Xisbigii Ikhwaanka Masar oo mar kale la mabnuucay,maxey ka dhigan tahay?
Qahira Sept 24,2013(SDN)-Maxkamada arrimaha deg dega ee dalka Masar ayaa goaan ka gaadhay in xisbiga Ikhwaanka ee talada laga fara maroorsaday uu sii jiri karo iyo in kale. Maxkamada ayaa dhegeysatay dacwad ay soo gudbiyeen Xisbiga dhanka bidix ee midnimada oo Ikhwaanka ku eedeeyay in ay siyaasadeeyeen Diinta Islamka. Maxkamada ayaa sheegtay in Ikhwaanka iyo…
