“Dan ayaa noogu jirta deganaanshaha Soomaaliya” Uhuru Kenyatta

    Nairobi 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in nabadgelyo ka dhalata Soomaaliya iyo ciribtirka kooxda Al-Shabaab ay horseedi karaan horumarka Kenya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyantta oo Jimcihii shalay  khudbad ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in amniga Soomaaliya uu yahay kan horseedi kara illaalinta deegaanka iyo ka hor-tagga kooxaha ugaarsiga…

    Read More

      Dowladda Somalia oo ku baaqday in la fasaxo duullimaadyada garoomada Gaalkacyo

      Muqdisho 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in si shuruud la’aan ah loo fasaxo dhammaan adeegyada duullimaadyada diyaaradaha ee labada garoon ee ku yaalla magaalada Gaalkacyo. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay inay dowladdu sameysay guddi heer wasiirro ah oo loo xil-saaray xallinta khilaafka u dhaxeeya labada maamul…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Kaadhkii 1aad ee Khaldan ka Qaatay Diiwaangelinta Madaniga ah kana hadlay

        Hargaysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay muhiimadda diiwaangelinta Madaniga ah oo uu sheegay in la gaadhay wakhtigii qaadashada Kaadhka dhalashada lagu kala sooci lahaa qofka Muwaaddinka ah ee reer Somaliland iyo ka soogaleetiga ah. Madaxweynaha ayaa 25-kii bishan September ee aynu ku jirno oo ku beegnayd…

        Read More

          Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Diiwaan-gelinta Madaniga Ah Ee Ay Xukuumadu Bilowday Iyada Oo Aan Baarlamaanka Laga Ansixin

          Hargeysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si kulul u cambaareeyey talaabada ay Xukuumadu ku bilawday in ay dalka ka hirgaliso Diiwaan gelinta Madaniga ah iyada oo sharcigeedii wali aan Baarlamaanku ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumadu ay ku…

          Read More

            Xafiiska Somaliland Ee UK Oo U Dhaw Inuu Xidhmo

            Hargeisa 27/ 9/2014(SDN/QJ) Somaliland ayaa 23 kii sannadood ee la soo dhaafay ku lahayd xafiis dalka Ingriiska, kaas oo qaban jiray xidhiidhinta danaha Somaliland ee dalka Ingiriiska oo ka mid ah waddammada sida mugga leh u daneeya Somaliland dhinacyada dhaqaalaha, dibudiska iyo siyaasaddaba. Waxa Xafiiska Somaliland ee UK iskaga danbeeyay haldoor iyo aqoonyahanno waayo aragnimo dublamaasiyadeed…

            Read More

              Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

              Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka, Horumarka Warbaahinta Dalka, Cafiska ay Dowladda u fidisay Dhalinyarada Al-Shabaab, Arrimaha Abaaraha, Horumarka Isgaarsiinta…

              Read More

                Cali Gurey Oo Jawaab Yaab Leh Siiyey Boqor Buur-madow Oo Hore Ugu Simbiri-rixday Nasabnimada Mujaahidka

                Hargeysa:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey), ayaa Jawaab siiyey Boqor Cismaan Buurmadow oo dhawaan waraysi Dhinac u xaglinaya siiyey Midka mid ah Warbaahinta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Taageera. Mujaahidka oo Jawaabtiisa sidii caadadu ahayd kusoo qoray bogga uu  Face-book-ga ku leeyahay, ayaa u dhigay sidatan: “Been Madow Iyo Xirsi Gaab waa ayo dadka ay doonayaan inay Caligurey…

                Read More

                  “Waar Dilka Fuliya oo ninka nin u kas u dilaa Nabadgelyaduu waxyeelayaa oo…….”Sheekh Aadan Siiro

                  Hargeysa:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamud Siiro, ayaa ka Hadlay Dilkii Dhawaan deegaanka Qorilugud loogu geystay Saraakiil kamid ahaa Ciidanka qaranka Somaliland. Sheekh Aadan, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay saraakiishaas la laayey, waxana uu soo jeediyey in dilalka noocaas oo kale ah laga hortago. Sheekhu waxa uu tilmaamay in xukuumadda iyo dadka caqliga lehba u midoobaan…

                  Read More

                    Qaraxyo Khasaare Keenay Oo Laga Fuliyey Magaalada Garisa

                    Garisa:Sep,27,2014()SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Garissa ee dalka Kenya, waxa Bambo-gacmeed Lagu tuuray Goobo Ganacsi ku dhaawacmay Dad tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 7-ruux. Madaxa hay’ada dambi baadhista gobolka Waqooyi Bari Kenya Musa Yego ayaa xaqiijiyay qaraxan isagoo sheegay in dad aan la garanayn ay ku tuureen laba bam-gacmeed goob wax lagu cuno…

                    Read More

                      Ujeeddooyinka Shir Albaabadu u xidhnaayeen Oo Madaxweyne Gaas La Yeeshay Saraakiishiisa Ciidanka

                      Garowe:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa shalay Galabnimadii iskugu yeedhay saraakiisha sarsare ee Ciidankiisa, iyadoo warar is khilaafsani kasoo baxayaan sababta ka dambaysa shirkaas. Wararka qaar ayaa sheegay in kulankaasi daarranaa sidii talo iskumid ah looga wada yeelan lahaa arrimaha kasoo cusboonaaday Gobolka Mudug oo dhawaan Puntland dhaqdhaqaaqyo militeri ka…

                      Read More

                        Qareenada Difaacaya Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Oo Cabasho Ka Muujiyey Xafiisyada ICC-da

                        Nairobi:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Cabasho xooggan ayaa kasoo baxaysa Qareenada Difaacaya Madaxweyne-ku-xigeenka Dalka Kenya oo ay dacwad la xidhiidha Dambiyo dagaal kaga socoto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. Qareenada ayaa sheegaya in hanjabaado loo diray qaar kamid ah Markhaatiyaashii ay kiiskooda u haysteen, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 24-markhati oo haatan shaki geliyey wixii ay ogaayeen. David…

                        Read More

                          Barawe:Haweenay Shabaabku Dhagax Ku Dileen iyo Sababaha ay u Cuskadeen

                          Barawe:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab ayaa maalintii shalay Magaalada Barawe ku Dilay Haweenay ay ku eedeeyeen inay isku mar guursatay Saddex Nin oo kala duwan. Sida ay wararku sheegayaan, Haweenayda ayaa magaceeda lagu sheegay Safiya Axmed Jimcaale, waxana lagu dilay Dhagax xilli eedeedu salka ku Haysay inay sharciga ka tallaabsatay. Dilka Haweeneyda ayaa waxaa ka qeybqaatay ku dhawaad…

                          Read More

                            Ciidanka Boliska wadanka Uk oo qabtay 7 jawaan oo Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo ka ganacsada

                            London 27Sep14 (SDN/QJ) Ciidanka Booliska wadanka uk ayaa waxay badhitaan ka bilaabeen goobo soomalidu ku ganacsato ee xaafada church road ee ku taala galbeedka London oo  ay ku soo qabteen jawaan  Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo dadooda lagu qiyasay  41 ilaa 52 jira oo ka ganacsanayey iyo dhalinyaro ku qayilaya goobta…

                            Read More

                              Xisbiga Ucid Oo Ku Baaqay In Caafimaadka Madaxwayne Siilaanyo La Baadho Doorashadda Ka Hor, Kuna Naqdiyey Wakhti Ee Uu Dhalashadiisa Ku Kala Qortay

                              Hargaysa(SDN/QJ) Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa ka dhawaajiyay in madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)la baadho caafimaadkiisa maadaama ayuu yidhi uu qalday kaadhka dhalashadiisa,waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta u qabiyey, qoraalkaasi oo dhamaystiranina waxa uu u dhigmaa sidan:- “Waxaanu codsanaynaa hadaanu nahay…

                              Read More

                                Halkan Ka Daawo: Salaadiinta Gobalka Awdal Raaligalin Ka Siiyey Salaadiinta Galbeedka Burco Hadalkii Waiirka Xidhiidhka Golayaasha Ku Duray Salaadiintasi

                                Hargeisa26/9/2014(SDN/QJ)odayaasha  iyo salaadiinta gobalka awdal ayaa maanta  raali galin  ka bixiyey   hadal  uu wasiirka xidhiidhka golayasha   uu ku  duray  salaadin  ka yimid galbedka boorama iyagoo odayaashasi   xaal  marin   ka siiyey  hadalkasi  una sheegay Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somailidiasporanews.com

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo Oo Mujaahid Xamarji U Qoondeeyey Kamid Noqoshada Komishanka Qaranka Oo Dhawaan La Shaacin Doono

                                  Hargeysa:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud (siilaanyo), ayaa la sheegayaa inuu dhawaan xubin-nimada Guddida Doorashooyinka qaranka kusoo dari doono Guddoomiyihii Hore ee Gobollada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji. Wararka ay qurbejoog.com, Helayso, ayaa sheegaya in Mudane Xamarji ooh ore iskaga casilay Xilkii Guddoomiye-nimada Gobolka Togdheer uu madaxweynuhu usoo bandhigay Kamid ahaanshaha Guddida Doorashooyinka oo …

                                  Read More

                                    Qodobbada lagaga hadlay Shir hor-dhac u ah Shirka Maalgashiga ee ay Somaliland iyo Ingiriisku wada-qabanayaan oo lagu soo gebo-gabeeyey London

                                    London 26Sep(QJ/SDN)  Shir hordhac u ah Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee 14-ka bisha October ee sannadkan 2014-ka lagu qabanayo magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ayaa Ar lagu soo gebo-gabeeyey  London,  shirkan oo ay kaasoo ay ka qaybgaleen Madax kala duwan iyo Maalgashaayaal caalami ah oo ka warramay sida ay u danaynayaan inay Somaliland Mashaariic…

                                    Read More