Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal oo damaanad lagu sii daayay iyo Saxaafada Madaxa Banaan oo War Murtiyeed ka soo Saartay
Hargaysa 04.July (SDN) Waxaa Maanta la soo daayay Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal oo Shalay Maxkamada Gobolka Hargaysa ay ku riday Xukuno iyo Ganaax kala duwan . Bayaan ay soo saaren Saxaafada Madaxa banaan ayaa soo dhaweeyay talaaban iyagoo u mahadceliyay Wasiirada Warfaafinta iyo Arrimaha Gudaha oo door Muuqata ka Ciyaaray dib u soo Celinta Xoriyada labadan…
