Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Ka Qaybgeli Doona Qalanjabinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa

    Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka qaybgalo munaasibadda loo samayn doono ardayda ka qalinjabinaysa Jaamacadda Hargeysa. Munaasibaddan oo lagu waddo in maanta lagu qabto xarunta Jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa sidoo kale madaxweynaha ku wehelin doono raxanta ugu badan Golihiisa Wasiirrada, Xubno Baarlamaanka iyo Guurtida ka tirsan, cuqaal iyo waxgarad…

    Read More

      Qoraagii Buuga Xamaasada Diineed abuuray ee Xadka Ridada Maxaa Ka Run ah oo Jawaab ka Bixiyay Dhaliilihii Sh.Maxamed Umal {DHAGAYSO}

      Nairobi 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cabdi-siciid Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxa uu dhowaan ku soo bandhigay Buug cusub oo uu qoray oo uu qoraaga ugu magac daray XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH!. Kadib Markii Buugaasi la soo bandhigay ayaa waxaa naqdiyay oo ka hor yimid…

      Read More

        Haweenayda lagu Naanayso Carmalka Cad oo ahayd Maskaxdii Hogaaminaysay Weerarkii West gate oo ku Biirtay Kooxda Daacish

        Dimishiq 29.Sep 2014 (SDN/QJ)-  Sida uu daabacay wargeyska Daily star ee wadanka Britain  sirdoonka Dalkaasi ayaa aamisan in haweeneedda la yidhaahdo “Carmalka Cad” ee Samantha Lewthwaite in ay ku biirtay kooxda Daacish  iminkana ay ka barbar dagaalamayso kooxdaaasi  gudaha Syria. Haweenaydan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Britain ayaa la aaminsan yahay in ay…

        Read More

          Madaxweynaha Galmudug oo Xeelad Dublamaasiyadeed ku oggolaaday in wada-hadal lagu dhammeeyo xiisadda Gaalkacyo

          Gaalkacayo 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa  ku dhawaaqay inuu oggolaaday baaq Axaddii Doraad uu soo saaray raysul wasaaraha Soomaaliya oo ku aaddanaa in wada-hadal lagu dhammeeyo xiisadda duullimaadyada garoomada Gaalkacyo. Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay inuu maamulkiisa diyaar u yahay inuu wada-hadal la galo maamulka ay deriska yihiin ee Puntland,…

          Read More

            Punt land oo ku Gacan Saydhay Meel adagna iska taagtay in Wadaag lagu noqdo Garoonka Gaalkacayo ee Xiisada ka abuuray Gal Mudug iyo Punt land

            Gaalkacayo 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowlada Puntland ayaa waxay si xoogan uga  biyo diiday in Maamulka Garoonka Galkacyo uu la wadaago Maamulka Galmudug, oo ka arrimiya Koonfurta Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug. Waxay tani ka dambeysay markii Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed uu doraad ku baaqay in labada Maamul, ay ka wada hadlaan xiisada ka…

            Read More

              Degmada Taleex oo ay Gaadheen Wefti Khaatumo ah iyo Ciidamada Qaranka oo Heegan Buuxa ku Jira

              Taleex 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wefti ka socda kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo ayaa markii u horreysay la sheegay inuu gaadhay degmada Taleex ee Gobolka SOOL ee Somaliland. Xubnaha Weftigan oo ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno,Madax-dhaqameed iyo Waxgarad ka tirsan Khaatumo oo kasoo kicitimay Deegaanka Mudul-eerigo oo Koonfur kaga beegan Magaalada Laas-caanood ee Gobolka SOOL oo ah…

              Read More

                Wasiir Cadami oo Si layaab leh uga Jawaabay Halka uu ku danbeeyay Heshiiskii Raysal-wasaare-nimo ee Cadami & KULMIYE dhex-maray 2008 iyo Baadhista dilkii Qorilugud!!!

                Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in loo baahan yahay ku dhiirrashada wax ka beddel lagu sameeyo Sharciga dalka si loogu helo farsamo lagu meeleeyo Beelaha darafyada qaarkood oo ay tahay inay fursad u helaan hanashada Madaxtinnimada iyo hoggaaminta dalka. Wasiirka Gaashaandhiggu waxa uu si farshannimo leh uga…

                Read More

                  Halkan Ka daawo:Badhasabka Sanaag Oo Kormel Uu Ku Dar-darlinayo Diiwan Galinta Madaniga Ah Ka Bilaabay Deganada Ceerigabo Hoos Taga

                  Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka gobalka sanaag  maxamud cali ramax ayaa maanta kormer  indho indhayna ku soo maray deegano  ka mida ceerigabo  safarka kormerka oo mudo  laba casho aha qaatay  waxa u ku slaysanaa  dardargalinta diiwan galinta madaniga oo dhawan laga bilabi doono deganadasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com  

                  Read More

                    Halka Ka Daawo:Wasiirka Biyaha Somaliland Ayaa Mashruc Lagu Baladhinayo Biyaha Maanta Ka Furay Magaalada Burco

                    Hargeisa  28/9/2014(SDN/QJ)wasiirka biyaha somaliland ayaa maanta magaalada burco  ka furay  mashruu lagu horumarinayo  biyaha magaladasi  burco mashruucani  oo ay hirgalinayso sanduuqa hurumarinta somaliland  ayaa waxa uu wasirku shegay  in lagu  in dhawan laga  bilabo  mashurasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews,com

                    Read More

                      Todoba Bilood kadib oo uu Maanta Mulkiilaha Universal Tv raali Gelin ka Bixiyay Barnaamijyadii Sababay in laga Xayiro Somaliland DAAWO

                      Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ) Mulkiilaha televionka Universal Axmed Abuubakar ayaa maanta  raaligalin  ka siiyey  shacabka somaliland iyo xukumadiisaba barnamijyadii  laga baahiyay Telefishankiisa Gaar ahaan Faaliyaha Qaranka Mudo Todoba Bilood ka Hor Kaas oo Si Weyn ay uga Cadhootay Xukuumada iyo Shacabka Somaliland Isla markaana lagu gaystay Xadgudubyo Shakhsi ah. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse…

                      Read More

                        Safaarada Turkiga Ee Magaalada Hargeysa Oo Si Rasmi Ah U Baahisay Inay Bilowday Bixinta Fiisayasha Wadanka Turkiga Oo Ay Shacabku Si Weyn U Soo Dhaweeyen

                        Hargeisa 28/9/2014 (SDN/QJ)Qunsuliyada Ay Dawladda Turkigu Ku Leedahay Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland Ayaa Bilowday Bixinta Fiisayaasha Lagu Galayo Wadankeeda, Ka Dib Dhawr Bilood Oo Ay Furnayd. Qoraal Kooban Oo Ay Qunsuliyadu Ku Baahisay Barta Ay Ku Leedahay Twitterka, Waxay Ku Sheegtay In Laga Bilaabo 26 September La Bilaabay Bixinta Fiisayaasha. “Qunsuliyada Turkiga Ee Hargeysa…

                        Read More

                          Halkan ka Daawo:“Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                          28Sep14 (SDN/QJ) “Halkan ka daawo Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir. C.raxmaan C.qaadir Waxa uu sheegay in Qoyskiisa reer C.qaadir iyo Qoyska Madaxweyne Siilaanyo uu ka dhexeeyo Xidhiidh Qoto dheer oo Gaadhaya Konton Sanno waxa uu Xusay in Madaxweynaha iyo Xaaskiisaba uu Midba Gooni u yaqaanay…

                          Read More

                            Mulkiilaha Tvga Universal oo Rali galin ka siyey Shacabka Somaliland iyo Xukumada iyo xafiiskii hargaysa oo la furi doono

                            London28Sep14(SDN/QJ) Mulkiilaha tvga Universal Eng :Axmed oo cajalad raali galina u diray shacabka reer somaliland iyo xukumada vidyawgan oo la gaarisiyey xarunta xafiiska hargaysa oo loo soo bandhigi doono shacabka iyo heshiiska xukumada iyo tvga universal kala saxiixdeen oo uu goob joog ka yahay wasiirka warfaafinta iyo xubno wasiiro heshiiskan oo dhiga baahinta wararka somaliland…

                            Read More

                              “Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

                              Hargeysa:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka mid  ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka ayaa beeniyey warar Warbaahintu ka Baahisay oo sheegayey inay Heshiis dhinaca siyaasadda ah wada Gaadheen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore dhinaca siyaasadda uga kala irdhoobeen. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo maanta warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa  qiray inuu jiro heshiis Hoose…

                              Read More