Xiddiggii Reer Masar Mohamed Aboutrika oo Ku Biirey Banabaxyaasha Akhwaanu Muslimiin.By Jaahuur.

Masar-Qaahira-July-12-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qodobadeena faaqidaadda ciyaaraha waxaynu ula ambabaxaynaa xagaa iyo carigaa Masar. Xiddigga reer Masar una safta naadiga faca weyn ee Al Ahly ahna kabtanka xulka qaranka ee Masar Maxamed Aboutrika ayaa ku biiray banaabaxyada looga soo horjeedo dawladda lana safety akhwana muslimiinta ku hawlan in loo soo daayo Mursi xukunkiisiina dib loogu celyo. Haddaba Jaahuur…

Read More

    Dhamaan masuuliyiinta xisbiga ucid ee laanta dalka ugandha oo soo dhaweeyey golaha wada tashiga ee dhawaan laga dhawaaqay somaliland

    (SDNkampala)  Hadaanu nahay masuuliinta laanta xisbiga ucid ee dalka ugandha marka hore ramadaan kariim shacabka xalaasha reer somaliland meel kasta oo caalamka ka joogtaan  mida labaad  waxaanu si kal iyo laab ah uu soo dhaweynayna siyaasiinta hal doorki iyo xulki somaliland ee iskugu tagtay golaha tashiga iyo badbaadada qaranka jamhuuriyada somaliland ,waxaan leenahy sida xukumaadu…

    Read More

      Meliishaadkii Shabaabka oo ku dagaalamaya Hiiraan

      Beer-Xaano July 12,2013(SDN)-Sida ay ku soo waramay dadka degaanka Beer-xaano ee duleedka magaalada Beledweyne Meliishaadka kooxda Shabaabka ee halkaa ku sugnaa ay dhexdooda ka dagaalamay. Dagaalka oon ilaa hada si dhab ah loo ogeyn ayaa hadan la sheegayaa in ay jiraan dhimasho iyo dhaawacba. Colaadan meliishaadka Shabaabka ee Hiiraan ku sugan u dhexeysa ayaa salka…

      Read More

        Lix ka mida Qoyska Madaxweynaha Soomaaliya oo iska Dhiibay UK

        Nairobi July 12,2013(SDN)-Waxa saxaafada magaalada Nairobi kula hadlay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya Maxamed Xasan Guguurte oo dhawaan xilka laga qaaday. Gurguurte ayaa sheegay in safarkii u danbeeyay ee madaxweynuhu London ku tegay in ay hore u sii raaceen Lix ruux oo ka mida Qoyska Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud. Lixdii ruux ayaan dib noola soo…

        Read More

          Mareykanka iyo Qaramada Midoobey oo Masar uga digay xariga madaxda Ikhwaanka

          Washington July 12,2013(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa uga digtay Ciidamada dalka Masar in ay bartilmaansadaan oo xabsiga u taxaabaan madaxda sare ee xisbiga talada laga tuuray ee Ikhwaanka. Qaramada Midoobey xoghayaheeda Guud Ban Ki Moon ayaa dhankiisa uga digay xukuumada iyo ciidanka Masar in ay cid gaara bartilmaansadaan. Hadalkan ayaa ku soo beegmaya xili ciidamada dalka…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo wareegtooyinkiisa Saqda Dhexe maxaa u sabab ah

            Hargeysa July 12,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa intii uu xilka madaxweynenimo qabtay waxa caado u ah in uu wareegtooyinka soo saaro xili umaddu seexatay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale shir jaraaidada qaar qabta saqda dhexe. Saxaafada Somaliland ayaa caqabad weyn ku qabta xiliyada uu madaxweynaha Somaliland dalbado. Sidoo kale waxa caqabad ah shaacinta…

            Read More

              Somtel oo Muqdisho loo Raray,maxey tahay Sababtu?,yaase u fududeeyay?

              Hargeysa July 12,2013(SDN)-Shirkada Isgaarsiinta Somtel ee hoos tagta Dahabshiil ayaa in muda ahba waxa lagu waday maalgelin balaaran oo macaamiil loogu baadi goobayo Shirkada. Dahabshiil oo ah shirkada leh Somtel ayaa la arkayay iyada oo dacalada Somaliland xarumo ka fureysa,maalgelineysa mashaariic isla markaana xarumo ka furaneysa dhamaan magaalooyinka waaweyn ee dalka. Waxaase muuqata in tilaabooyinkaas…

              Read More

                BRITISH SOMALILAND COUNCIL+WESTLONDON SOMALILANDCOMMUNITY IYO EAST LONDON SOMALILAND SOCIETY Ururka Saxafiiyina Somaliland ee Uk OO HADHIMO SHARAFEED KU MARTI QAADAY PROFESSOR AXMED ISMACIIL SAMATAR.

                London 12Jul13 (SDN) Kulan ay soo qaban qabiyeen ururada British Somaliland Council iyo West London Somaliland Cummunity iyo East London iyo Uururka Saxafiyiinta Somaliland ee Uk aayaa hadimo sharafeed ku maamusay prof Axmed Ismaciil Samatar , ka dib markii ay soo dhamaatay kulankii balaadhnaa ee uu Prof. A.I.Samatar la yeeshay guud ahaan bulshada SL ee…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku Qaabilay Wefdi ka Socda Midawga Yurub

                  Muqdisho, 11 July 2013(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Midowga Yurub oo kala ahaa Erik Solheim oo horey u ahaa Wasiirkii hore ee Horumarinta Iskaashiga Caalimga ee Norway, haddana Midowga Yurub u xilsaaray arrimaha Shirka 16ka September 2013 ka dhacaya…

                  Read More

                    Gollaha Wasiirada Soomaaliya oo Ansixiyay Xeerka Warbaahinta

                    Muqdisho July 11,2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan lagu meel mariyay sharciga Warbaahinta (Media Law). Kulanka ayaa sidoo kale warbixino looga dhegeystay Wasiirka Warfafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi, iyo Wasiirka Adeega Bulshada…

                    Read More

                      Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ee Agaasimayaasha Guud iyo Maareeyayaasha Hay’adaha Dawlada

                      Hargaysa 11 July (SDN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo qaar ka mid ah Ha’yadaha madaxa banaan ee dawladda. Madaxweyneynuhu wuxuu magacaabay Masuuliyiin cusub, kuwo kalena waxa uu u bedelay meelo kale, halka qaarna uu sheegay inuu xilalkii ka nasiyay. Sidaasna waxa lagu…

                      Read More

                        Boobe Yusuf Ducaale oo ka Muquurtay ka mid noqoshada Gollaha Wada-Tashiga Somaliland,Maxey tahay Sababtu?

                        Hargeysa July 11,2013(SDN)-Wasiirkii hore ee wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa ka mid ah siyaasiyiinta faro ku tiriska ah ee aan ka mid noqon gollaha ay ku midoobeen mucaaridka xukuumada Somaliland. Boobe Yuusuf oo intii ka danbeysay xilka qaadistiisii mudo kooban oo uu hayay xilkaasi ka dib ayaa waxa uu si isdaba jooga Internetka ugu qori jiray…

                        Read More