Xulka Haweenka Dalka Qatar Oo Xijaab Dartii Uga Baxay Ciyaaraha Kubadda Kolayga Asia

    Doha:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Xulka Haweenka ee Dalka Qatar uga qaybgelayey tartanka Kubadda Kolayga ee qaaradda Asia, ayaa iskaga Baxay tartankaas, kadib markii loo diiday xijaabta timaha lagu daboolo oo ay  xidhnaayeen. Kooxda Qatar ayaa codsatay inay ku ciyaaraan xijaabka, balse arrintan waxaa diiday xidhiidhka kubada Kolayga caalamiga ah ee FIBA oo sheegay in dastuurkooda uu ku qoran yahay…

    Read More

      Dalka Brazil Oo Hawada Kusii Daayey Kumanaan Kaneeco ah Daawo ahaan Loo Isticmaalayo

      Rio Djenerio:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Kooxo khubaro caafimaad ah oo u dhashay dalka Brazil, ayaa hawada dalkaasi kusii daayey Kumanaan kamid ah noocyada kaneecada ah, si looga hortago xanuunka Denque Fever oo dalkaas faro baas ku haya. Nooca kaneecada cusub ee hawada lagu beeray, ayaa khubaradu sheegeen inay ka hortegayso cudurkaas, kaas oo ka dhasha isla kaneecada, balse nooc…

      Read More

        Sarkaalkii Budhcad-badeeda Somalidda Mudug ugu Caansanaa Oo Ku Dhintay Muran Ka Dhashay Lacagtii Laga Qaaday Wariyihii Maraykanka ahaa Ee Lasii Daayey Dhawaan

        Galkacyo:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Koox Budhcad soomali ah oo muddo  laba sano ka badan afduub u haysatay Wariye Reer Galbeed ah, ayaa isku rasaaseeyey lacago madax-furasho ah oo ay wariyahaas ka qaateen sii dayntiisa. Lacagta kooxdan budhcadda ah la siiyey, ayaa qaddarkeeda lagu sheegay ugu yaraan Hal Milyan iyo Lix Boqol oo Kun oo Dollar, taas oo keentay inay…

        Read More

          Xayiraad Caalami ah Oo La Saaray Hoggaamiyaha Cusub ee Ururka Al-shabaab

          New York:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa xayiraad saartay Hoggaamiyaha cusub ee ururka Al-shabaab ay dhawaan doorteen oo aan hore loo aqoonin. Guddida gaarka u ah Ammaanka ee qaramada midoobay, iyagoo tixraacaya qaraaradada 751 ee soo Baxay 1992 iyo 1907 iyo 2009 ee kusaabsan walaaca Somalia iyo Eretria, waxa uu go’aamiyay in hogaamiyaha cusub ee Al-shabab…

          Read More

            DAAWO:Faarax Shirdoon”dagaalku joogsan maayo ilaa aqalka cad aanu calan madow ka taagno

            Mosul Sept 26,2014(SDN/QJ)-Nin uu adeer u yahay raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid oo mudo ahaa reer Canada isla markaana u Jihad tegey dalka Ciraaq ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waramay xaalado dhawr ah. Wareysiga uu bixiyay Faarax Maxamed Shirdoon ee uu siiyay VICE tv ayuu uga waramay ujjeedooyinka kooxda ISIS ee ka…

            Read More

              Dowladda Somalia oo ku dhawaaqay Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa

              Mogadishu, 26 September 2014(SDN/QJ0 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow, ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya. Wasiirka ayaa ugu horreyntii yiri “Musuqmaasuqa waa noocyo badan yahay waxaana ka mid ah Laaluush , dhaqaalaha dalka oo la lunsado, shaqada oo la siiyo saaxiibada iyo qaraabada, sharciga oo la is hortaago,…

              Read More

                Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta

                Muqdisho, 26, September, 2014(SDN/QJ)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Heshiishka Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta, waxana Heshiiskan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wax badan ka tarayaa ilaalinta Xuquuqda carruurta Soomalaiyeed….

                Read More

                  Daawo Sawiro;Casho sharaf Sheekh Maxamed Aadan ..Imaamka Masaajidka Cali Mataan Hargaysa..Lasoco Warbixin kooban…

                  London26Sep14(SDN/QJ) jaaliyada somaliland ee uk uu gudoomiye u yahay imaan ayaa waxay casho sharaf u sameyeen imaamamka masjidka Cali Mataan oo booqasho ku jogay wadankan uk , isaga oo casuumad ka helay jaaliyada somaliland ee biristol imaamka ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybo kale oo ka mida jaaliyada somaliland  . halkan sawiro ka mida…

                  Read More

                    Xukumada Somaliland oo goaansatay inay Tvga Universal u soo celiso sii daynta tabinta wararka iyo inay dib u furtaan Xafiiskiisa Somaliland

                    London 26Sep14(SDN/QJ) xukumada somalialnd ayaa waxaywada hadal ay la waday tvga universal waxay goaan satay inay xayiradii ka qaado tvga universal sida ay heshay warbaahinta qurbejoog , waxana tvga universal iyo wasarada warfaafintu ay goaan sadeen inay heshiis cusub wada galaan iyo in tvga universal uu  tabiyo wararka xisbiga kulmiye iyo horumarka somaliland , heshiskan…

                    Read More

                      “Dadka reer Somaliland waa dad xor ah oo xaq u leh madax-banaanidooda,Dawlada Xamar waxay cadaysatay Cadaawada ay u qabto Somaliland” Wasiirka Madaxtooyada

                      Hargaysa 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka madaxtooyada ayaa ka hadlay qaadashada kaadhka dhalashada oo maanta si tijaabo ah looga bilaabay Caasimada Somaliland ee Hargaysa,isagoo sheegay inay dadka reer Somaliland Xoryihiin .Sidaasina waxa uu ku sheegay qoraal ku baahiyay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga . Waxanu yidhi “ Dadka Reer Somaliland Waa Dad Xor Ah Oo Xaq…

                      Read More

                        Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Galabta Deegaanka Dhahar ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Punt land

                        Dhahar 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gelinkii danbe ee maanta ayaa waxa magaalada Dhahar ee Sanaag-bari dagaal ku dhexmaay ciidammada qaranka Somaliland iyo Ciidanka  Maammul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Waxana inta la hubo dhinaca Somaliland ka dhaawacmay hal askari halka dhinaca Puntland uu ka Dhintay Hal Askari halka la sheegayo in dhaawacyo badani jiraan   “Waxa yimid nin …

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo: Qaar Ka Mida Odayaal Dhaqmeedka Somailiand Oo Saaka Ka QaybQaatay Kaadha Dhalashada Somailaind

                          Hargeisa 25/9/2014 (SDN/QJ)Qaar  ka mida salaadinta somaliand ayaa iyagu  saaka ka qaybqaatay  kaadhka diiwan ngalinta madainga ah oo  iyagu  qaatay  iyagoo dadka rer somaililand meel kastoaw  joogan ugu baaqay  inay  qaatan  tasi  cadaynaysa in  muwaadinka   somaililanderka  kaga duwananayun  dadka kale  kaasi oo waxbadan  ka tari  doonta tiro kobka shacabka somailaind Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

                            Muqdisho, 24, September, 2014(QJ/SDN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ka dib markii uu safar shaqo ku tegay waddamada Britain iyo Norway. Xubno ka tirsan golayaasha dawladda, saraakiil dawladeed, ururada bulshada rayidka ah iyo dadweynaha gobolka Banaadir ayaa Ra’iisul Wasaaraha…

                            Read More

                              Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta

                              Muqdisho, 25, September, 2014(QJS/DN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Heshiishka Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta, waxana Heshiiskan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wax badan ka tarayaa ilaalinta Xuquuqda carruurta Soomalaiyeed….

                              Read More

                                Wasiir Waran Cade Oo Bilaabay Diiwan Galintii Madaniga Ah Iyadoon La Ansaxin Xeerkii Diiwan Galinta Ah Madaniga Xalayna Qalabkii Diiwan Galinta Si Qarsoon Ugu daad Gureeyey Gobalada Iyo degmoyinka Somaliland

                                Hargeisa (SDN/QJ)Xukuumada Siilaanyo Ayaa Si Qarsoodi Ah U Bilowday Diwaan Galinta Muwaadiniinta Taasi Oo Ilaa Hada Xeerkeedu Horyaalo Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaasina Aan La Ansixin. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Cali Warancade OoDabada Ka Riigayey Arintan In Muddo Ah Ayaa Aroornimadii Hore Saaka Qalabka LaguDiiwaab Galinayo Muwaadiniinta Si Ay U Qaataan Kaadha Dhalasha Waxaa Uu…

                                Read More

                                  Madaxwayne Siilanyo Ka Qaybqaatay Tijaabadii Diiwan galinta Madaniga ah Qaatayna Kaadhkii Dhalashada Oo Tijaabo Ah

                                  Hargeisa 25/09/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shacbiga Somaliland u furay Qaadashada Kaadhka Muwaadinka oo ka bilaamatay maanta oo taariikhdu tahay 25/09/2014 Gobolka Marodi-jeex magaalo madaxdiisa Hargeysa. Madaxweynaha oo iska diwaangeliyey Xarunta hay’ada shaqaalaha waxa sidoo kale madaxweynaha wehelinaayey wasiiro ka mida xukuumada Somaliland oo iyaguna qaatay kaadhka Muwaadinka. Waxa goobta…

                                  Read More

                                    Halkan Ka Daawo:Cukuse Ninka Muqdisho Joga Waxba Laga Waydiinmayo Inay Hargeisa Qaran iyo Inkale Waxana uu Kamid Yahay Raga Tan Nacaybkeda Cadaystay”Wasiir cukuse

                                    Hargeisa 25/9/2014(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta c/laahi maxamed  daahir (cukuse)  oo jawab adag  ka bixiyey  hadalkii xasan shekh maxamuud oo ahaa  inaanay somaliya kala go,ayn  18kii gobal  oo uu shegay  inaan somailalnd  waxba laga waydiinayn   un ashegay  inuu ka adkaado  dalkiisa waa ida uu hadalka u dhigee Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Conact@somalidiasporanews.com

                                    Read More

                                      Ingiriiska Oo Ka Hadlay Muhiimadda ay Leedahay Doorashada Lagu Wado Inay Somalia Ka Qabsoonto Sanadda 2016-ka

                                      London:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Dalka Britain oo kamid ah dalalka taageerada dhaw siiya dawladda federalka Somalia, ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay doorashada lagu wado inay Somalia ka dhacdo sanadka soo socda ee 2016-ka. Wasiirka Britain ee Arrimaha Afrika James Duddridge, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay muhiim tahay Doorashada Madaxtinimada Somaliya ee 2016-ka, si uu horumar u…

                                      Read More

                                        Garowe Oo Xalay Lagu Toogtay Sarkaal Ka Tirsanaa Maamulka Puntland

                                        Garowe:Sep,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaa wararka aanu saaka ka Helayno magaalada Garowe ee caasimadda Maamulka Puntalnd, waxa Xalay halkaas lagu toogtay sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulkaas. Sarkaalka la dilay ayaa macagiisa lagu sheegay C/rashiid Bulxan Boqor Cismaan, waxana uu  tirsanaa Hay’adda Wadooyinka ee Maamul Goboleedka Puntland. Xoogag hubeysan, ayaa waxay marxuumku ku toogatay agagaaraha Hotel Towfiiq…

                                        Read More