Ma dhabaa in Madaxyenha Somaliland ka danbeeyo Aflagaadada Wasiir Xirsi kula kacay Faysal Cali Waraabe DAAWO oo is-barbar dhig

    Hargeysa July 11,2013(SDN)-Masuuliyiinta sare ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo in uu isagu ka danbeeyo aflagaadada uu Wasiirka Madaxtooyada kula kacay Guddoomiyaha xisbiga Qaran ee UCID. Hadaba waxaanu halkan idiinku soo gudbineynaa hadal jawaab ahaa oo uu madaxweynaha Somaliland ku aflaageedeeyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe bishii…

    Read More

      Ururka SSUK oo Bulshada ka Hambalyeeyay Bisha Barakeysan ee Ramadaan

      Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK ) waxay ku hambalyaynaysaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmoud, Xukuumadiisa, Madaxda Axsaabta Qaranka, Gulayaasha sharci dejinta, Ciidamada qalabka sidda, Shaqaalaha, Culimada, Aqoonyahanka iyo Shacbi weynaha Somaliland rag iyo dumar, caruur iyo waayeel meelkastoy joogaanba curashada bisha Ramadaan ee barakaysan. Waxaanu u rajaynaynaa dhamaantood iyo naftayadaba inuu illaahay inagu…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo hab farsameysan ku amuusiiisay Wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha

        Hargeysa July 11,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa hab farsameysan ku amuusiisa xubnaha laga tuuro xilalka wasiirnimo ee haya xogaha ragaadiyay xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo. Xukuumadihii hore ee Somalland soo maraya ayaa kolka xilka laga tuuro wasiir waxa dhici jirtay in xubintaasi ay soo bandhigto sababha xilka qaadis uu ku muteystay. Sidoo kale waxa dhici jirtay in ruuxa…

        Read More

          Gollaha Madaxa Banaan ee Toosinta Somaliland Mid loo Baahnaa Balse aan Sharci ku Fadhiyin

          Hargeysa July 10,2013(SDN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa looga dhawaaqay Gole loogu magacdaray Gollaha Madaxa Banaan ee Toosinta iyo Wada Tashiga. Hadaba waxa cajiib ah in Gollahan baahi walba ha loo qabee aanu sharciyada dalka ku saleysneyn bacdamaa aanu ka mid aheyn unugyada siyasadeed ee sharigu fasaxayo. Gollahan oo ay ku midoobeen siyasiyiin dibedda ka ah nidaamka…

          Read More

            Aalad cusub oo la soosaaray oo saamaxaysa hab fudud, kharash yar oo lagu karinayo cuntada, laguna badbaadinayo dhuxusha Geeska Afrika

            Hargeysa, July, 2013 (SDN)- Qayb ka mida dadaalada lagu badbaadinaya xaalufinta deegaankasoo waajahayabulshadeena bariga Afrika, ayaa aalad cusub madaxa la soo gashay gobolka. Aaladdan wonderbag oo ah kiish ku karinaya cuntada habka soo celinta kulka ayaa cuntada ku diyaardsadaan qoysas nasiib u yeeshay in ay noqdaan kuwii ugu horreeyay ee isticmaala mandaqadda geeska Afrika. “Waxay…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland oo isku-bedel, xil-ka-qaadis iyo magacaabis ku sameeyay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaraddaha iyo Maareeyeyaasha hay’addaha madaxabanaan qaarkood

              Hargeysa July, 11 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa caawa shaqadooyinkii ay hayeen ka fadhiisiyay ilaa shan masuul oo ka tirsanaa Agaasimeyaasha guud ee Wasaaraddaha iyo Maareeyeyaasha hay’addaha madaxabanaan ee dawladda qaarkood. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, Madaxweynuhu waxa uu isku-shaandhayn ku sameeyay Agaasimeyaasha guud, iyadoo uu kuwo cusubna magacaabay,…

              Read More

                Shirkada Isgaarsiinta ee Telesom oo soo bandhigtay Nidaam Qurbejoogu Adeegsan karaan looga Marmayo Xawaaladaha Gabalkoodu sii Dhacayo

                London July 10,2013(SDN)-Shirkada Caalemiga ah ee Telesom ayaa heshiis la gashay shirkadaha eServGlobal iyo BICS waxa ay u saamaxeysaa macaamiishooda Somaliland in ay masaariifta ka helaan eheladooda ku nool dalka Dibediisa. eServGlobal iyo BICS ayaa haatan adeegoodan waxa isticmaala in ka badan 300 oo million oo ruux oo ku nool qaarada Africa. Telesom ayaa macaamiishoodu…

                Read More

                  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo kulan la qaatay Imaamyada Masaajidada iyo Talooyinka Soonka

                  Hargaysa 10.July (SDN)   Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta xarunta Hay’ada Shaqaalaha Dawlada kulan kula qaatay Imaamyada iyo Mu’adiniinta Masaajidada Caasimada hargaysa . Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo kulankaas ka hadlay ayaa imaamyada Masaajidada dareensiiyay Mas’uuliyada balaadhan ee ay u hayaan bulshada isagoo ku booriyay in bisha barakaysan…

                  Read More

                    Maareeye ku Xigeenka Wakaalada Korontada Hargaysa oo faah faahin ka bixiyay Talaabooyin ay qaadeen

                    Hargaysa 10.July (SDN)   Maareeye  ku xigeenka  haya’da korontada  ee magaalada   Hargeysa   ayaa sheegay in adeega ay aa sheegay in ay ku guda jiraan dadaal  ay kor ugu qaadayaan  adeega ay bulshada u hayaan. Mareeye  ku xigeenka  hay’ada korantada  Magalada  Hargeysa  md  C/llaahi Yuusuf  Cilmi ayaa  faahfaahin ka  bixiyey adeega      baladhaan  ee ay  hay’adu   bulshada u…

                    Read More

                      Dawlada Soomaaliya oo Ciidan Maanta Lacag ugu qeybisay Muqdisho

                      Muqdisho July 10,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ayaa ciddamadeed qaar ka mid ah maanta magaalada Muqdisho ugu qeybisay lacago mushahro ah. Ciidamada maanta loo qebiyay mushaharooyinka ayaa ahaa qaar dhawaan tababr ugu soo xirmay caasimada Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdixakiim Fiqi oo goobjoog ku ahaa madashii mushaharooyinka lagu qeybinayay ayaa sheegay in hada la hirgeliyay nidaam casri ah…

                      Read More

                        Idaacad Cusub oo FM ah oo Hargaysa ku soo korodhay iyo Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay

                          Hargaysa 10.July (SDN) Wasiirka wasaarada warfaafinta md.  C/llaahi Maxamed Daaahir ayaa  sheegay in lagu soo kordhiyay  idaacada Raadyow Hargaysa Idaacad cusub oo ku lamaan taas oo baahin doonta quraanka kariimka   iyo axaadiista nabiga NNKH. Wasiirka oo maanta ka hadlayay xaflada furitaanka Barnaamijka Kasmaal oo Bisha Ramadaan  ka baxa telefishanka qarank ayaa sheegay in ay…

                        Read More

                          Faadumo Siciid oo ciidamada RRUda Somaliland ku sheegay in ay u shaqeeyaan sidii KKKda Mareykanka

                          Hargeysa July 10,2013(SDN)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mida madaxda xisbiga mucaaridka ah ee UCID khaasatan dhanka Maaliyada ayaa waxa ay ka warantay hab dhaqanka xukuumada Somaliland. Marwadu waxa ay si gaar ah uga warantay hawlgalada ciidamada RRUda loo yaqaano ee aan la garaneyn cida ay hoos tagaan isla markaana ka mar qaataan. Marwo Faadumo waxa…

                          Read More

                            Maxaa isku beegay Joojinta Dalku-galkii Cagaaraa iyo in Hawada Soomaaliya laga Hago Hargeysa?

                            Hargeysa July 10,2013(SDN)-Waxa shirkii Somaliland iyo Soomaaliya ku lahaayeen dalka Turkiga ka soo baaxay qodob quraata oo u baahan in la fahmo ujjeedooyinka ka danbeeya. Qodabka ah in hawada Soomaaliya laga hago magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland. Qodabkaasi kolka u horeysa ee dhegtaadu maqasho micno ayuu yeelanayaa kolka aadse dhawr ilbirqsi aad ka fekerto…

                            Read More

                              Guddida hagida Dimuqraadiyada Puntland oo Warbixin soo saaray

                              Garoowe July 10,2013(SDN)-Guddida hagida nidaamka Dimuqraadiyadeed ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu uga hadlayaa xaalada Dimuqradiyadeed e maamulka. Qoralka oo taabanaya dhinacyo faro badan ayaa waxa uu u dhignaa sidan;Deeq Bixiyayaasha Calamaiga ah ee taageera Dadaalka Dimuqraadiyada Puntland waxay dabagal ku hayaan diyaargarowga iyo ololaha doorashooyinka Dawladaha…

                              Read More

                                Cukuse oo Khudbadiisii u horeysay ku muujiyay Ujjeedada loo dalacsiiyay

                                Hargeysa July 10,2013(SDN)-Wasiirka Cusub ee wasaarada warfaafinta Somaliland Somaliland Cabdilaahi Cukuse ayaa khdbadiisii u horeysay ee uu jeediyay ayuu waxa uu ku weeraray Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. Wasiirka Cusub ee Warfaafinta ayaa sheegay in aaney saxaafudu aheyn in ay faafiyaan dhaliilihii Faysal Cali waraabe u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo…

                                Read More