Ciidamo ka Tirsan Jab’hada Raas Kambooni oo isu dhiibay Xarakada Alshabaab

    Muqdisho 15.Aug 2013 (SDN) Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee markoodii hore ka soo jeeday Jabhadda kale ee Alshabaab ayaa la sheegaya in ciidamo hor u dhac ah oo ka tirsan kuwa Jabhadda Raaskambooni iska xaadiriyeen degaanada ay ku awoodda badan yihiin Alshabaab,waxaana la sheegaya in laba raac iska kala dhiibeen degmadda Baraawe & jasiiradda Raaskambooni. Kooxdan…

    Read More

      Wadahadaladii Mucaaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Dib u biloowday

      Jabuuti Aug 15,2013(SDN)-Waxa Jamhuuriyada Jabuuti dib uga bilowday wadahadalo Ramadaantii horaanteedii u furmay Xukuumada Ismaciil Cumar Geele iyo Dalada Mucaaridka Jabuuti ee ku bahoobay USN. Wadahadaladan ayaan ilaa haatan la isula meel dhigin qodobada siyaasadeed ee la doonayo in la isugu soo dhaweeyo dhinacyada siyaasada dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Waxase ah halka laga duulayo sidii dalka…

      Read More

        Dawladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Tallaabadii Hay’adda MSF Kaga Baxday Dalka

         Muqdisho:15-Aug-2013(SDN)Hay’adda  MSF oo ka shaqeyneysay Soomaaliya 22-kii sano ee ugu dambeeyay, ayaa qaadatay go’aankan adag  ee ay Dalka kaga baxday, kaddib markii ay kordheen weerarrada xad-dhaafka ah ee loo geysanayo shaqaalaheeda, isla Shalayna ay xidhay 14 xarumood oo uga furnaa dalka soomaaliya.   Afayeenka Xukuumada Soomaaliya IngYariisoow  ayaa seegay in ay aad uga xun yihiin…

        Read More

          Laba Wasiir oo Ka Tirsan Dawladda Federalka oo Isku Faro-saari Gaadhay Hawlo Ganacsiga la xidhiidha

          Muqdisho: Aug-15-2013 (SDN) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Xuseen Guuleed, ayuu muran Xooggani dhex maray  Wasiirka Warfaafinta, Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Mr Ciilmooge kadib markii uu ka hor istaagay in Dekadda Muqdisho laga saaro gaadiidka aan xabada karin oo Shirkad madaxbanaan ay dalka keensatay. Wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka Mr Ciilmooge ayaa amray inaan Baabuurtaas…

          Read More

            Somaliland oo Si Dadban uga Qeybgaleysa Mashruuca Reer Yurub ee “New Deal” Maxaa u diiday in ay ka badheedho?

            Hargeysa Aug 15,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka dib kolkii ay dhawaan shaacisay in aaney qeyb ka aheyn mashruuca reer Yurub doonayaan in ay ku maalgeliyaan Soomaaliya ayaa waxa soo baxday in wasiirka arrimaha Dibedda Somaliland uu Nairobi u joogo kulamo uu reer Yurub mashruucan kala yeelanayo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliland Md Maxamed Biixi Yonis ayaa…

            Read More

              Haweeney Suaal Maanso ku weydiisay Wasiir Xirsi iyo Jawaab ay Sugeyso

              London Aug 15,2013(SDN)-Maanso yahanada Naciima Aar ayaa soo bandhigtay maanso ay suaalo ku weydiineyso Xukuumada Kulmiye ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Maansadani waxay la hadlaysaa Mr Xirsi Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Waa dadkii Reer Somaliland oo hadlaya, ka doodaya aayahooda, isweydiinayana: Ka ay darajo iyo xilba u oggolyihiin?ee aan lahayn iin sumcadxumo amma mid karti…

              Read More

                “Waxaan Rabaa inaan Cadeeyo wax faragalin ah oo aan kuleeyahay Arinkii ka dhacay Gabiley Ma Jiro” Wasiirka Maaliyada

                Hargaysa 14.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa dhinac isaga riixay inuu qayb ka ahaa dhacdadii Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashigu Dr Maxamed C.laahi Cumar uu Weji Gabaxa kala kulmay Magaalada Gebilay Maalintii doraad oo loo diiday Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose ee Gebilay oo uu Shir kula lahaa Madax dhaqameed…

                Read More

                  Xaalad Deg Deg ah oo lagu Soo Rogay Masar,Al Baraadiici oo Iscasilay,iyo Tirada Dhimashada oo Sadex Jibaarantay

                  Qaahira 14.Aug 2013 (SDN) Maamulka Ku Meel Gaadhka ah ee wadanka Masar ayaa Xaalada Degdeg ku Soo rogay Wadankaasi taasoo Socon doonta mudo Bil ah,Sidoo kale Madaxweyne Ku Xigeenkii Masar Maxamed Al Baraadici ayaa ku dhawaaqay Goor dhawayd inuu iska casilay Xilkaas. Ciidamada amanka ee wadanka Masar ayaa ku dhaqaaqay Maanta hawlgalo  ay ku ku…

                  Read More

                    Dadweynaha Degmada Wardhiiglay ee Muqdisho oo ka Cabanaya Amaan daro ay Ciidamada Dawladu Sabab u Yihiin {DHAGAYSO}

                    Muqdisho 14.Aug 2013 (SDN) Dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya amaan darro ay gaystaan ciidanka DF Somalia oo boolis iyo militeriba ka hawlgalaan magaalada. Koox wariyaal ayaa tagay maanta degmada Wardhiiglay ee Muqdisho, waxana ay wareysi kala yeesheen dadka ku dhaqan halkaasi oo cabasho ka muujiyay tacadiyo ay sheegen in lagula kacay oo…

                    Read More

                      Machadka Xallinta Khilaafaadka ee Jaamacada Hargaysa oo ka Hadlay Shirka ay Hargaysa ku Qabteen {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 14.Aug 2013 (SDN) Gudoomiyaha xallinta khilaafaadka Aadan xaaji cali oo  ka mid ahaa dadkii soo qabanqaabiyey shirweynaha Lagu Naaqishayay Waxyaabaha ka soo Bixi kara Wada hadaladii u Socday Somaliland iyo Somalia ayaa halkaa ka sheegay in ujeedada ugu muhiimsan ee shirkan lagaga tashanayaa ay tahay sidii inagoo qaran ah oo aan xaqeena ka tanaasulayn…

                      Read More

                        Laba Ruux oo u dhashay Somalia iyo Hindia oo maxkamadeyntoodu ka bilaabatay Florida

                        Florida  14.Aug 2013 (SDN) Maxkamad ku taala dalka Mareykanka ayaa bilowday qaadista dacwad ka dhan ah Laba ruux oo ku eedeysan in ay dhaqaale uu soo dirayeen Argagixisada Shabaab. Kadib dabagallo dheeraad ah ooo ay sameeyeen hay’adaha sirdoonka e wadanka Mareykanka ayaa lagu ogaaday in labadani ruux  ay wadeen qorshayaal ay ku taageerayaan kooxaha argagixsada…

                        Read More

                          Maayarka Caasimada iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha Gudaha oo Xadhiga ka Jaray Saribada Degmada Maxamud Haybe

                          Hargaysa 14.Aug.2013 (SDN) Agaasimaha Guud Ee Wasaarada arimaha Gudaha iyo Maayirka Caasimada Hargeisa ayaa maanta Si wada Jir ah Xadhiga Uga jaraya Sariimada Degmada Maxmaed haybe. Munaasibadan Xadhig Ka Jarida Sariimada ayaa waxa Lagu qabta HoolkaSariimaha Wayne Ee Xaafada Maxamuud Haybe Waxana ka Soo Qayb galay qaarka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deeganka Caasimada Hargeisa iyo…

                          Read More

                            “Waxaa Khaldan Sida ay Xukuumadu u Wajahday Amaanka Magaalada Muqdisho” Gudoomiyaha Degmada Wada Jir

                            Muqdisho 14.Aug.2013 (SDN) Xili ay Qeybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho ay Daadsan yihiin wadooyinka ugu Mihiimsan Magaalada Muqdisho oo ay u Xiran yihiin Ciidamada Dowladda iyo hay’addaha Ajaanibta eek u sugan Magaalada Muqdisho. Axmed Xasan Cadow Axmed Daaci oo ah Gudoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ugu Baaqay Xukuumada Somaaliya iyo…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyada oo ku Micneeyay in Waxtarka ka dhashay Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia ay tahay in Caalamku ogaaday Waxay labada dal isku hayaan {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 14.Aug.2013 (SDN) Wasiirka wasaarada madaxtooyada Md xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa  sheegay in ka qayb galka Somaliland ee shirarka lala yeelanayo dalka Somalia ay Somaliland ku heshay aqoonsi balaadhan oo ay ku barteen dalal iyo qowmiyado badan oo caalamka daafihiisa ku kala sugan. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay -Shirweyne socon doona muddo lab maalmood…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Gobolka Salal oo Wasiirka Waxbarashada uga Mahadceliyay Mashaariic ay ka fulisay Gobolkaas

                                Saylac 14.Aug.2013 (SDN) Badhasaabka Gobolka Salal Mudane C/laahi Faarax Meydhane ayaa si wayn ugu mahad celiyay WasiirkaWasaarada Waxbarashada Somaaliland Marwo-Samsam Cabdi Aaden. Badhasaabka ayaa amaanta Wasiirka Waxbarashada u cuskaday Waxqabadka baaxada le ee ay ka samaysay Wasaarada Waxbarashadu Gobolka Salal ee dhinaca waxbarashada. Badhasaabka ayaa si gaara ugu xusay mahad naqa Wasiirka Waxbarashada gunaynta macalimiinta…

                                Read More