Dawlada Soomaaliya oo Xabad Joojin Dhexdhigtay Beelihii Diriritu ku Dhex Martay Shabeelaha Hoose

    Marka July 27,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saxaafada u sheegay in lagu guuleystay in Xabad joojin la dhex dhigo beelihii dhawaanta ku diriray gobolkaasi. Md Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidi ayaa sheegay in Dawlada Somaaliya ay ka hawlgashay sidii colaada labada beelood loo qaboojin lahaa. ’Maamulka gobolka iyo odayaasha labada dhinac waxaan ku guuleysanay in la…

    Read More

      Ciidamada Degaanka ee Shabeelada Hoose oo Baaq ka Soo Saaray Maamul u Sameynta Gobolkaasi

      Ceel Wareegoow July 27,2013(SDN)-Waxaa soo gaaray maalintii shalay ahayd Gobolka Wafdi ka socda Dowladda oo uu hogaaminayay wasiirka Arimha gudaha Cabdikarim Guuleed, ayna ka mid ahaayeen xubnaha wafdiga wasiirka Cadaalada Cabdullahi Abyan Nuur,wasiirka Difaaca Cabdixakiim Fiqi iyo taliyaasha ciidamada Dowladda.Wafdiga waxaa ay tageen Lambar 50, ilaa Ceel wareegow waxa ayna la kulmeeen Odayaasha iyo Waxgaradka…

      Read More

        Somaliland oo si Jilicsan uga Jawaabtay Hadalkii Soomaaliya uga baxday Heshiiskii Hawada

        Hargeysa July 27,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa si aad u dabacsan uga jawaabtay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirlka Boostaha iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo uu ku sheegay in dawlada Soomaaliya ay ka baxday Hashiiskii Hawada ee dhawaan wadajirka u gaareen labada dhan. Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdulahi Cumar oo u waramay Jariidada Dawan ee Hargeysa ka soo…

        Read More

          Hogaamiye ka Soo Jeeda Xisbiyada Mucaaridka Tunis oo la dilay,iyo Dawlada oo loogu baaqay inay Xilka ka Degto

          Tunis 26.July (SDN) Waxaa shalay (khamiis) lagu dilay magaalada Tunis ee caasimada dalka Tuniisiya mid kamid ah hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ee dalkaasi. Maxamed Brahmi ayaa hogaamin jiray dhaq dhaqaaqa (Popular Movement) wuxuuna sidoo kale xubin ka ahaa Baarlamaanka dalkaasi. Hogaamiyahan ayaa kamid ahaa mucaaridka sida weyn u dhaliila Xisbiga Islaamiga ah ee dalkaasi ka taliya…

          Read More

            Q.M oo Canbaaraysay Tarxiilka Muhaajiriinta ee ay ku Hawlan tahay Dawlada AUSTRALIA

            Australia 26.July (SDN) Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa qoraal ay manta soo saartay (Jimce) si weyn ugu dhaliishay heshiiska dhexmaray wadamada Australia iyo Papua New Guinea(PNG). Heshiiskaasi oo ay horey u cambaareeyeen hay’adaha xaquuqul insaanka ee Australia ayaa qoraya in qaxootiga doonyaha ku yimaada dalka Australia aan loo ogolaan inay dalka…

            Read More

              WARARKII UGU DAMBEEYEY WAFTIGII GAARAY GOBOLKA SHABELADA HOOSE

              War qabadka  26.July (Qurbejoog.com)  Kadib Markii uu shir Saacado Qaatay uu Magaalada Muqdisho ku Dhexmaray Wasiiro iyo Xildhibaano ka Soo Jeedo Beelaha ku Loolamaayo Gobolka Shabeelada Hoose ee uu Dagaalka ka Dhaxeeyo kaas oo loogu Hadlaayey Sida Loo Qaboojin Karo Colaada Iminka Ka Soo Cusboonaatay Gobolkaasi. Kulankii Kadib Ayaa waxaa Maantay Magaalada Muqdisho ee Caasimada…

              Read More

                Budhcad Badeed isu rogay inay Ilaaliyaan Maraakiibta Sida Sharci Daradda ah uga Kalluumaysta Xeebaha Somalia

                Nairobi 26.July13  (SDN) Warbixintii dhawaan ay qaramada midoobay u gudbiyeen gudiga u xilsaaran ilaalinta cunaqabataynta saaran wadamada Soomaaliya iyo Eritrea ayaa soo bandhigay in Burcad badeeda Soomaalidu ay ilaalshaan maraakiibta sida sharci darrada uga kalluumaysta badaha Soomaaliya si ay uga kabto hoos u dhicii ku yimid dakhligooda kadib markii ay yaraadeen maraakiibtii ay afduubka ku…

                Read More

                  Mas’uuliyiinta Waxbarashada Punt Land oo Soo Kormeeray Mashruuc socda Deegaanka Dangorayo

                  Garowe 26.July (SDN) Masuuliyiinta wasaarada waxbarasha Puntland iyo hay’ada World Vision ayaa dhowaanahan kormeer ku tagtay Degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal iyo tuulooyin hoostaga. Gudoomiyaha waxbarshada Gobolka Nugaal Xasan Cadulaahi Cilmi (Xasan Birimo) oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in kormeerkaasi ahaa mid loogu kuur galay barnaamij waxbarasho oo World Vision ay ka waday…

                  Read More

                    Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Soo Xidhay Tartankii Axaadiista iyo abaal Marino uu Gudoonsiiyay ka qayb galayaashii “DAAWO SAWIRO”

                    Hargaysa 26.July13 (SDN) Madaxweyne ku xigeen Jamhuuriayda Somaliland Mudane Cabdiraxamaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa isna galabta soo xidhay tartanka Axaadiista iyo Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee Hargeysa kulankan oo ahaa mid ay Ardaydu ugu tartamaysay 30-ka Jis,20 jis, iyo 10 ka Jis ee Qur’aanka kariim ka ah ayaa waxa uu noqday…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Abaal Marin Gaadhi,Kutub,Laptobyo,iyo Agab kale Gudoonsiiyay Ardaydii ku Tartantan Xiftiga Qur’aanka DAAWO

                      Hargaysa 26.July13 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa galabta waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ardaydii Tartanka Qur’aanka Kariimka ku guulaysatay Kaalmaha hore ee Koowaad, Labaad, Saddexaad iyo Afraad. Kulankan oo ahaa mid aan noociisa hore uga dhicin sida ay sheegeen Culimadu waxa uu ahaa mid xaga madaxweynaha ka yimid markii…

                      Read More

                        Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo soo bandhigay Tacadiyadii Xukuumada Siilaanyo ee lixdii Bilood ee u Danbeysay

                          Hargaysa 26July13(SDN)Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA una taagan ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta Somaliland iyo tayaynta, sidoo kalena ah Urarka keliya ee Saxaafaddu leedahay ee sifo sharci ah lagu aasaasay, isla markaana ay ku mideysan yihiin inta ugu badan hay’adaha Warbaahinta Somaliland iyo Suxufiyiinta ka hawlgasha. Dhanka kale, Ururka SOLJA waxa xubinimo buuxda ka haysta ku…

                        Read More

                          Weerarkii Jeelka Abu Qurayb waxuu muujinayaa saamaynta shabakadda Alqaacida ee Gobolka

                          Washington 26.July (SDN) Wargayska Washington Post ee dalka Maraykanka ayaa todobaadkan badhtamihiisii waxa uu qoray warbixin muujinaysa sida uu weerarkii ay alqaacidada labada webi ku qaadeen xabsiga Abu Qurayb ee galbeedka magalada baqdaad ku yaalla, uu sumcad xumo ugu yahay xukuumadda dalkaas iyo saaxiibadeeda dhinaca ammaanka ka caawiya. Wargayska ayaa waxaa uu leeyahay weerarkaas oo…

                          Read More

                            DAAWO:WAA LA IISOOMAA SHEEKO GAABAN

                            London July 26,2013(SDN)-Waa majaajilo qosol badan oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan iyo Masoomeyaasha marmarsiyooinka ay ka yimaada dadka aan soomin. Dadka qaar yaaan sinaba loo karin in ay soomaan iyaga oo ay dhici karto xitaa in ay tukadaan Salaada,DAAWO.

                            Read More