Nimcaan Bowden Oo Loo Ogolaaday In Dhiigiisa La Baadho Si Uu U Helo Baasaboorka Ingiriiska
Hargaysa 13.July (SDN) Xafiiska arrimaha debeda iyo barwaaqo sooranka ee London ayaa ka dalbaday wiilka lagu magacaabo Nim’an Bowden inuu soo dalbado British Passport, si uu dib ugu helo dhalashada Britain. Niman oo tan iyo 1991 ku noolaa Hargeysa, ayaa waxa dhalay aabe Ingiriis ah oo lagu magacaabi jiray Brian Bowden iyo hooyo Somali ah….
