Diyaarada Itoobiya Airways oo Sannad iyo Badh kadib Maanta Soo Cago dhigatay Madaarka Caasimada Hargaysa
Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib. Dayuuradan oo nooceedu yahay 737 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airline oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada…
