaan wali xal waara loo helin…
