Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada oo Soo Jeediyay in Miisaaniyada la Ansixiyo {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.October 2013 (SDN)- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Gudida dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladu waxay Mudanayaasha u Jeediyeen Warbixinta Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka oo uu dhawaan Golaha Wakiilada u soo Gudbiyay Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale. Gudoomiyaha Gudida dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa…
