Wasiirka Duulista Somaliland Oo Dawladda Kuwait La Saxeexday Heshiis Lagu Sii Ballaadhinayo Dhabada Diyaaradaha Hargeysa
Kuwaut: 1-0ct-2013(SDN)-Inkastoo ay wali taagan tahay murankii ka dhashay qaabkii loo cialis cheap canadian pharmacy maamulay Dibudhiskii Madaarka Hargeysa oo ay hore Dawladda Kuwait lacagtiisa u bixisay, ayaa Haddana la sheeegayaa in lacag cusub loo oggolaaday Mar kale Garoonka oo qabyo ah. Wasiirka Wasaaradda Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la sheegay inuu xalay Saxeexay…
