Naafada ku nool caasimadda Hargeysa oo ka dhiidhiyey Raashin ay lahaayeen oo uu iska hortaagay wasiirka Dubudejintu.
Hargeysa 22-7-2013 (SDN)Inta badan Naafada ku dhaqan caasimadda Hargeysa, ayaa iskugu soo baxay barxadda hore ee wasaaradda Dibudejinta Somaliland. Dadkan mudaaharadayey oo dhamaantoodba ah curyaamiin saaraan gawaadhida ee naafadu raacdo badhkoodna lagu riixayey kaaryoonayaal, ayaa ku andacoonayey in raashin ah lahaayeen oo dawladda turkigu siisay uu ka hor istaagay wasiirka wasaaradda dibudejinta Somaliland Axmed Cabdi…
