Nin Ku Eedaysan inuu walaalkii oo ka yar Gawracay oo lagu xidhay Saldhiga magaalada Jawhar
Jawhar: 25-july-2013(SDN)Ciidamada Ammaannka dowlada Somalia ee gobolka Sh/dhexe ayaa gacanta ku soo dhigay nin la sheegay inuu walaalkiis ka yar ku dilay degaanka Gololey ee oo qiyaastii 25km galbeed kaga toosan magaalada Jowhar. Ninkan ayaa la sheeegay in xilligii Gacanta lagu soo dhigayey uu ka isku dayey inuu ka baxsado Deegaanka la sheegay…
