War Deg Deg ah: Nin lagu dilay Goor dhawayd Magaalada hargaysa iyo Sababta loo aanaynayo dilkaas.
Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN) Waxaa Goor dhawayd ka dhacay Caasimada hargaysa gaar ahaan Xaafada October ee degmada Axmed Dhagax in laba nin oo Ilmaadeer ahi uu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maro taas oo keentay in Midkood uu Midi uu sitay uu qudha kaga jaray Ninka kale. Marxuunka dhintay ayaa isagoo dhaawac ah loola…
