Xisbiga Ikhwaanka oo bedelay tabihii muduharaadyada iyo Ciidamada Masar oo ku dawakhsan
Qahira Aug 31,2013(SDN)-Xisbiga ikhwaanka ee talada dalka Masar laga faro maroorsaday ayaa haatan bilaabay in ay taageereyaashooda ugu baaqaan tab cusub oo ay isu soo baxyo ugu qabtaan magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi. Ikhwaanka ayaa halkii ay hore uga qaban qaabin jireen banaabaxyo baaxad leh oo keena isku dhacyo ay haatan abaabula isu soo baxyo kooban…
