Hay`ada Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ee Msf oo shaqaalaheeda ajnabiga ah Xaalad Ammaan Darteed ugala baxday Gobolka Togdheer

Nairobi:14-Aug-2013 (SDN)Dhaqaatiirtii ajnebiga ee hay’adda MSF Belguim ayaa  ku dhawaaqay inay Gebi ahaanba shaqadii ay ka hayeen Magaalada Burco iyo Guud ahaanba Gobolka Togdhee, iyagoo shaqaalahoodii anaajibka ahaa u ambabixinaya magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.   Isku duwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer, Dr. Cabdi Yaasiin Xaaji Saleebaan ayaa sheegay in dhammaan shaqaalihii ajnebiga ee…

Read More

    Ergeyga cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo xilka la wareegay

    Nairobi 14.Aug.2013 (SDN)-Ergeyga cusub ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, sida lagu sheegay war-saxaaafadeed ka soo baxay dowladda Mareykanka. Ergeyga cusub ayaa beddelay ergeygii hore, James Swan oo ka shaqeeyay Soomaaliya tan iyo August 2011. James P. McAnulty waa dibloomaasi Mareykan ah oo ka howlgalay…

    Read More

      Hargaysa oo uu Ka Furmay Shirweyne lagaga hadlayo Mustaqbalka Wada hadalada Somaliland iyo Somalia

      Hargeysa Aug 14,2013(SDN)- Shirweyne Socon doona muddo labo cisho ah oo ku saabsan sidii ay Somaliland isugu tashan lahayd isuguna taxallujin lahayd gaadhitaanka himiladeeda aqoonsi caalami ah oo ay hesho ayaa maanta ka furmay magaalada Caasimadda ah ee Hargaysa. Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha wakiilada Somaliland Md baashe Maxamed faarax ayaa shirweynahasi oo uu ka…

      Read More

        “Ma Jiro Wax Maamul Ah Oo Ka Jiraa Gobollada Jubooyinka” Xildhibaan Jeesow

        Muqdisho 14.Aug (SDN) Guddiga Arrimha aminiga iyo Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka digay qorsheyaay leeskaga horkeenayo Beelaha dega Gobolada Jubbooyinka ee Dalka Soomaaliya. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Gudoomiye Ku xigeenka Guddiga Arrimha aminiga iyo Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Siyaasiyin iyo Qaar kamid ah…

        Read More

          Ciidammada Masar oo weeraray fagaarayaasha Ikhwaanka ku sugan yihiin iyo Rabshado xoogan oo Haatan Socda

          Cairo:14-Aug-2013 (SDN)Ciidamada  Militariga Masar ayaa bilaabay subaxnimadii hore ee saaka oo Arbaca ah  inay galaan qaar kamid ah goobaha ay banaanbaxa ku dhigayeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka.   Ciidamada ayaa saaka cagta mariyey fagaaraha Nahda ee deegaanka Giza oo halkaasi oo ay isku urursadeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka ee kasoo horjeeda afgembiga militari ee xilka looga tuuray…

          Read More

            Hargeysa oo Baadhitaanno Aan Hore loo Arag ku Waabariisatay Saaka iyo Sababta Keentay

            Hargeysa: 14Aug-2013 (SDN)Caasimadd Somaliland ee Hargeysa,ayaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo waaweyn oo ciidamada Amaanku ka wadaan waddooyinka waaweyn. Ciidamada ayaa gebi ahaan baadhitaanno waaweyn oo aan hore loo arag ku haya Gaadiidka kala duwan ee maraya jidadka waaweyn ee Caasimadda, iyadoo dadka shicibka ah ee Lugaynayana baadhitaanku saameeyey. Baadhitaankan ayaa ka culus kuwii hore loo…

            Read More

              Waxa I xanuunaya Mindhicirrada, waayo waxan liqay Saddex Memori Oo Laba Ka Mid ahi…………” Muwaadin ka warramay Walxo Khasab lagu liqsiiyey.

              Ceel-buur: 14-Aug-2013 (SDN)Muwaadin Soomaaliyeed oo  dhawaan Gaadhay degmada Ceel buur ee Gobolka G/gaduud ayaa waxa uu sheegayaa in Al shabaabka ku sugan halkaasi ay dhibaato xoogan ku hayaan dadka ku dhaqan Ceel buur, islamarkaana ay isaga dhibaato weyni ka soo gaadhay dhacdo ay SHabaabku kula kaceen. Muwaadinkan oo magaciisa qariyey oo u warrama qaar ka…

              Read More

                Isarel oo Soo Riday Gantaal Masar lagaga soo riday

                Jerusalem Aug 14,2013(SDN)-Ciidamada dalka Israel ayaa sheegay in ay soo rideen gantaal kaga soo dhacay dhanka dalka Masar,ciidamadu wax faahfaahin ah oo dheeri ahna kama aaney bixin gantaalkan. Waa markii u horeysay ee gantaalada difaaca ee dalka Israel ay ku guuleystaan in ay soo ridaan gantaal dalkaasi lagu soo tuuray. Koox Islamiyiina oo magacooda la…

                Read More

                  Xildhibaan Cago-yare oo Xafiiska Maayarka Caasimadda Dhexdiisa ku Qaraacay Guddoomiyaha Degmada G/libaax

                  Hargeysa:14-Aug-2013(SDN)  Xildhibaan Ismaaciil Jaamac Xirsi (Cagayare) oo ah Guddoomiyaha Guddida Nabadgelyadda Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa, ayaa maalintii shalay   Maayarka Caasimadda xafiiskiisa dhexdiisa Feedh iyo Laad ku Hirgisay Guddoomiyaha Degmadda Gacan Libaax Subeer Salaan Maxamed.   Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay   qof ka shaqeeya guddida Nabadgelyada Degmadda Gacan Libaax taasoo uu doonay in uu…

                  Read More

                    Dawladda Federalka Oo Warbixin Qabyo ah Ka soo Saartay Shilkii Diyaaradeed ee Dhawaan Muqdisho ka Dhacay

                    Muqdisho:Aug-14-2013 (SDN)Guddigii loo xil saaray inay soo baadhaan xog rasmi ahna ka keenaan qaabkii ay ku burburtay diyaarad ka soo degeysay garoonka diyaaraddaha ee Aadan Cabdulle International, ayaa soo saaray warbixin qabyo ah oo aan dhamaystirnayn. Guddigan oo uu Madax u ahaa wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, ayaa warbixinta ay soo saareen u qornayd sidatan: Dayuuradda oo ahayd…

                    Read More

                      Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo La Sheegay Inuu iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Hiil-Qaran (Warmurtiyeed)

                      London:14-2013-(SDN) Hogaanka sare ee  Xisbiga Hiil-Qaran ayaa  caddeeyay in xisbiga uu iskaga baxay Musharaxoodii xisbiga ugu tartamay Doorashadii Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya ka qabsoontay sannadii 2012-kii Prof. Axmed Ismaaciil Samatar. War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta u qaabilsan Xisbiga Hiil-Qaran, isla markaana uu ku saxeexnaa Guddoomiyaha Guud ee Xisbiga, Dr. Ibrahim Macallim Mursal ayaa lagu cadeeyay…

                      Read More

                        Xoghayaha Arimaha Dibadda ee Xisbiga Ucid mduane Yusuf Budle oo la kulmay xubnaha barlamanka ee dalka maraykanka

                        London14Aug13(SDN) Maalintii shalay ahayd ee ay taariikhdu ahayd 12kii August 2013 ayaa waxa uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee UCID, Mudane Yusuf Budle uu la kulmay qaar ka mid ah xubnaha ugu awooda badan ee baarlamaanka Maraykanka. Xubnahan oo ka koobnaa afar xildhibaan waxa horkacayay haweenayda caanka ah…

                        Read More

                          W/Ganacsiga: Maalgashiga Dalka Ganacstadda Soomaaliyeed Waa u Furan Yahay

                          Muqdisho 13.Aug (SDN) Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa sheegtay in sharciga maalgashiga Ganacsiga uu yahay mid u furan dhammaan Ganacsatada Soomaaliyeed, iyadoo Wasaaraddu ay faah faahin ka bixisay qorshaha maalgashiga shisheeyaha ee Dalka. La taliyaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha  Axmed Maxamed Isaaq oo maanta u waramayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay Wasaaradda…

                          Read More

                            Wasiirkii Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee xukuumaddii Rayaale oo soo bandhigay 17 Qodob oo ay ku fashilantay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, akhri waraysi faahfaahsan

                            Geneva 13, August 2013 (SDN)- Wasiirkii qorshaynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah ee xukuumadii UDUB Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare), ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay musuq oodaha goostay, eex, tabashooyin is biirsadya oon waxba laga qaban, kala-qaybinta qurbejoogta iyo madmadow galay madaxbanaanida Somaliland. Md. Cali-Sanyare, oo isagoo jooga dalka Switzerland xalay u waramay Wargeyska…

                            Read More

                              Kerry oo ka hadlay dhismayaasha cusub ee Israel ay ka Wado Daanta Galbeed iyo Bari ee Quddus

                              Quddus 13.Aug (SDN) Xohayaha arrimaha dibedda dalka Maraykanka, John Kerry ayaa sheegay in uusan u haysan in wadahadalada nabadda bariga dhexe ee qorshaysan todobaadkan ay saamayn doonto ku dhawaaqidda deegaanada cusub ee Daanta galbeed iyo bariga Quddus. Mr Kerry wuxuu sheegay in dhawaqa Israel uu ahaa mid ilaa xad la sii filayay. Wuxuu ku adkaystay…

                              Read More