Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Oo Wali Shacabka La Hortaagan Indho La’aantii Uu Ku Daawanayey Xildhibaanada ku Eedaysan Sharcijabinta

    Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Ururrada iyo Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale ayaa wali sii wata inuu Aamusnaan ku daawado  muranka sharci ee ku saabsan xildhibaannadii dhawaan sheegay inay ka Baxeen xisbiga Ucid kuna Biiray Xisbul-xaakimka kulmiye.   Guddidan uu Horjoogaha u yahay Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale, ayaa  illaa iyo Hadda  ka cago jiidaysa inay jawaab Sharci ka…

    Read More

      WasiirKa Maaliyadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Fiican yahay Mansabka Madaxweyne Ee u Harraaddan yahay

      Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu Horraysay ka Hadlay sababta ku kalliftay inuu Odoroska Miisaaniyadda Qaranka soo Gudbiyo Xilligii ku Haboonaa. Wasiir Samaale oo Maalintii shalay u warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta dalka ayaa sidoo kale qaab dadban u sheegay inuu aaminsan yahay inay jirto shaqo ka ballaadhan tan uu…

      Read More

        Xildhibaan Rayte Oo Ayaan Darro Ku Tilmaamay In Madaxweyne Siilaanyo Amar Ku Bixiyo Inuu Kaligii Hollodo Hadallada Munaasibadaha la Isku Arko

        Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Cali Rayte ayaa markale ka Hadlay Lacagta Wasaaradda Madaxtooyada loo Ansixiyey oo uu hore cod ugaga soo horjeestay iyo Qaabkii Dhawaan Xukuumaddu u afduubatay Xafladdii Qalijabinta ahayd ee Jaamacadda Hargeysa.  Xildhibaan Rayte oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta somaliland, ayaa wax laga xishoodo ku tilmaamay in xukuumaddu ku amar…

        Read More

          Badiba Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Maalintii shalay Wakhtigooda Ku Qaatay Garoonka Diyaaradaha Iyo Shaqooyinkoodii Oo Dayacnaa

          Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Safarkii maalintii shalay ee Madaxweyne Siilaanyo Dalka kaga Baxayey, ayaa waxa uu  Keenay in Inta Badan Xafiisyada Dawladdu ay Gebi ahaanba Joojiyaan Shaqooyinkii ay Bulshada u hayaan, waxana Masuuliyiintoodii ku Mashquuleen Kala HororsiGa iyo u kala dheeraynta Ka Ag muuqashada Madaxweynaha.   Badi wasiirrada ayaa  xilka ka haya wasaaradaha Somaliland, ayaa  Aroortii horeba u soo…

          Read More

            (DHEGEYSO)Xuseen Cadhoole:Afhayeenka Dalada Mucaaridka ee USN sababta ay dawladu u xirtaa waa hogaamiye hadalo cad cad

            Ottawa Oct 02,2013(SDN)-Siyaasiga mucaaridka ah ee reer Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa warbixin uu naga siiyay xaaladihii siyaasadeed ee u danbeeyay dalka Jamhuuriyada Jabuuti waxa uu uga waramay mudaharaad ka dhacay magaalada Belbela ee dalka Jubuuti. Md Cadhoole ayaa sidoo kale nooga waramay xarig xukuumada Jabuuti u geysatay shicib iyo siyaasiyiin caana oo…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo: Talaabo ay 2005 Cadho ka keentay ayuu Dambarsaday doraad, bal akhri una fiirso sawiradan!!

              Hargeysa 01, October 2013 (SDN)- 17 Oktoober, 2005, ayaa munaasibad loogu baroor diiqayay shuhadadii SNM, waxa lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb galay Madaxweyne Siilaanyo oo wakhtigaas ahaa guddomiyaha KULMIYE, wasiirkii arrimaha dibadda ee xukuumadii hore Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo masuuliyiin kale. Wasiirkii arrimaha dibadda Cabdillaahi Maxamed Ducaale, oo…

              Read More

                Wado laami ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Garoowe iyo Madax ka hadashay Dhagax dhigeeda

                Garowe 01.October 2013 (SDN) Mamulka Dowlada hoose ee magaalada Garowe ayaa maanta  dhagax dhigay wadada Islaan Maxamad oo loo qorsheeyay in laga dhigo wado laami ah,waxana munaasibada lagu dhagax dhigayay wadadaasi kasoo qayb galay wasiiro ka socda Dowlada,waxgarad,mamulka magaalada Garowe,haweeni yo qaybaha bulshada. Wadadan ayaa ka soo bilaabmaysay Barxada caanka ee Garowe ilaa jidka Sodonka….

                Read More

                  Wasaarada Warfaafinta ee Dawlada Federaalka oo Shaacisay inay dib ula soo noqotay Hawada Somalia iyo Dhaqaalaheedaba

                  Muqdisho 01.October 2013 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo safar shaqo kujooga dalka Canada, magaalada Montreal ayaa dadaal badan iyo shirar badan kadib ku guuleystay in si kama dambeys ah loo soo wareejiyo hawada Soomaaliyeed maamulkeeda iyo dhamaan waxii dakhli ah ee laga hayana lagu soo wareejiyo dawladda Federaalka Soomaaliyeed….

                  Read More

                    “Anaga wada hadalka halkaasi la nooga yeedhay kuma saabsana waxa wada hadal ah oo labadayada dal ka dhexeeya Somaliland iyo Somaliya” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 01.Oct 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta ka dhoofay gegida diyaradaha clamiga ah ee Egal Intranational Airport ee magalada Hargaysa iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga oo Madaxweynha Somaliland  casuumad rasmi ah ka helay. Madaxweynaha socdaalkiisa shaqo waxaa ku wehelinaya Marwada Madaxweynaha Aamina Weris Xaji…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Gudida Qaadhaan Ururinta Wadada Ceerigaabo

                      Hargaysa 01.Oct 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mundane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Guddi qaadhaan Ururin ah u magacaabay  dhismaha Waddada Ceerigaab. Madaxweynuhu Xubnaha uu Magacaabay waxa uu kula dardaarmay inay u hawl galaan Sidii loo rumayn lahaa Wadada uu dhawaan dhagax dhigay ee Isku Xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer waxaana qoraalkiisa ku Yidhi…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Awr boogays u Magacaabay Degmo ka Tirsan Gobolka Sanaag

                        Hargaysa 01.Oct 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2096/102013 uu degmo ugu magacaabay Awr- boogays oo ka tirsan Gobolka Sanaag. Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:                              Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Markuu Arkay:                              Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-bedelidda Qaab-dhismeedka Dalka. Markuu…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaaraha Somalia oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho Socdaal uu ugu Maqnaa Wadamada Yurub

                          Muqdisho 01.Oct 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah dib ugu laabtay Muqdisho kaddib safarro shaqo oo ay ku tageen dalalka Switzerland iyo Turkey. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa si diiran ugu soo dhoweeyay raysul wasaaraha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Shirdoon ayaa safarkii…

                          Read More

                            Dhismaha Madaarka Boosaaso oo Qandharaas la dhigay isla markaana ay ku tartamayaan Labaatan Shirkadood

                            Boosaaso 01.Oct  2013 (SDN)- Qandaraaska dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa  la soo bandhigay iyadoo ay ku tartamayaan 20 shirkadood oo caalami ah. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland, isimada gobolka Bari,  ganacsato iyo qeybaha bulshada rayidka. Dowladda Talyaaniga ayaa ku deeqday dhaqaalaha ku baxaya dhismaha casriyeynta garoonka diyaaradaha ee…

                            Read More

                              Wasiirka Garsoorka ee Somalia oo Booqasho Xog Ururineed ku Soo Maray Xabsiyo burbursan

                              Muqdisho 01.October 2013 (SDN)-Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada ayaa saaka kormeeray xaruntii ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ay ka socdaan howlo dib u dhis ah. C/llaahi Abyan Nuur wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada oo ay wehliyaan taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyo saraakiil kale oo ka tirsan wasaarada iyo ciidamada asluubta ayaa saaka kormeeray xaruntii taliska ciidamada asluubta Soomaaliyeed…

                              Read More

                                Wafti uu Hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaweyd u Baqoolay Dalka Turgiga

                                Hargeysa:1-Oct-2013(SDN)-Wafti Kooban oo uu Hoggaaminayo Madxweynaha Somaliland ayaa safar shaqo ugu ambabaxay Dhinaca Dalka Turkiga. Waftigan oo goor dhaweyd ka Duulay Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa ka kooban Xubno Wasiirro ah oo madaxweynaha ku wehelinaya Safarkiisa, kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Macdanta iyo Ganacsiga. Madaxweynaha Somaliland oo intii…

                                Read More

                                  Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo La Soo Gaadhsiiyey Dacwad Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheeh

                                    Muqdisho:1-Oct-2013(SDN)-Xafiiska uu Magaalada Muqdisho Ku leeyahay Guddomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed SHEEKH Cismaan JAWAARI ayaa waxaa la soo gaadhsiiyay dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud.   Dacwadaan, ayaa waxaa soo gudbisay Hay’adda Garsoorka ee Qaranka, waxayna dacwadu ka dhalatay Madaxweyne Xasan Sheekh, oo meesha ka saaray xukun…

                                  Read More

                                    Md Cali Gurey:Wasaaradda Tacliintu Waxay Ka Gudubtay Xariiq Cas(red line)

                                    Hargeysa Oct 01,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay habdhaqanka wasaarada Tacliinta iyo sida ay u siyaasadeyneyso waxbarashada dalka. “In wax laga yidhaa basar xumada wasaaradda tacliintu waa qasab. Waxay wsaaradani bilawday inay siyaasadayso tacliintii oo jaamacdihii iyo dugsiyadii kula dhex meeraysato siyaasad waxa aanay qarka u…

                                    Read More

                                      Venezuela Oo Saacado Gudahood Dalkooda Kaga Saaraya Diblomaasiyiin Maraykan ah

                                      Caracas:1-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro ayaa sheegay in dalkiisa laga musaafurinayo diblu maasiyiin sar sare iyo laba shakhsi kale, kuwaasi oo lagu eedeeyay kulan ay la qaateen mucaaradka dalkaasi hogaanakooda ayna ku dhiirigeliyeen falal lidi ku ah dowladooda.   Waxay aheyd murannadii ugu dambeeyay ee u dhaxeeya hoggaamiyaha dalkaasi iyo Mareykanka, wixii ka dambeeyay markii…

                                      Read More