Wejigii Kowaad ee Xalinta Mashaqadii ka dhacday deegaanka God Heeli oo la soo Gabo gabeeyay iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

    Oog 26.Aug 2013 (SDN) Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaankaasi . Ismaaciil Saalax Cali iyo Cawad Barre, oo ah odayaasha hormuudka u ah nabadeynta oo labadan beelood ka soo kala jeeda, ayaa cadeeyay…

    Read More

      “Somaliland u dulqaadan mayso Faro gelin lagu sameeyo Xuduudeeda” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

      Oog 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan Magaalada Oog ayaa maanta jawaab ka bixiyay Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Punt land oo la sheegay inuu ku soo xadgudbay Xuduudaha Somaliland Gaar ahaan degmada Xudun. Wasiirka Arrimaha Guduhu waxa uu Sheegay inaanay Somaliland u dul…

      Read More

        Dalada Sahan oo Madaxweynaha Somaliland ku Taageeray Go’aamada Xakamaynta Cudurka H.I.V/AIDS

        Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN) Dallada SAHAN Network oo ay ku bahoobeen in ka badan 75 urur oo ka shaqeeya ama ka hawl gala Lix Gobol oo Somaliland ahi ayaa dhambaal hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo shalay ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xakamaynayo xanuunkaas. Sidaasna waxay ku sheegeen war-saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Dallada SAHAN…

        Read More

          War Deg Deg ah: Heshiis laga gaadhay Xurguftii ka dhacday deegaanka God Heeli iyo 50 Xubnood oo la dhaariyay

          Oog 26.Aug 2013 (SDN)- Munaasibad ballaadhan oo galabta lagu qabtay magaalada Oog ayaa si rasmiya loogu dhaariyey Konton Xubnood oo Waayeel iyo Waxgarad ah kana soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku Dhex martay Deegaankaasi . dhaarinta Xubnahan waxa ka qayb galay wafdigii ka socday xukuumada Somaliland ee uu hogaaminayey wasiirka arimaha gudaha,Xildhibaano ka…

          Read More

            Gudoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo Kalfadhiga Seddexaad Ee Golaha Shacabka

            Muqdisho Aug 26,2013(SDN)-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu furmayo Kalfadhiga Seddexaad ee Xildhibaannada Golaha Shacabka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Kalfhadhiga Seddexaad ee Baarlamaanka Dalka uu furmayo 10ka bisha September ee fooda nagu soo heeysa haduu Alle raali ka noqdo,lana bedelay halkii…

            Read More

              “Boqol Qoys ayaa Maanta Halkan Fadhiya si dhaqaalahooda loo kaabo” Wasiir ku Xigeenka Shaqada {DHAGAYSO}

              Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada Marwo shugri xariir Ismaaciil, oo ka Hadashay Madasha dhaqaalaha lagu siinayay qoysaskan  ay tilmaamtay faa’iidada ay maalgelintani u leedahay qoysaska la gudoonsiiyey, iyadoo tilmaamtay in inkasta oo ay deeqdani kooban tahay  ay haddana  u noqonayso bar bilow ay ka Unkaan  wax ay nolosha…

              Read More

                Shiinaha oo Dhisaya Garoonka Muqdisho,Cisbitaal Banaadir iyo Golaha Murtida iyo Madadaalada

                Shanghai 26.Aug 2013 (SDN) Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa Ballanqaaday iney dib u dhis ku sameyneyso dhowaan Golaha Murtida iyo Madadaallada (National Teater), Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir iyo Garoonka Ciyaaraha (Stadium Muqdisho), kadib kulan ay Mas’uuliyiinta Shirkadaasi ay magaalada Shangahai kula qaateen Ra’isulwasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…

                Read More

                  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista oo Sheegay in Madaarka Caasimada uu ka Xidhan yahay dhinaca Shirkadaha diyaaradaha oo aan isu diyaarin

                  Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN) Agaasimaha Guud  ee wasaarda Duulista Hawada Mud, Axmed dalal Faraax, ayaa maanta  shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa  ku qabtay ku tilmaamay midaanay waxba ka jirin,hadal ay dhawaan  qoreen wargaysyada dalka ka soo baxa qaarkood,oo ay ku sheegeen,in  Diyaaradihii  ka soo degi lahaa Garoonka Caalamiga ah ee Egal International Airport  ay u…

                  Read More

                    Wiil Soomaali oo lagu helay denbi ah inuu Qarax ka fuliyo Mareykanka oo Raali Gelin Bixiyay

                    Portland Aug 26,2013(SDN)-Wiil Soomaali ah oo dhalashada Mareykanka heysta oo sanadii 2010kii Doonayay in uu qarax ka fuliyo magaalada Portland oo intii aanu qaraxa fulinin gacanta lagu dhigay ayaa daabacay qoraal uu raali gelin uga bixinayo qorshahaasi. Qoraalkan oo ay dawlada u gudbiyeen Qareenada Maxamed Maxamuud ayaa waxa uu uga waramayaa sida dhalainta looga duwi…

                    Read More

                      Bulshada oo taageertay go’aankii Golaha Wasiirada ee xayiraad ka qaadista Ganacsade Axmad Nuur Jimcaale

                      Muqdisho Aug 26,2013(SDN)-shir balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulsahda Soomaaliyeed, sida Culimaa’udiin, Odayaal, dhalinyaro,haween, xildhibaano iyo qurbejoog kana dhacay hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu taageeray go’aankii 22 bishaan Agoosto ka soo baxay Golaha Wasiirada ee Dawladda Soomaaliya kaasoo lagu dalbanayay in xayiraada laga qaado ganacsade Axmad Nuur…

                      Read More

                        Wasiir waran-cadde iyo wax-garadka Beesha Sacad yoonis oo xalay jilbaha is daray iyo Nuxurka waxyaabihii laga wada hadlay

                        Oog:26-Aug-2013-(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa shir albaabadu u xidhan yihiin hoyga uu ka degen yahay Magaalada Oog ee Gobolka Sanaag kula yeeshay Odoyaasha iyo wax-garadka ka soo jeeda Beesha Sacad yoonis oo maalmahanba ka biyo diiddanayd hannaanka Nabadeed ee wasiirku ku hawllanaa. Kulankan oo ahaa mid Albaabadu u xidhnaayeen oo aan…

                        Read More

                          Dagaal xalay Saqdii dhexe ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

                          Muqdisho:26-Aug-2013- (SDN)- Dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay  Deegaanka Lafoole ee  Gobolka Sh/hoose, ayaa keenay dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay dhinacyadii dagaalamay. Mid kamid ah Ragii weerarka soo qaaday, ayaa Geeriiyoday Saddex kalana dhaawac, ayaa soo gaadhay kuwaas oo dhamaan tood ah ragii sooweerer tagay sida uu sheegay Taliyaha guutada Saddexaad ee ciidamada dowlada Soomaaliya…

                          Read More

                            10-Xaqiiqo oo ku saabsan Cali Khaliif Galaydh, Balse Aanay Dad Badani Ogayn

                            Warqad furan oo ku socota Professor Cali Khalif Galleyr. Waayahaan dambe waxaa gayiga Soomaaliyeed saabtay, qaylo-dhaan sheegaysa in Cali Khalif Galleyr noqday siyaasi aan qumanayn. Amar Ilaahay, waxaa Alle igu soo duwey, inaan siyaasiinta haragga weyn ee sumcaddoodii qatarta ku jirto u bidhaamiyo sidii ay shartooda u badbaadin lahaayeen. Qoraalkaanuna arrintaas ayuu ku wajahan yahay….

                            Read More

                              Addis Ababa oo weli ka socdo shirkii Jubaland & Dawlada Federaalka iyo Ismaandhaaf baaxad leh oo ka Taagan

                              Addis ababa 25.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxa weli ka socda maalinkii lixaad wadahadalkii u dhaxeeyay Jubaland iyo Dawlada Federaalka Somalia , waxana ergo labada dhinac ka socda maalmihii la soo dhaafay isku hor fadhiyeen shir la isku qabtay qodobo badan. Marar badan ayaa burbur iyo fashil ku yimid shirka,…

                              Read More

                                Kooxda Gaashaan ee Kubada Kolayga oo Ciyaar Saaxiibtinimo kaga badiyay Kooxda Jabuuti City Council

                                Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN) Ciyaar Saaxiibtinimo oo Kubada Kolayga ah ayaa waxay galabta ku dhex martay garoonka Timcade ee magaalada hargaysa Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Qaranka  iyo Naadiga Jabuuti City Council kuna ciyaara magaca golaha deegaanka ee degmada Jabuuti oo Maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Caasimada Hargaysa . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo qayb galay…

                                Read More