“Siilaanyo isaga ayuu ahaa Kii Idaacada Sharci darada ah Samaystay,Waxaa Maanta la Gawracay Xoriyatul Qawlkii” Xoghayaha Warfaafinta Waddani {DHAGAYSO}

    Hargaysa 03.July (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Ayaa Si adaga u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamadu maanta ku Riday Maareeyihii iyo Tifaftirihii Wargayska Hubaal Waxaanay Sheegeen in Maanta loo fadhiyo aaska Xoriyatul Qawlka Somaliland. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Xasan Dirir oo Markii Xukunka Maxkamadu ku dhawaaqday Warfidiyeenada kula hadlay Wajahada…

    Read More

      Afhayeenka Madaxtooyada oo Si Dadban u Sheegay inuu ka Mid ahaa dadkii ay Wasaarada Warfaafintu ka Dagi Weyday {DHAGAYSO}

      Hargaysa 03.July (SDN) Afhayeenka Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo ka Mid ahaa Xubnihii Sahayday Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Tibaaxay Maanta in Wasaaradaasi aan lagu Maqal Wax buuq ah tan iyo Mudadii uu Xilkeeda hayay Wasiirkii hore ee Warfaafinta haatanse loo bedelay Warshadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur {Timadcad}…

      Read More

        “Madaxweynihii Waxaa ku Soo dhacday uun Waar Ninkan Khabiirka ah ee Warfaafinta Cirkaa Gaynaya Maad u dhiibtid” Bashiir Cabdi Xariir {DHAGAYSO}

        Hargaysa 03.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa Sheegay in Wasaaradaha Boosaha iyo Warfaafintu ay Wasaaradaha kale ee dawlada kaga duwan yihiin inay Tartan kula Jiraan Hay’ado Madax banaan oo kale isagoo Tusaale u soo qaatay in Wasaarada Boosaha ay Garab Socdaan Shirkadaha Isgaadhsiinta,Halka Wasaarada Warfaafintuna…

        Read More

          Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta oo Hadal Kooban ka Jeediyay Madashii uu Xilka Wasaaradaas kula Wareegay {DHAGAYSO}

          Hargaysa 03.July (SDN) Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta oo Khudbad Kooban ka Jeediyay munaasabadii xilwareejinta  ayaa caddeeyey inuu saaxiib dhow ka dhigan doono  shaqadiisa koobaad-na uu ka dhiganayo habkii ay suxufiga dawladda iyo ka madaxa banaani u wada heli lahaayen xuquuqdooda iyadoo loo marayo qawaaniinta daklka u taalla…

          Read More

            “Waxaanu Balanqaadaynaa inaanu Saxaafada Madaxa banaan Xidhiidh Wanaagsan la Yeelano” Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta {DHAGAYSO}

            Hargaysa 03.July (SDN) Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda warfaafinta Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir C/raxmaan  ayaa sheegay in wasaaradani tahay wasaaradaha ugu saameynta badan dhinaca Warbaahinta, isagoo balanqaaday inay xidhiidh wanaagsan la yeelan doonaan warbaahinta kala duwan ee dalka, loogana fadhiyo warbaahinta inay guddo xaqqa ay bulshadu ku leedahay, wasarad ahaana ay diyaar u yihiin inay…

            Read More

              “Afartii Dawladood ee Somaliland soo maray Waxaan ka Noqday Wasiir” Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Abiib Timacad {DHAGAYSO}

              Hargaysa 03.July (SDN)  Wasiirkii hore ee Warfaafinta haatana loo bedelay Wasaarada Wershadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa Tilmaamay Waaxyaha ay Wasaaradani ka Kooban tahay iyo Waxyaabihii u qabsoomay Mudo Sagaal bilood iyo Dheeraad ah oo uu Xilkeeda hayay waxaanu Tusaale u soo qaatay in Guusha u Weyn ee ay gaadheen ay Tahay in…

              Read More

                Garsoorihii Xukumay Werfidiyeenadii Hubaal ee Xabsiga loo Taxaabay oo ka hadlay Xukunka Maxkamada .

                Hargaysa 03.July (SDN  Garsoore Cismaan Ibraahin Daahir oo ka mida garsoorayaasha maxkamada degmada Hargeysa ayaa  saaka xukun ku riday masuuliyiin ka tirsan wargeysa Hubaal. Garsooraha oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey qodobada loo adeegsaday xukunka Masuuliyiinta wargeysa Hubaal, waxaanu sheegay in danbigii lagu soo eedeeyey uu ku cadaaday waxaana hadaladisii ka mid…

                Read More

                  Wasaarad Bar Tilmaameed u Noqotay Seefta Madaxweynaha oo Xilkeeda lala kala Wareegay.

                  Hargaysa 03.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugala Wareegay Wasiirkii isaga ka horeeyay haatana loo bedelay Wasaarada Wershadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad”. Munaasibada Xil wareejintan oo lagu qabtay Kaamboolka Wasaarada Warfaafinta waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Hawlaha…

                  Read More

                    Maxkamada Hargeysa oo Xukun,Xarig iyo Xanibaad isu raacisay Maareyahii iyo Tafatirihii Wargeysaka Hubaal

                    Hargeysa July 03,2012(SDN)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta dhegeysatay dacwad xukuumadu ku so oogtay Maareeyaha iyo Tafatiraha Jariirada HUBAAL ee ka soo baxda Hargeysa. Maxkamada ayaa Maareyaha Maxamed Axmed Jaamac Calooley ku riday xukun sanad xariga iyo hal malyan oo ganaax ah. Halka ay Tafatire Xasan Xuseen Keefkeef  ku riday laba sano oo xadhig ah iyo…

                    Read More

                      Dahabshiil oo ka Digay in Xawaaladuhu Suuq Madoow ku Shaqeyn Doonaan,iyo jiritaanka Diiwaan magacyada Shabaabka lagu keydiyo

                      Nairobi July 03,2013(SDN)-Maamulaha Dahabshiil ayaa wareysi uu siiyay barta Internetka ee AP waxa uu uga waramay sida lacaguhu ku gaari doonaan Soomaaliya hadii Barclays ay joojiso wada shaqeynta ay la wadaagto Xawaaladaha. Cabdirashiid Ducaale ayaa sheegay in Lacaguhu mari doonaan “Suuq Madoow” hadii Soomaalida ay awoodi waayaan in lacagaha eheldooda ay u diraan u mariyaan…

                      Read More

                        Ciidamada Kiinya oo Duqeeyay Xeryo Ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin Duleedka Kismaayo

                        Behane July 03,2013(SDN)-Ciidamada cirka ee dalka Kiinya aya la sheegay in ay weerareen fadhiisimo ciidamada Dawlada oomaaliya ku leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo oo dhawaan dagaalo ka dheceen. Col Abshir Cabdi Xaashi oo ku sugnaa xeryahan la duqeeyay ayaa saxaafda u xaqiijiyay weerarkan ay ciidamada Kiinya ku qaadeen ciidamada dawlada. Col Abshir ayaa sheegay in ciidamada…

                        Read More

                          Qaramada Midoobey oo Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomalaiya ku eedeeyay lunsasho $12 million oo dollar

                          Nairobi July 03,2013(SDN)-Guddi Gollaha amaanka ee QM u xil saaratay la socodka xaaladaha dalalka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin ay dhawaan daabaceen waxa ay ku sheegeen in lacago $16 million oo loogu deeqay dawlada Soomalaiya badankeed la lunsaday. Warbixintu waxa ay si gaara farta ugu fiiqeysaa Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomalaiya Cabdusalaam Cumar. Lacagahanoo ahaa…

                          Read More

                            DAAWO:Siyaasiyiin iyo Waxgarad Dawlada Soomaaliya ka dalbaday in ay cadeeyaan mawqifkeeda ku wejahan ciidamada Kiinya

                            Muqdisho July 03,2013(SDN)-Guddida sare ee baeesha Sade ee Muqdisho ku sugan ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga warameen dagaalkii dhawaanta ka dhacay Kismaayo iyo khasaarihii ka dhashay. Kulanka ka dib ayay ka qeybgalayaashii kulnakaasi ka dalbadeen dawlada Soomalaiya in ay shaaciso mawqifkeeda ku wejahan ciidamada Kiinya ee ka qeybgalay dagaaladii Kismaayo,DAAWO.

                            Read More

                            Xiddiga Da’da Yar ee Reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior) Xageebuu Ka Soo Farcamey?(By Jaahuur)

                            Mog-Das- Cruzes-Brazil-June-2nd-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxayn ula kacaynaa xaggaa iyo carigaa Brazil oo aynu ku eegeyno xiddiga d’ada yar ee reer Brazil (Neymar Da Silva Santos Junior). Neymar Da Silva Junior wuxuu ku dhashey Mog Das Cruxes Brazil Sannadkii February- 05-1992, sida aynu wada ognahay Neymar waa ciyaaryahan reer Brazil ah wuxuuna ka soo ciyaaray La Liga…

                            Read More

                              30 Qof oo ku dhaawacmay Dagaaladii Kismaayo oo lagu dawaynayo Magaalada Galkacayo

                              Galkacayo 02.July (SDN) Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr.Cali Cabdilaahi Warsame ayaa Maanta Sheegay  in la soo gaarsiiyay magaalada Galkacyo qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaaladii Kismayo ka dhacay todobaadkii tagay. Dr.Cali Cabdilaahi ayaa sheegay tirada dhaawacyada la keenay Galkacyo inay dhan yihiin 30-qof oo qaba dhaawacyo kala duwan,wuxuna intaasi sii raaciyay maalinta barito…

                              Read More

                                Marwo Deegaan Jire ahayd oo Wasaarada Horumarinta la Wareegtay iyo Khudbadeedii {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 02.July (SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradaa Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shukri  Xaaji Ismaaciil ayaa Balanqaaday in Xukuumada ay ka Tirsan tahay ay Ka Go’an tahay Sidii ay Wax uga Qaban lahayd Arrimaha Deegaanka . Wasiirka Cusubi Waxay Hadalkan ka Jeedisay Munaasibad ay Maanta Xilka Wasaaradaasi kula Wareegaysay Waxaanay Sheegtay inay shaqsiyan wada shaqayn la lahayd…

                                Read More

                                  Ergayga Qaramada Midoobay oo ka jawaabay su’aalo laga waydiiyay Wada-hadalka Hargeysa & Muqdisho iyo qodobo kale oo Somaliland khuseeya

                                  Hargeysa July, 02 2013 (SDN)- Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa xalay ka jawaabay su’aalo lagu weydiiyay barta uu ku leeyahay twitterka, kuwaas oo qaar ka mid ahi ay ku saabsanyihiin Somaliland. Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo maamula xafiiska cusub ee UNSOM oo bedelay xafiiskii hore ee…

                                  Read More