Xiddiga Reer Spain Rafael Nadal Ayaa Ku Guuleystey Rogers Cup. By Jaahuur.
Montreal-Aug-13-2013-qurbejoog.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta jaleeceynaa koobkii Rogers Cup oo lagu kala caraabey. Xiddiga reer Spain Rafael Nadal ayaa ku guuleystey Rogers Cup makii uu kaga badiyey 62-62 xiddiga yar ee u soo hana qaadey Canada Milos Raonic. Robert Bedard oo ka soo jeeda Canada ayaa ku guuleystey koobkan 1955-kii wakhtigaana loo yaqaaney Canadian Open. Haddaba…
