Kabtanka Man United Rooney oo Seddex Ciyaarood La Ganaaxey Muxuuse Galabsadey? (By Jaahuur)
London-27-Sep-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo aay ciyaar aad u xiisa aay dhex martey man united oo gabalkeedu dansayahy iyo West Ham. Man United oo waayadan jab weyni ka soo gaadhey ciyaarihii aay soo ciyaareen ayaa u muuqata iney hurdada ka kaceen Haddaba Kabtanka Man United oo markiisii horayba…
