Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Kulan la qaatay Hawl wadeenada Wasaaradiisa
Hargaysa 10.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta MudaneCabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa maanta kulan uu la yeeshay shaqaalaha Waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta ku booriyey inay xoojiyaan doorka wacyigelineed ee arimaha horumarinta Bulshada. Wasiirku kulankaasi waxa uu bahda Fanka ee ka hawl gasha Waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta oo isugu jira…
