Golaha Toosin / Dawladda iyo Gurmadka Cumaamadda Casriga ah

    Waa maanso ka turjumaysa ujeedda ninkaasta cumaaad yar oo midabaleh intuu garabka soo saarto u yidhaa anagoo ku hadlayna magaca degaanka dedan iyo daalacan waxaan warsaxaafaddedkan oo aanu manta ku qabany qolka shirka ee Diyaarsan ku daadufaynayna hillaca roobka waxaanu ku adkaynaanan ceelka gacan darsiga ah ee aanu manta ceelaalyadda u nahayah haddanu nahay cumaadalayda…

    Read More

      Maxay ka Dhigan yihiin Weedhaha Guddida Diiwaangelinta Ururada modadoodii ay dhamaatay iyo Madax-dhaqameed Shalay Xabsiga laga siidaayay

      Hargeysa July 21,2013(SDN)-Hadalo shalay ka soo yeeray Gudida Diiwaangelinta Ururada iyo Madax-dhaqameedyo reer Hargeysa ah ayaa muujinaya Qorsheyaasha xaalad abuurka ee ka dhanka ah Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee ay wadaan Xukuumada Axmed Siilaanyo. Xukuumada ayaa kolkii ay ku hungoowdey in ay isticmaasho Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID iyo ku-xigeenkiisa ayaa waxa haatan…

      Read More

        Maxamuud Cabaas:Mareykanku waxa uu kafaalo qaaday in Waahalada aanu Israel lagaleyn ay ku saleysnaan doonaan Xuduudihii 1967kii

        Jerusalem July 21,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Falastiin ayaa kulan uu la qaatay Xogahayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka John Kerry ka dib waxa uu sheegay in ay ogolaadeen in dib loo furo wadahadaladii u dhexeeyay Falatiin iyo Israel. “Keery waxa uu noo xaqiijiyay in ay wadahadaladu noqon doonaan qaar micno inooo sameeyay sababta oo ah waxa laga duulayaa…

        Read More

          Gudida Aqoonyahanka Hargeysa oo Taageero Mug leh siiyay Gollaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

          Hargeysa July 21,2013(SDN)-Guddida Aqoonyahanka Bartamaha iyo Konfurta Hargeysa ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku Taageereen asaaska Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee horaantii bishan Hargeysa Looga Dhawaaqay. “Gudida aqoonyahanka ee degaanka badhtamaha iyo koonfurta Hargeysa waxa ay si xoogan u taageerayaan golaha wadatashiga iyo toosinta qaranka ee dhawaan lagaga dhawaaqay caasimada Jamhuuriyada…

          Read More

            Madaxda Dhaqanka ee Konfurta Hargaysa oo ka Hadlay Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka {DHAGAYSO}

            Hargaysa 21.July (SDN) Salaadiinta,Boqorada iyo Cuqaasha beel ka mid ah beelaha dega caasimada hargaysa ayaa Sharci daro ku tilmaamay Golihii dhawaan lagaga dhawaaqay Caasimada hargaysa isla markaana sheegay inaanu waafaqsanayn Sharciga Wadanka u yaal. Waxay Madax dhaqameedkani Cadeeyay in Golaha la baxay Toosinta iyo Wada tashigu inay baal marsan yihiin Sharciga wadanka isla markaana ugu…

            Read More

              “Darajadda ugu weyn ee aanu Bixin Jirnay Waa Mujaahid, Markaa waxaad tihiin Mujaahidiin” Wasiirka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

              Fiqi Fuliye 20.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Xukuumada uu ka Tirsan Yahay in Maleeshiyaadkan ku soo biiray Ciidamada qaranku ay isku waafaqeen inay Caqliga ka Shaqaysiiyaan intii la isu adeegsan lahaa Xoog Ciidan. Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad Maanta loogu sameeyay Degmada Fiqi Fuliyo  ku dhawaad…

              Read More

                Salaadiin iyo Boqoro Sharci daro ku Tilmaamay Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

                Hargaysa 20.July (SDN) Salaadiinta,Boqorada iyo Cuqaasha beel ka mid ah beelaha dega caasimada hargaysa ayaa Sharci daro ku tilmaamay Golihii dhawaan lagaga dhawaaqay Caasimada hargaysa isla markaana sheegay inaanu waafaqsanayn Sharciga Wadanka u yaal. Boqor Raabi Yuusuf C.laahi oo Madashii kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in Somaliland ku dhisan tahay nidaam dimuquraadi ah oo ku…

                Read More

                  “Fiqi Fuliye in Laydhka Hargaysa Hesho Mid la Mid ah ay Hesho ayay Xukuumadu balanqaadaysaa” Wasiirka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                  Fiqi Fuliye 20.July (SDN) Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa tafaasiil ka bixiyay in ka badan 500 oo ka mid ah maleeshiyaddii nabad diidka ahaa ee khaatumo oo maanta lagu qarrameeyay degmadda Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag. Wasiirka Warfaafintu Waxa uu sheegay in Xukuumadu ay Ka Go’an tahay Sidii ay…

                  Read More

                    Cahdigii Balan furka,iyo Khudbado aan Rumoobin,Dhagayso oo Wax ka Dheh!

                    Hargaysa July 20,2013 (SDN)-Dhagayste Balanqaadyadan Markaad Maqasho Maxaa laga qabtay Mase la Odhan karaa Cahdigii Balan furka Maadaama ay Xukuumada Xisbiga Kulmiye Sadex Sanno Jirsatay isla markaana ay laba Sanno oo Keliyi Mudadii Xil-hayntooda ay ka hadhay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/balan.MP3″] HALAKAN UGA DHEGEYSO MOBILKAAGA BALAN FURKA KULMIYE   Hargaysa SDN Qurbejoog.com

                    Read More

                      “Guddoomiyaha xisbiga UCID oo ka dhex muuqda gole aan sharci ahayn , waxaanu faraynaa xisbiga UCID inay arintaas talaabo ka qaadan Guddidana u soo gudbiyaan jawaabtaas” Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada

                      Hargaysa 20.July (SDN) War saxaafadeed maanta ka soo baxay Gudida Diiwaangelinta ururada siyasadda iyo ansixinta Axsaabta Qaranka ee JSL ayay ku go’aamiyeen in Golaha loogu magic daray wada tashiga iyo toosinta Qaranka ee  ay dhowaan ku dhawaaqeen xubno siyaasiyiin ahi uu yahay sharcidarro aan waafawsanayn shuruucda dalka. Isla markaana Xisbiga UCID ka dalbaday in uu…

                      Read More

                        Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha oo Kormeer ku soo Maray Qaybaha ay Wasaaradaasi ka Kooban tahay

                        Hargaysa 20.July (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Md faysal Cali Sheekh ayaa  maanta kormeer hawleed ku soo maray xarumaha iyo dhismayaasha kale ee ay wasaaraddu ku leedahay Magaalada Caasimadda ah ee Hargaysa. Agaasimaha oo uu kormeerkiisa ku wehelinayey agaasimaha waaxda isgaadhsiinta ee wasaaradaasi ayaa waxa uu soo maray goobo ay ka mid…

                        Read More

                          Jaaliyadda Somaliland ee reer shaeffield oo shahaado sharaf Gudoonsiisay Xildhibaan Mr Godfery Bloom oo ka tirsan Baarlamaanka Dalka UK

                          Brussels 20.June (SDN) Jaaliyadda soomaaliland ee reer shaeffield ayaa waxay martiqaad u fidiyeen isla markaana abaalgud guddoonsiiyeen mr godfery bloom oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka yurub ee fadhigiisu yahay Brussels. xildhibaanka oo laga soodoortay Yorkshire iyo Northlincolnshire ayaa ah xildhibaan in muddo ahba u hadlayey qadiyadda Somaliland dhawrjeerna ka dhawaajiyey in Somaliland ay xaq…

                          Read More

                            Ciidan Lix Boqol oo Askari iyo Gaadiidka Dagaalka oo isu soo dhiibay Xukuumada Somaliland

                            Ceerigaabo 20.July (SDN) Weftigii uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji xasan ee ku sugnaa gobolka Sanaag ayaa maanta degmada Fiqi Fuliyo ku qaabilay ciidan dhan lix boqol oo askari iyo gaadiidkoodii dagaalka, kuwaasoo dhowaan ka soo galay kooxaha nabad diidka ah. xubnaha weftiga oo ay ka mid yahiin wasiirka wasaaradda warfaafinta…

                            Read More

                              Siyaasiyiin, Garaaddo iyo Ciidan xooggan oo maanta Somaliland kaga soo biiray dhinaca Khaatumo

                              Fiqi-fuliy 20-07-2013(sdn)Ciidan tiro badan oo wata Gaadiidka kala duwan ee Dagaalka iyo kuwa xamuulka qaada, ayaa si rasmi ah  maanta ugu soo biiray ciidanka qaranka Somaliland ee jiidda Sanaag bari. Ka dib waan-waan iyo wada hadal dheer oo u dhexeeyey xukuumadda Somaliland iyo Garaaddo iyo wax-garad ka soo jeeda Deegaamadaas, ayaa ugu dambayntii suurogaliyey in…

                              Read More

                                Boqor Buur Madow oo la Shaqaynta Xukuumada u qalab qaatay,Dhinacna iska dhigay Mawqifkiisii Jir Jiroole

                                Ceerigaabo 20.July (SDN) Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur Madow oo ka mid ahaa Madax dhaqameedka ay Xukuumada Siilaanyo Cadawtinimada Xoogani ka dhaxaysay isla markaana Xukun Maxkamadeed ku dhacay kadib markii lagu soo Eedeeyay inuu Aflagaado ka dhan ah Madaxweyne Siilaanyo uu Warbaahinta Siiyay ayaa iminka u Muuqda Mid ka Weecday dariiqii hore. Boqor Cismaan Buur…

                                Read More