Warshada sameysa hilibka digaagga ee Muqdisho (VIDEO+SAWIRRO)
Muqdisho 23July13(SDN) Waxa dhawaan laga hirgaliyey Magaalada Muqdisho warshad ka kooban Sadax qeybood oo kala ah qeyb lagu farsameeyo cuntada ay cunaan digaaga, qeyb lagu koriyo iyo qeyb lagu xalaaleeyo iyo qeybta lagu keydiyo ee qaboojiyaha. Ka hor inta aan la suuq geynta hilibka cad ee Digaaga ayaa waxaa marka hore ay maraan dhowr warshadood,…
