Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee UCID oo jawaab kulu siiyay wasiir Xirsi
Hargeysa Sept 30,2013(SDN)-Guddoomiye kuxigeenka sadexaad ee Xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji. Wasiirka ayaa sheegay in mucaaridku ay kolkii ay waayeen qodob ay ku dhaliilaan xukuumada ay haatan dhaliilaan horumarka. Md Cali Gurey oo qoraal uu dhigan barta internetka ee Facebook…
