Madaxweyne Xasan Sheekh “ Waxaan shirka Brussels ka sugeynaa inuu xasilinta iyo horumarka dalka qeybweyn ka qaato.”

    Muqdisho, 24 July 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay shir ay diblomaasiyiinta beesha caalamka isagu yimaadeen Muqdisho oo looga hadlayey shirka 16ka September ka dhacaya Brussels. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta Mudane Maxamud Xasan Suleymaan, Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya“Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan idin siino dhul si aad xafiisyadii Midowga Yurub ay uga howlgalaan dalka gudihiisa

      Muqdisho, 24 July 2013(SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii dhul bixinta guddoonsiiyey Nick Westcott oo ah Agaasimaha guud ee Afrika ee Midowga Yurub, si Midowga Yurub ay xafiisyadooda u soo guuraan dalka gudihiisa oo ay si rasmi ah uga howlgalaan. Madaxweynaha oo saxaafadda kula hadlayey Muqdisho ayaa yiri…

      Read More

        Taliye Fadal oo ka hadlay Dil shalay ka dhacay Magaalada Hargeysa.

        Hargeya 24-7-2013 (SDN)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inay Ciidanka booliska Somaliland ku guuleysteen hawlgal ballaadhan oo ay sameeyeen,kadib-na gacanta ku soo dhigeen laba nin oo shalay  Duhurnimadii  qudha ka jaray Marxuum Mahad Asad Cabdi. Isla markaana waxa uu xusay inay baabuurta gurmadka deg-degu ay noqon doonaan baalasha ay Ciidanka…

        Read More

          Xukumadda Somaliya oo Beenisay in Hawadda somalidda Laga Maamuli doono Hargeysa … Halkan Ka Dhagayso

          Mugdisho(SDN-july 24 ) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta  Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliya Mudane Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi oo Maalintii Shalay Khudbad u Jeediyay Mudanayaasha Baarlamaanka somaliya ayaa sheegay in aanay Waxba Ka Jirin Wararka sheegaya inay Xukumadda somaliya ay Wareejisay Maamulka hawadda Soomalidda Waxanna uu sheegay inay  Hayadda  Maamulka Hawadda oo ay xukumaddu Abuuri doonto Lagu Wareejin…

          Read More

            Filashasho Wacan: xog mug leh oo muujinaysa halka ay somaliya ka taagan tahay Heshiiskii hawada ee ay Somaliland la gashay

            Muqdisho 24-july-2013 (SDN)Wasiirka Duulista Hawada somaliya  Cabdilaahi Ciilmooge Xirsi, ayaa markii ugu horraysay si rasmi ah u sheegay inay waajib tahay inaan maamulka Hawada sare ee somaliya (air space) laga wareejin karin magaalo madaxda somaliya ee Muqdisho, isagoo ku Goodiyey in waxa somaliland laga maamuli doonaa uu yahay wax kooban oo ay ugu talo galeen …

            Read More

              Labada Xisbi-mucaarad ee Waddani iyo Ucid oo saacadaha soo socda kala saxeexanaya heshiis is-kaashi.

              Hargeysa 24-july-2013 (SDN)Labada Xisbi mucaarad ee Waddani iyo Ucid ayaa saacadaha soo socda Heshiis iskaashi ku kala saxeexan doona Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Ka dib kulamo iyo wada hadallo in muddo ahba u socday labadan xisbi mucaarid ayaa ugu dambayntii waxa labada xisbi oo markii hore aanu xidhiidhkoodu fiicnayni isla meel dhigeen inay dhinac…

              Read More

                Radio Muqdisho oo Markii u horeysay ka hadlay Somaliland isla Markaana la Saftay Wasiir Xirsi

                Muqdisho July 24,2013(SDN)-Warbaahinta ku hadasha afka dawlada Soomaaliya ee Radio Muqdisho ayaa markii u horeysay ka hadashay siyaasada Somaliland. Radi Muqdisho ayaa soo xigatay jawaabtii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji ka bixiyay edihii ay u soo jeediyeen xubnaha Gollaha Wada Tashig iyo Toosinta Qarka Dhawaan. Radioo Muqdisho ayaa qoraal ay bogooda dhigan sidan u qora:…

                Read More

                  Shirkaddaha WorldRemitt iyo Adeegga Zaad Service ee Telesom oo iska kaashanaya hab fudud oo Qurbejoogtu lacagaha ugu soo diri karaan Somaliland, kadib go’aankii Barclays Bank

                  London 23, July 2013 (SDN)- Shirkadda xawilaadda lacagaha ee WorldRemitt oo dalal badan oo daafaha adduunka ku yaala ka shaqaysa, ayaa shaacisay inay bilawday lacag-diris cusub oo ay la kaashanayso adeegga Zaad service ee shirkadda isgaadhsiinta Telesom. Madaxa shirkadda WorldRemit Dr Ismaaciil Axmed ayaa maanta magaalada London kaga dhawaaqay habkan cusub ee ay Qurbejoogta Soomaalidu…

                  Read More

                    Qalab Caafimaad oo la Gaadhsiiyay Cisbitaalka Degmada Balli Gubadle

                    Balli Gubadle 23.July (SDN) Munaasabad qalab caafimaad lagu gudoonsiinayey Cisbitaalka magaalada Balligubadle ayaa  lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Hawd. Qalabkan caafimaad oo ay ku soo deeqeen jaaliyadda Somaliland ee qaaradda Yurub waxaa loogu talo galay inuu qayb ka qaato horumarinta caafimaadka bulshada gobolkaasi sida ay sheegtay marwo Nimco Cabdilaahi Cali oo metelaysay dadkii deeqdan bixiyey….

                    Read More

                      “Hadaad Shalayto soo Halgamaysay,Laakiinse ay kuu barbar taalay in aad Siilaanyo u gasho Jidgooyo oo Ina Cigaal…” Wasiirka Madaxtooyada iyo Jawaab Celinta Faysal iyo Dhego weyne {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 23.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyad Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka Gil Gishay Mar kale hadalo ay Warbaahinta u Mariyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Siyaasiyiinta Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka isagoo Si Gaar ah u Bar tilmaameedsaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen Dhego Weyne isagoo Cadeeyay in Siyaasiyiintani ay Ku…

                      Read More